You are here: Home Sawirro Soomaaliya (Somalia) - 1980
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Soomaaliya (Somalia) - 1980

E-mail

imageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimage

Comments (37)add
somalia
written by liban , July 09, 2009
love me contrye

weli somalia waa libaaxii afrika
written by Wadani Yasin , July 27, 2009
wadankayga aad ban u jeclahay waxaan urajeynayaa in uu marlabaad hogaanka inoo qabto madaxweeyne wadani ah sidii madax weeynahaynii Jaale Siyaas Bare dhabtii markaan soo xasuusto dalkeeyga waan ilmeeyaa i love my contry ilaah hanoo hagaajiyo dalkeena
Good Somalia Gone Bad
written by Abdi Naser Abdi Hashi , August 05, 2009
Somalia was once a country where tourist was their choice of destination and now it is where horror film producers are keen to meet and produce their next movie.
...
written by abdi , August 07, 2009
long live somalia,we will build our country again
...
written by Fatimo , August 15, 2009

Seeing these beautiful fantastic pictures make me jealous because my generation will never experience and enjoy the serenity and the beauty of Somalia. I have tried to be optimistic about the future of our country, but the truth is right in front of me.
somali
written by haji , September 04, 2009
runtii iyo xaqiiq dii jaalle siyaad taarikh balaadhan ayuu lahaa waxuuna ku sifaysnaa wadani
balse waxaa nasiib daro ah in aynaan waxba kahaynin maanta
hi
written by naima , October 13, 2009
it looks awesome there my homeland
Allow Mar Kale Saaxada Aduunka Soomaaliya ku Soo Celi
written by MOHAMUD FARAH ALI , October 22, 2009
Illaahay ka baryayaa inay mar labaad Soomaaliya cagaheeda ku istaagto. Oo inta noloshayda ka hartay aan arko Soomaalidii aan ku garaadsaday oo kale ama kuwo ka fiican. AAMIIN YAA RABI
NASRA
written by NASRA DANMARK , October 22, 2009
ILAAHOOW BAR YADAADA LAGUMA QADO SOOMAALI SHARAFTEEDII USOO CELI NOOGU DEEQ SIYAAD BARRE OO KALE MAR LABAAD

Celebration of the 21st October Revolution and President M.S.Barre.
written by FATUMA , October 22, 2009
We, the Somali people, who love and care about our country and the best leader it ever had, have failed both: we were silenced by the malevolent warlords, tribalists, power-hungry illiterates who overwhelmed us. Death and destruction is what they have ushered in and even with the help of the International community,we cannot stop them? What can we do? Let our voices be heard,let us tell them that we know who they are and what they have done to our country and people and let us fight back at least for future generations. More importantly, those who committed genocide and upto now occupy the homes of their victims, are the strongest voices against the greatest leadership Somalia ever had. Why? because they believe that they can manipulate us, the people so that they can get away with the atrocities committed against the Somali people and our country.As long as good, fair and nationalistic Somalis exist President Mohamed S. Barre'achievements and love for Somalia and the Somalis will be remembered.
The best person in somal's history(Mohammed Siyad Bare)
written by Ahmed Amen , October 30, 2009
Mohammed siyad ws a great and unforgetale leader and somali people will never forget him.
no matter what some Idiot people says.

he was a great leader that somali people lost and I don't think somali will have likehim beause after he died a lot people tried to lead the coutry be failed.


