You are here: Home Video Somalia - 1976
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Somalia - 1976

E-mail

Comments (10)add
...
written by maxamed yare , April 11, 2010
xitaa gaaladi baa la yaaban sida mucjisada aheeyd ee u fakaray maxamed siyaad hogaanka iyo iskudabaridka dhaqsada aheeyd ee uu kacaanka wax u waday ( regime met sociale verbetering maar intan ayeey ka xunyihiin socialisme zonder polotieke partijen) noloshii guud ee dadka oo la wanaajiyo iyo hal xizbi (xhks)o taliya iyo dadkii la tarbiyeeyo sidaa beey aheeyd sida uu jaale siyaad wax yeelay.laakiin si kale ayeey gaaldiii kuwii dibjiryaasha ahaa wax uga soo dhaadhiciyeen.ssdf,snm,usc
God bless his soul
written by Abdiraxmaan , April 21, 2010
Siad Barre was hero, Ilaahow jannatul fardowsa ka waraabi, aamiin ya rabbi
mrc
written by mucktar , April 30, 2010
waad ku mahadsan tihiin runtiina waa hawla wanaagsanoo loo baahnaa ood qabateen ayaan oran karaa
waxaanse idinku dari lahaa inaad dadaalka kordhisaanoo taariikhdii soomaalidoo luntay soo ururisaan
tan kacaankuna ugu hoeryso oo iyada waa tan kacaankee aad waxaaad ka heshaan si faah faahsanoo wax laga fahmi karo suu gudbisaan aad ayaan idiinku mahad celinayaa thanks
Allaha U Naxariisto
written by somali , May 26, 2010
Waa wax laga qiiroodo, waxa maanta jira iyo wixii aan haysanay dadka sabool ha iska ahaadee qurux baa ka muqatay iyo nidaam...Ilaahay ha noo soo casho nidaam iyo xasilooni, dadku ma gartaan nimcadda ilaa ay waayaan... Never be tired to pray for people insha Allah.
milletery officer
written by mohamed jaama (nugaal) , June 08, 2010
allaha u naxariisto madaxwaynihii hore ee dalka soomaliya jaalle maxamed siyaad barre waxaanu tabnay markii ay ku keceen wax magarato aan wadinayad lahayn kuwaas oo uu isaguba ogaa in badanna wadan ka ka ilaalinayay waxaan oran karnaa waxa uu ahaa aabe soomaaliyeed wadani ah wadan kana dhisay allay lehe haddaan saas moodayno inaanu ku kacneen hase ahaatee waxa uu isagu ogaa ayaa runtu ahayd oo ah umad aan wadaniyad lahayn oo innaba aan garanayn waxa dawladi tahay caasumaddiina ka dhigtay hoy ay inji'ooyada ay tuugo caalam ka ah kuwada tuug sadaan oo ay wax yar oo sandareerto ah ku badasheen ciidii, calankii, iyo diintii
UN staff
written by mohamed jimale , June 25, 2010
Runtii markaan booqday bogan aad ayaan uqiirooday maxaayeelay waxa uu isoo xasuusiyay dhisnaantii iyo nidaamkii mohamed siyaad barre waad ku mahadsantihiin cidda ku hawlan habayntiisa

Somalia hero!!!
written by Abdisalaam , July 07, 2010
Ilaahow jannatul fardowsa ka waraabi, aamiin ya rabbi. In fact,mr said barre was a great leader.

