You are here: Home Video Soo Bandhigga Buugga Taariikh Nololeedkii Jaalle Maxamed Siyaad Bare (Mohammed Siad Barre)
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Jaalle Maxamed Siyaad Barre - JaalleSiyaad.com

Jaalle Siyaad Book
 

Soo Bandhigga Buugga Taariikh Nololeedkii Jaalle Maxamed Siyaad Bare (Mohammed Siad Barre)

E-mail

Dim lights

Comments (5)add
Love The Siyaad Barre
written by Qamar Claesson , December 27, 2011
Love Siyaad Barre fore ever and ever.
Whehekii Calankoow Siyaad
written by Abdullahi Ifka , January 20, 2012
Jaalle siyaad waxaa uu ahaa sedex waxyaabood oo aanu ku xasuusan doono hadduu Eebbe Idmo.
Waxaa uu ahaa sida tan hoos ku qora:-

Wadnahii Jirkoow Siyaad
Wehelkii Calankoow Siyaad
Waalidkii Ummaddow Siyaad

Siyaadow noo waar wayne haan
ka tuugnay ee noowaar waar waar

Weligaa waar waa ereyo runtii aad
u xusuus badan qofkasta oo soomaali
dhab ahna uu la qiiroon doono.
Maanta waxaanu joognaa bishii janaayo 2012
Labaatan sano ayay nagu qadatay in aanu
garano danteena meesha ay ku jirto.
Waxaad maqli hadaanu ogaan lahayn in ay
sidan noqon Aabbe Siyaad ayaanu dooran
La hayn. Siyaadoow Noo Waar waar waar weligaa
Aduun iyo aakhiraba waligaa waar waar.
halyey somaaliyed
written by write by somaali , January 25, 2012
madaxnimadu waxay kala sarta labada qof waxaad kugaran dalkeni muxuu kusuganyahay manta shaley xagee maraney away waxbarashadi away cafimadki away nabadgalyadi away magacii dawladnimo away hoyadi iyo abbihi lixda carurta dhalay o qarna shaqaynahayey qarna waxbarasho kujiray lagana yabo inay xabad iyo gajo uleegden oon waxba kanolay
siyaad barre allaha unaxaristo
Dad kategi maaye Dal mooye
written by Abu Atik , February 09, 2012
Asalaamu calaykum soomaaliyeey walaalayaal allaah ha u naxariisto Maxamed siyaad rag rag dhaley wax u dhow xataa masoo marayo soomaaliya. miro gunteena ku jirey ayaa damac been u daadiney.
...
written by written by jama farah , February 11, 2012
mahamed siyaad naxaristi jano allaha kawarabiyo ita sameysay bartaan lagu kulmo qar allaha siyo iyo websedka with booga mahayelay wa xusus anharen boqolal sano wana taridh somaliyeed tankale kohdi siyaad hoggaminayey ilahada lamahayo waxka fican oo madax sonoqday wana dadka mudo dheer dalka xukumahayey xolana kadhigan dabada iyo gudaba kawaran kuwe kadabeyey ? oobilaha jogay ama sanadka taridhda sheegi sida tanoo kale dhalinyarada somaliyey ubabahna qabiil iyo qoys hoose dadka dada weenbana wada
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Buug Cusub / New Book