alow dalkeynii noo celi
written by kulmiye maxamed cali , November 03, 2009
waxan ku noolahay qurbo dalkeygi ayan u xisay wali waxa ka tagan waxii iga kenay hadii aan ka hadlo qurbaha dhibtiisa waxa hada dhacady in aanan wali gursan da 3 xaad keyne ey guursato maxa yeelay ayada waxey ku nooshahay dalkii hooyo aniga ne fanoole wali fari kama qodno ayan taganahy aløow dalkeygii ayan kuu tuugay alow amin
siyad barre time is gold time
written by lul Mahamed Hassan (lul indho ) , November 25, 2009
anige waxaa ku dhashay magaaladii wacnee mogadisho sanadkii 1969 .waxaaku noolahay dalka Canada Magaalada Edmonton Alberta.waxaan ahaa ubaxii kacaanka oktoober .
aabihii garashada gullwadoow ilahay hakuu naxariisto dambigaagana hadhaafo
written by ilyaas mohamed abdulahi , December 05, 2009
writen by ilyaas mohamed abdulahi afgooye
xasuustaada nagama go,in hogaamiyihii dhabta ahaa aabihii garashada geesigii afrika we hope that we will get agreat leader like you inshaa allah
Unknow Somalia and Somalis to the world
written by Nuur Maxamuud Cali , February 27, 2010
The human being u r saying u r he is the one who thought u how to become human being.
Become a nation
no one knew where Somalia was before he came in to power in 1969.
WAN KA XUMAHAY
written by issir ibrahim maxamed sacmaal , March 02, 2010
WAAYO ? WAX KAL E MA ORAN KARO WAAYO ?????????????? RAGOOW ?????????????? QABIIL ???????????? ALL WAAYO ????????
Somalia with no qabiil and dagaal insha allah
written by Love 4 home country , April 17, 2010
NO qabiil, please!! Just got really emotional after seeing this pictures...!!! Why should our lovely homeland should be looking like the way it looks in 2010.. I dream of a somalia before 1986, before people got messed up with qabill and destroyed the most precious, beautiful country in the world!!!

Ilaaheey dalkeyna ha ino soo celiyo insha allah
uma leen maayo
written by ahmeday , April 21, 2010
in soomaaliya ee ku soo noqoto sida uu maxmed siyaad bare ka dhigay ,ha ku seexan ee iloow codogeii soomaliya ayuu gacanta u galay
www.jaallesiyaad.com
written by aayaha dalkayga , May 19, 2010
qiroweeynaa manta iyo shalaay iskumidmiyaa ilahow dalkena kaqabo waxmayaqanka cadawga soo horkacaya ee an wadaniga aheen ilahow maxamed siyaad bara janadii fardosa kawaraabi umaleen maayo in siyaad oo kale somali kujiro
INAA-LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICOON
written by Mr Bahdoon, Holland , June 01, 2010
Waa oraahda ugu fiican, Baaba Siyaad Allaha u naxariisto, anigu waxaan ka mid aha
Macallimiinti u horreysay, Jaalle Siyaad ayaa maalin nagu soo booqday CEEL-JAALLE,
Degmada Marka.caddeey, G. Shabeellaha hoose, waxaan dhamaeyn 1500 macalin oo dhammaan
Ka kala yimi Gobollada iyo degmooyinka Dalka. waxaan si rasmi ah u xasuusnahay waqti qado ah.
ayuu noo yimid ayada oo aan safki qadada ku jirno, Booqasho kadis ah ayuu ku yimid, qado
wanaagsan oo guryaha Aabayaalkeen aanan ku haysanin ayaa haysanay. Waxaan la yaabay
anigu markaas waxaan ahaa nin aad u dhallin yar, Jaalle Siyaad Safki qadada ayuu wax ka galay..