United State
written by Maxamed , July 11, 2010
Anigu markaan daawaday vidoe aabe siyaad "maxamed Siyad barre" horta aad ayaan u qiirooday indhahana oohin isoo istaagtay sababtoo ah Siyaad bare ilahay ha unaxariisto shaqo fiican ayuu soo qabtay ma haduu khalad galay xataa maanta tan nahaysato wax gadaran ayaan jirin , maxamed siyaad bare shaqadii uu waday ma aheen mid naga buriso somalia , ma aheen mid aan u qaxno dhul shisheeye , maxamed siyaad bare dhulkeena hooyo ayuu nadhahaa dhista oo latartama kuwa kale . Marka walaalayaal waxaad ogaataan siyaad barre in uusan qurbo noo qaxin waa hadii aan runta isku sheegno . Hotel ayaan kulaheen oo nolol fiican ayaan kunooleen anigoo aynu isku qabiil aheen siyaad bare balse khaladkuu galay waan u cafiyey "miday tahayba " midyar iyo mid weenba shaqo wuu soo qabtay iyo dadaal
somali artist
written by cabdalle jama , November 28, 2010
waa salaaman yihiin oo waliba mahad san yihiin dadka sameeyey webkaan jaalle siyaad waxaanna qabaa waa dad jecel ineey qoraan taariikhdii madaxdii soomaaliya xukuumadaheeda ka qayb qaatay laasim mid ka mida oo ah jaalle siyaad . dadka dadka qoraalladan qoray waxaan ka wada arkaa mahad naq iyo duco ineey kusoo dhammaadeen qoraalladooda ay ula jeedaan jaalle siyaad. waa ruux iyo garashadii qoraalkoodu waxaanna filayaa aragtidu ineey wada tahay shar kiisii waxaa qariyey belo ka dambeeysey. taasi waa run-) uma dan lihi inaan mucaaradad halka idinka tuso ee hal fikrad aan halka ka dhiibto ee idinna ila arka ) ruuxa qabta xukuumad ibnu,aadam oon xukunka ilaah waxku xukumin kitaabka islaam layiraahdaa wuxuu leeyahay )laasim waa dulmi ooge marna waa fasaad abuure marna waa mid ka soo horjeestay baarinimadii addoomaha ilaah ka rabay ) marka jaalle siyaad khayr masameeyn waxa damboo dhacayna waa wadadiisii oo kale nin soomaaliyoo xoogsanaya ayuu ahaa nasiibkii wuxuu ilaah agtiisa ka helo waanaba helay hadda ( qiirada dadkan ka muuqatana waa tii meeydka qabriga loo siday oo ragga iyo dumarku ka daba qaadayeen (soomaaliyeey toosoo toosoo isku tiirsadayee madoonayo ninkuu ahaa inaan sheego )ama sida nin xukun isagu uu sameeyey u ahaa madax kaddibna dhintay loogu baroor diiqayey qabrigiisana xabadaha laga dul riday oo layiri ninkii sharciga noo sameeyey baa naga tagey alloow janno janno janno )waa yaabe shareecada ilaah soomaali maku martibaa ??? maxaase nabiyada ilaah loo jirabayey malays weeydiiyey ? waxay ila tahay caddaaladda inta la eego nin walboow waxaad leedahay waxka bixi janno xuduudaha nin wax xukumay aad ugu ducayneeysaan bal kitaabka islaam layiraahdo kabaara .. cinwaankeeygu waa (garcadaawo@yahoo.co.uk) macnaha emailku waa .laasim garaha soomaalidu waa gar caadiya iyo gar cadaawo wabillaahi toowfiiq
the best president in somali
written by osman , December 09, 2010
dhamaan waan salaamayaa dadweynaha soomaliyeed oo ku nool dalka gudihiisa iyo dibadiisa
hadii aan wax yar ka iraahdo madaxweynihii hore ee soomaliya alla ha u haxariistee maxamed siyaad bare waxa uu ahaa madaxweyne aad iyo aad u fiican inkastoo aana xilikaas aan ahaa caruur aan waxba ogeyn waxaana leeyahay dadka soomaliyeed had ayaa ay dereemeen baahida ay leedahay nabad la'aanta waayo nabada la'aanteed nolol ma jirto marka ilahay ha u naxariisto jaale maxamed siyaad bare waxaana ilahay uga baryayaa in janadii fardowso ilaahay ka waraabiyo waayo dadka soomaliyee dandooda ma oga hadii aynu nahay umada soomaliyee dwixii noo fiican waan nacnaa wixii xun ayaan qaadanaa
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search

Buug Cusub / New Book