Bookmark
Email this
Hits: 8433
Comments
(5)

Yet
written by Burhaan A/Aziz muuse , May 23, 2012
written by Burhaan A/Aziz muuse , May 23, 2012
Marka hore alle ha unaxariisto mudane jaale anigu waxaan rabaa in aan iraahdo halaxuso maalinti saacadii wakhtigii uuxilka qabtay mudanaha iyo waliba wakhtiguu dhintayba intaasaan dhihi wll jaaaaaaaaaaa mahadsanidiin
waayo arag
written by khadar , July 22, 2012
written by khadar , July 22, 2012
waxaan qirayaa inuu ninraga ahaa waxaanse idin xasuusinayaa hadalkiisii ahaa janadii alahageeyee anigu dawlad madaxwayne kama ahiye dadraabiyo qabaan xanaaneeyaa hadaynaan raabiyo qabin asagii tagye inamee
Halyey
written by Ahmed , September 22, 2012
written by Ahmed , September 22, 2012
wuxuu ahaa geesi dadkiisa iyo dalkiisa dhexda u xirtay inuu hormar gaarsiiyo
Shacab
written by Faarax max'ed , October 21, 2012
written by Faarax max'ed , October 21, 2012
Maanta waa 21ka okt. Jaalle max'ed siyaad barre aan u duceyno oo aan xusuusanayo xuska maalintan ay inoo leedahay anugu garan maayo wax kale oo aan iraahdo haloo duceeyo mooy dhamaan umada soomaaliyeed aan u duceyno waayo wuxuu ahaa muwaadin dalkii wanaag la jecel max'ed siyaad barre ALLAHA KAWARAABIYO JANADIISA FIRDOWSA