wallaahi wax shaki ah, wax cabsi ma uusan qabin, K adibna sida Macallimiinta iyo shaqaalaha ku jiro
ayuu safka galay Saxan caadi ah ayaa loogu riday Gadbo hilib ah, bariis, khudrad, iyo caano geel.
Waxaa la yaab leh xagee laga helaa Hogaamiye caynkaas ah. Wali ma hilmaamin, qadadi ayuu cunay
waa uu noo khudbeeyey. Waxaan xasuusnahay markaas Dugsiga ceel-jaalle waxaa ka madax ahaa
nin la yiraahdo Cabdi-Haybe oo reer Norrd ahaa , hada inbaan ogaaday ee markaas qabil iyo yaad tahay
looma baahnayn. Waxaan xasuusnahay Khudbadiisa waxaa ka mid ahaa, dadku waa swddex; GUB-CIRROOLE , MADAX KU CIRROOLE IYO MASKAX KU CIRROOLE, Asaga oo na dhiirigalinaya ayuu
yiri adinku waxaad thinn Maskax klu cirroole oo uu ula jeeday aqoonyahank barrito ayaad tihiin
ee dadaala wax barta. Waxaan xasuusnahay in aan markaas ka jeclayn Waaldkeen, waayo Ardaydaa faraha badan qabiil kuma imaaninhj, qado qoraac, casho, jiif, Waxbarasho, xaggee laga helaa, xataa dawladaha waweyn ee aan maanta qaxootoga ku nahay ma haystaan, oo hada ayaan aragnay.
Ugu danbaynti Dawladi KACAANKA ahey ee Aabihi Ummada Soomaaliyee Maxame Siyaad Barre
aan la soo barbaaray ilaa heer Jaamacadee aan ka gaaray, qabiiln uma baahan waligay, markay jab-
hado iyo kala qabiil-qabiil dalki la wareegeenna maalinkaas aa soomaali u
danbaysay, ma sii wadi karee, qofki doonow saad rabto u arag aniga nin reer ban aadir ah ayaan
ahay, Laakiin Kacaanka markuu joogay uma baahnayn xataa in aanj iraahdo sidaas, waayo waalaka mashquulsanaa, qof walba hortiisa ayuu u socday, Somaliyana horteeda ayey u socotay.
Waxaan ku soo gabagabaynaa Cadawgi dibadda iyo Gudaha ee Axmed-gurey, Maxamed Cabdulle-xasan
Leegadi cunay aan Dawladeenina riday, wayna joogaan waa kuwa dhulka maanta cunay, badda
gadanayo, Guryaheeni naga soo bixiyery aaway Shangaani, Maanobooliyo, Xamar weyne, sidi
Boqorki aan u noolaa marki Baaba siyaad xukunka nioo haayey. lAAKIINN Alle mahadiis quluubteena
iyo quluubta daka nadiifta ah ma dhimani, waayo dhac, dil, bililiqo, guri dadow qaado, baytil-maalki
ummaada qaado sidi iskuulladi, jaamacahi innaaga kuma jiro. Waxaan ku soo xirra; Qawlki Eebe
Wacaaqibato lilmutaqiin, qofki shqeeya aa khaldama 21 sano xukuumadi Baaba -siyaad wixi
khalad ka dhacay oon kas uga dhicvi oon hubo jahi inuu uga dhacay allaha u danbidhaafo, Mooryaanta
maanta jirtana allaha naga soo gaaro, aamiin

taariikhi kama danbayn alle naxariistiisa hasiiyee aabihii umad jalle mahamed siyaad barre
written by deeq cumar , July 07, 2010
waxaan layaabaa sidii shaly aan ahayn & mida maanta aan nahay,marka taariikhdu waa maguuraan aan la inkiri karaymnin,ee qoraayaasha & saxafiyiinta somaliyeed ee badankoodu daariikha doona inay mugtika kaliyaa,ha ogaadaan in halyeeyo aan ka seexanayn xaqiiqdu waxay tahy inay utiyaar yihiin ka runsheega taariikda wacan #tan xun intaba
soamalia love man
written by taa gee ri hii siyaad bare alaha naxariis ko kisa hayee lee bilehaji , August 11, 2010
waxaan ka dhashay xoog hayii africa waxaan ka dha shay gee siyaa shii africa ruux aduunyo ku nool ma iga lid keenee dad madoow oo muslim baa nahayee cadaw keey ga badanaa africa dhiig yaraa nin ka geesiga in kas too dad ka geeda dheeryahay hadaan karab ka laga qaban guri oo dimaayo marka waxaan kaloo ku xumahay maanta iyo shalay wamastar bile
universty
written by cabdirashiid cali ahmad , September 23, 2010
waxa an ahay shaqsi kunool casumada garmalka
waxa an rajaynayaa in ilahay indalkeena noohagaajiyo
Su,aalo
written by Sidiiq ibraahim , November 15, 2010
1- sen ku hele karnaa madax wayne la mid ah jale max,ed siyaad barre ?
2-wadaden u qadnaa raadin tiisa?
3- yaa ku habon inuu noqda madax waynaha dalka?

