Bookmark
Email this
Hits: 12842
Comments
(6)

gesiyaasha soo halgamay ilaahow intii dhimatayna u naxariiso inta noolna dambigooda dhaaf
written by mohamoud , December 11, 2009
written by mohamoud , December 11, 2009
aad baan u qiiroodaa markaan daawado ciidmadii xooga dalka somaliyeed oo sharafta badnaa geesiyaashiii cadowga ay muuqooda ka baqi jireen iyo maanta wadanka waxa ku xaaraya itobiyaan iyo dhashiisi iyo wadaado waalan ilaahow noosoo celi ciidankii xoogga dalka ilaahow u naxariiso jalle siyaad iyo dhamaan madaxdii somaliyeed oo wadaniyinta ahaa amin
amaan iyo alla u bari iyo janno aakhiro jaalle siyaad
written by m.dini , February 15, 2010
written by m.dini , February 15, 2010
ilaahay haka waraabiyo jaalle siyaad waayo waa ninka soo dhisay ciidankaas intii uu xukunka dalka uu hayey, waa wadani dhab ah,ee dalkiisa aan gadan oo aan marna baayacin inuu difaaco mooyaane.
queation
written by amin , May 31, 2010
written by amin , May 31, 2010
what was the man power of the somali army and there weapons?
god bless siad barre. this was our years of light
god bless siad barre. this was our years of light
tahniyad
written by mahd iib darar , October 24, 2010
written by mahd iib darar , October 24, 2010
ilaahay u naxariisto siyaada bare abahi qaranka somaaliyeed
tahniyad
written by marwaan axmed diini , July 08, 2011
written by marwaan axmed diini , July 08, 2011
marka hore wan idin salamay dadka kadembeyay inay naxasusiyaan dalkenii iyo madax denii alle ha unaxariisto dhamantood qasatan [JAALE MAXAMED SIYAAD BARE]
intaas kadib waqtigaan hada an firsanayo qiiro weyn ayaa ihayso indhahaygane waxa ka qulqulaayo ilin
marne waan farxaa marne wan naxaa
waxaan rajeynaa in uu ilahay nosoceliyo ciidankeeni xooga dalka soomaliyeed waqtiga dhow wan rajeynaynaa
dadka isku soo dabariday barnamijkaan waxaan leyahay cimrigiina ha waaro waxan rajayna guul guul guul guul ................................
[