You are here: Home Video The Organisation of African Unity (OAU) Summit - 1974
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

The Organisation of African Unity (OAU) Summit - 1974

E-mail

Comments (5)add
Mahadcelin ballaaran
written by Abu-caaisha , August 09, 2009
Aniga oo ah Abu-caisha, waxaan mahad iyo bogaadin u soo jeedinayaa ciddii ka shaqaysay jiritaanka Biggaan lagu soo aruriyay qaar ka mid ah taariikhda Somalia, walow aan aad u quud-darraynayo in la helo wax intaas ka badan, waayo muddadaas ah 21 ka sano waa muddadii waddanku dhismay, mana jirin wax badan oo ka horrayay, wixii ka dambayayna haddee waxaan filayaa in aanaan is xasuusinayn hoogga iyo halaaga dhacay. Alle jannadii ha ka waraabiyo Madaxwayne Muxamed siyaad barre iyo Raggii ka horrayay sida, Madaxwayne Cabdirashiid cali sharma'arke, Madaxwayne Aadam cabdulle cusmaan iyo Cabdullaahi ciise. Dhammaantood Alle ha u raxmado, waxaanna Alle ka baryayaa in uu kuwo kuwaas la mid ah weli ma haynno e uu Somali u soo saaro.
mahad celin wayn
written by axmed wadani , September 08, 2009
waxaan u mahad celinayaadhamaan dadkii ka shaqeeyay suurana galiyay in la daawo filimkan intaas ka dib waxaan ku talin lahaa kuwan hada isku heysto magaalada muqdisho in ay lahayd karaamadaas iyo suncadaas wayn una baahanyihiin in wax laga taariikhda wadankood iyo madaxdooda.
COMMENT
written by Danjire Faadumo Isaaq Biixi , November 13, 2009
Waxaan jeclaanlahaa in aan codkeyga ku biiriyo dadka hambalyada iyo bogaadinta u fidiyey qolada diyaarisey Web-kan Jaalle Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre. Annagoo ka mid ah dadkii la soo shaqeeyey Dawladduu madaxweynaha ka ahaa iyo kuwii ka horreeyey-ba ayaan qireynaa in uusan taariikhda Soomaaliyeed soo marin ilaa haatan qof ku gaara dal-jaceyl, dad-jaceyl, xaq iyo xorriyo-jaceyl iyo Soomaali jaceyl. Jaalle Siyaad iyo raggii Kacaanka la curiyey ka hor' Shacabka Soomaaliyeed ma dareynsaneyn in ay Dawladi jirto iyo in ay Xuquuq ku leeyihiin dawladdaas: Kacaankii barakeysnaa baa garansiiyey in Dawladdu Shacabka u shaqeyso.Waxaan xasuustaa kacaanka ka hor iyadoo gaari jdka maraya uu ku yaraa Xamar, markaasna uu watey Targada: G.D.( Governo Somalo). Barwaaqo, Sharaf iyo adduunkoo u qiray Soomaalia in ka mid ahayd dalalkii ugu firfircoonaa Afrika waxaa noo horseeday Jaalle Siyaad iyo raggii kale ee kacaanka la dhaliyey. Intayada niyadsamida ugu soo shaqaysay Qaranka, nasiibkana u yeelatay in ay inthahooda ku arkaan horumarka dhankasta ah ee ay Soomaaliya gaadhey muuddadii 21-ka sannadood ahayd ee kacaanku maamuulayey dalka weligayo
waxqabadkoodii, taariikhdana baal dahab ah ayey ka geli doonaan.
XASUUS O A U & MONSABIG IYO ANGOLA QIMIHII SOMALIYA
written by issir ibrahim maxamed sacmaal , March 02, 2010
Waad mahdsantahay walaal,waxa aan soo xasuusatay AUN Abahay AMIIN iyo waqtigaa somaliya iyo angola iyo monsabiig iyo xoreytii afrika oo ay somaliya qeeyb weyn ka qadatay waqtigaa iyo AUN Siyaad Bare AMIIN,& qofkii garanayab tarikhidaa ama waqtigaa,una ka qatay qeyb weyn abahay AUN Ibrahin Sh.Maxamed Sacmaal,xoreyntii afrika waqtigaa qofkii garanay tarikhdaa un baa yaqaan,markaa waad mahdsan tihiin,ilahayna waxan somaliya uga baryayaa in ay qarna nimadoodi iyo calnkoodi la soo noqdaan,oo aanay ka dooran qabiil iyo kursi..AMIIN....intii bilaa xaqdarada ku dhimatayan ilahay naxariistii jano AMIIN iyo All
somali
written by muna , September 03, 2010
there's no one like maxamad siyad baare it was bust man ever for our ppl and center i feel sory for my somalia i hope my wishes come true one day insha allah insha allah i want p,c in my center somali ilaahayo waadaan kega inamadgali oo naabad igayel waa dalay waan lanata waa muugdi walhi waan dhibaton nay hadan somal nahay ilahay hanacawiyo waar somaliye sida iskudhama walhi waadnlanatu wafolxumo ilahayo waax nagabadal adigan gacan tada kujirnaye yaa allah yaarbi yaa allah subaxanalah ilahay hakalaqabojiyo somalia iyo muslinka malkasta ukunolyahay bsimilaha
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search