hami doladeed
written by c/caziiz , June 12, 2011
ilahoow wadankeena noo sifeey ilahoow cadawgeena naga dhax saar i love somalia 4 ever
soomaali dalkeena
written by wadani , July 05, 2011
soomaali waa dalkeena laakiin dadkiisa ayaa xumaaday
maxaad usu dileynaa soo soomaali miyaan eheen?
faragilin ba an muxuu caalam inoogu maxaan ka galabsanay?
maxaa u hashii la nahay?
cadaw waakee?
waa yaab is weydii su aalahaa adiga dagaalamayo
maxaa u dagaalameysaa?
mataqaan cida aad la dagaalameyso?
maxey kaa galabsatay?
yaad u dagaalamey saa?
maxaad ka faa,ideysaa?
maxaa qasaara ah ayaa kaa soo gaari karo?



my countrt
written by fatima , July 13, 2011
i,m crying at this time really just for my country
wadane
written by abdirashiid , October 30, 2011
wadanigaa anu masoo gaarin lakin waxaan oga hay ilaa hada somaliya in ay isticmalayso wax uu asagu
taray haday ahaan lahay magac, lacag, wado ,ayraboor, dakad, iyo kuwa kale oo dadka laf dhabar u ah
Love my country
written by aden ali geele , December 15, 2011
waan uxiisay wadankayga waxaana jeclaan lahaa inaan ku noqdo hadii ilaahay idmo 2012, waxaana ilaahay oga baryayaa inuu nabad inooga dhigo.

somalia forever.
most amazing country
written by naimo , October 12, 2012
this country is like the best country in the universe so hot nice
even the flag is better then the other flags
we all love it who ever goes there will be in love with the country.
somalia
written by hafsa omar london 11/11/12 , November 10, 2012
i love somalia even though i wasn't born there it is part of me
allow mar
written by og wax kasste , January 08, 2013
dawlad kadambaysay jaale siyaad bare iyo jaaale cali samatar majirto allahayow mar uun dib
dawlad dalkayaga anfacda noogu yeell sidii dawladii siyaad iyo cali samatar
salaan
written by nasra , April 07, 2013
Allow dhulkoo nabada allow umadoo nabada baryadaad allow kaamaanu quusane allow madax wayne wadaniya caadila aqoon yahana baanu kaa barinay allow dalka sidiisi noogu soo celi qaadiroow siyaado kale nasi rabiyoow aamiin aamiin aamiin
EX INDIAN ARMY
written by SM YAKOOB , April 13, 2014
ALLAH WILL SOLVE THOSE HAVE IN THAT STAGE(POSITION) ALLAH RAHEEM&KAREEM.
East Africa Best Traveler Destination, I love Somalia My Mother land.
written by Omar Muhudin Abdulle , July 01, 2014
Somalia got into civil-war 1990, Every Somalis is very sorry about what happened, as we are young we accuse to old people and they accuse to intellectuals , mostly accuse goes to Siyad Consultants, as I asked direct question one of the nearest Siyad consultants. the president understood where situation of Somalia is going, and decided to resign president position 3 times, but his consultants refused and encouraged to go on. However most neglection comes from there.
I Omar Muhudin very sorry about it 5 yrs old, but we have to repent Allah and forgive each other.
Mogadishu city, the pearl of Indian Ocean is the hottest destination of east Africa. To get more information about Mogadishu recovering visit www.visitmogadishu.com

HALGAN
written by Salman alaska , May 16, 2016
Halgan dhab ah ayaan u baahanahay, asal ahaan soomaaliya soomaali baa leh, lkn maanta soomaaliya beesha caalamka iyo ethopia aan gacanta ugu jirnaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa.
Aabe Siyaad
written by Xalima , September 22, 2019
I love these pictures, my grandmother and parents always told me that before the war, Somalia was paradise. It was hard to believe but this restored my hope
Write comment
smaller | bigger

busy
Last Updated ( Tuesday, 09 February 2010 10:32 )  
Custom Search