Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Bookmark
Email this
Hits: 16678
Comments
(6)

Heesta miyaa la jarjaray(editing) mise anaa mooday?
written by Mohamed Abdi , May 06, 2013
written by Mohamed Abdi , May 06, 2013
"Taan iri, taa tiri, tuu yiri siyaad maysugu tagnaa" sidaa yaa hoorisku(chorus) ahaa waa qaldan tahay dhabtii ee ha la saxo maahan heestii saxda aheyd (the original version).
Mr
written by Samatar , December 08, 2013
written by Samatar , December 08, 2013
Soomaaliyeey talo wa tii ilahay ilaahay ha ku toosiyee maxaa lala taliyay haday wax u tarayso
Soomaali ilaah ha u taliyo waa hees qiimo badan waxaa jeclahay in murtidii dhimatay in la soo nooleeyeo
Is makasta qurbaha ku go doontay ee gumaystuhu kala kaxeeyay ay umaqlaan inaan ahayn umad soo jirtay
Hadana sii jiri doonto haduu alle yiraah waad ku mahadsantihiin heestan oo caawo anoo hurda la soo kacaay anoo qaadayo hadana nasiib wanaag aan halkan ka helay

...
written by Jaallayaal , August 08, 2014
written by Jaallayaal , August 08, 2014
Heesta waxaa laga jaray taan iri taatiri TUUYIRI SIYAAD MAYSUGI TAGNAA ayaa laga jaray Jaalle Siyaad kuuwii kadam beeyay ee mucaraday maxeey umadda kusoo kordhiyeen .Qabiil iyo kala googoyn umadda soomaaliyeed iyo sharaf daro iyo kii aqonlahaa iyo jaahil is ag fadhiya oo heeyb qabiil isku weheshanayaa.
TAAN IRI TAAD TIRI TUU YIRI SIYAAD MA ISUGU TAGNAA
written by caalamiin , March 02, 2016
written by caalamiin , March 02, 2016
HEESTAN WAXAA SAMEEYEY CALI ABSHIR CILMI CALI WAAL WAXAANA QAADAYA KOOXDA ONKOD AAD BAAN UGA XUMAHAY IN HEESTA QAYB LAGA TIRTIRAY WAXAANA SAMEEYEY WAA DADKII RADIO MUQDISHO BILILIQAYSATAY
< Prev | Next > |
---|