Anigu waxaan ahay nin soomali ah qabiil ahaana siyaad Bare la qabiil maahi, laakiin waxaan aaminsanahay inuusan jirin wax dhaamay.
Ilaahay wadankeenii nabad hanooga dhigo anagaan qurbe u baahnayne.
... written by Idris O Farah , July 13, 2011
Gudoomiyah Golaha Sare ee Kacaanka, Madaxweynaha J D Soomaaliya Jaalle Maxamed Siyaad Barre Alah u naxariisto. Waxaa uu ka dhintay Soomaalida Wadaniyiinta dhabta ah marka laga reebo damiirlaawayaasha / dabadhilifka weligood ka kumiyeesta cadawga.
Anigu waxaan ahay nin soomali ah qabiil ahaana siyaad Bare la qabiil maahi, laakiin waxaan aaminsanahay inuusan jirin wax dhaamay.
Ilaahay wadankeenii nabad hanooga dhigo anagaan qurbe u baahnayne.