Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Bookmark
Email this
Hits: 16999
Comments
(8)

runta haka xishoon
written by halgame , July 09, 2013
written by halgame , July 09, 2013
heesta hada ayey sheegi haysaa meesha xaalada marihayso soomaaliya oo qabiilkii laga dhigaayo dowlad
sir
written by cali-belo , August 04, 2013
written by cali-belo , August 04, 2013
markii heestaan laqaadahaayay dad beey macna badan ugu fadhin laakiin maanta waxaan umalaynaya
in lawada ogaaday inaan qaranimo & qabiil ay kal fiicanyihin ooysan isqaban ooy qori dab & gaas yihhin
in lawada ogaaday inaan qaranimo & qabiil ay kal fiicanyihin ooysan isqaban ooy qori dab & gaas yihhin
Abwaan
written by Musse Xuseen Jaamac , December 04, 2013
written by Musse Xuseen Jaamac , December 04, 2013
ILLAAH ha u naxariisto ,Axmed Shire Caloolgeele Baanday
Talo ku socoto dhamaan Tv yada soomaalida meel kasto ay joogaan
written by Jowfe , December 05, 2013
written by Jowfe , December 05, 2013
SCW kadib walaalayaa waxaan ka codsanayaa inay dadka u soo daayaan heestaan iyo barnaamijyo dadka isjeclaysiiyo, xasuusiyana qaranimo iyo iskuduubanaasho sida waagii aan dowlada ahayn iyo kasii fiicanba. Khayr Allaha idin siiyo qoloda websaydkaan iyo qolodii heestaan qaatay, abaabulshay, soo gudbiyey iyo dowladii talada iyo taakulaynta kubixisay ha uGu horeeyo marxuum Maxamed Siyaad Barre aabihii umadda soomaaliyeed.
soomaalidu hadii ay qabiilka dayn lahayd qaran bay noqon lahayd
written by Cabdirisaaq Raamaale , February 26, 2014
written by Cabdirisaaq Raamaale , February 26, 2014
waxaan heshiin karain qaran iyo qabiil markaas soomaali qabiilka qaran ma ku doorsan kartaa? mise waa caqiidada dhabta ah qabiilku taas oo aan la dhaafi karin? hadii jawaabtu haa tahay dee markaas qaran iska iloow weeye arrintu.
dhamaan waad mahadsan tihiin
dhamaan waad mahadsan tihiin
< Prev | Next > |
---|