You are here: Home Video Somalia 1969 - 1991 Video
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Somalia 1969 - 1991 Video

E-mail

Comments (10)add
jeesto11@hotmail.com
written by saciid , September 28, 2009
waa dowladii siyaad barre ilaahay ha u naxariisteeeeeeeeeeee
guulwadow siyaad aabihi garashada
written by Wiil Soomali ah , October 25, 2009
ilaa iyo hada wax hawshadi si wada kara ma jiraan guul wade aabihi dalkow illaahay janatul fardawso haku sexsho aabehi dalkow aamin aamin
amiirkii soomaliyeed
written by somali , November 01, 2009
mudane jaalle siyaad si aan u hadlo garan maayo kaliya waxaan leeyahay dalkii iyo dadkii waa ku tabeen in badan
yaab
written by written by A.Hashi , November 05, 2009
waxaa yaab ah siduu jaalle siyaad uu umada soomaali isugu wada jiray
sababtoo ah 2 qof oo somali ah hadda waxna ma isku raaci karaan mana ku heshiini karaan.
LET THE TRUTH SET YOU FREE
written by R. CAANOGEEL , January 17, 2010
Waxaa jirta mid aysan dhalinta maanta badidood ogeyn ragii iyo dumarkii ka soo shaqeeyey dowladii samawade siyaad aysan qirin markii la wareysto. 4 jeer baan garanayaa uu madaxweyne siyaad gudigiisi golaha sare,dhexe,shacabka iyo golihii wasiiradaba ku yiri "WAR UMMADII SOMAALIYEED WAA NA DHIBSATAY EE AAN ISAGA TAGNO XUKUNKA".waxaa kaloo jiray qolo bayaanka(sulux) la baxday oo tuugo shirakowday aheyd uuna ka ololeynayay maxamed abshir haamaan,jaale siyaad aqalka villa somaliya intuu kula kulmay ayuu yiri "WAAN KA DAGAYAA XUKUNKA EE HORTA DOWLAD KU MEEL GAAR AH SOO DHISA AAN KU WAREEJIYO". waxay ku jawaabeen "MA HAYNO DOWLAD KU BEDESHA LAAKIIN ANAGA AYAA SOO TASHAN DOONA EE ADIGU ISKA TAG".waxaa kaloo jiray in mareykanku ula yimaadeen qorshe ah inuu ku noolaado magaalada uu s/guud samatar ku sugan yahay hada in exchange of giving up the leadership of the nation.jaale siyaad wuxuu ku yiri"PUT THE POLITICAL ASYLUM ON HOLD,WHO SHOULD I LEAVE TO LEAD MY COUNTRY?maalinkaas ayaa dowladaha awooda sheegta go'aan ku gaareen sidey jaale siyaad uga saari lahaayeen somalia.waxay u arkeen khatar africa oo dhan ku ah fikirka jaale siyaad ee wadaninimadu inay ka sarayso dowlad shisheeye aad magan u noqoto wax kasta oo dhaca. aakhirkiina shirkii kama danbeysta ahaa sidii looga saari lahaa somaliya waxa lagu qabtay gurig safiirka mareykanaka ee adis ababa waxaan mareexaan u saxiixay in jaale siyaad laga saaro gedo iyo somalia gacaliye oo gacanta laga saarey lacag uu ku kala furfuro saraakiisha fikirka yar ee deegaanka gedo hogaaminaya ciidamada jiida dagaalka.aakhirkii marki jaale siyaad uu safari park hotel dagay ayaa mucaaradkii kenya lagu kiciyey pres.moi inuu ka musaafuriyo dalka oo waliba u sheego in mareykanka iyo sacuudiga ay diyaar u yihiin inay marti galiyaan,hase ahaate jaale siyaad oo ilaahey caqli iyo garasho ku maneystay wuxuu ogaa salaadu meeshay iska qabsan la'dahay.jaale siyaad cimrigiisi inti uga harsaneyd wuxuu ku dhameystay dal african ah oo muslim ah,qaar baa is weydiiya muxuu ku diidey sacuudiga iyo mareykan ma labadaas baa la diidaa?jawaabtu waxay tahay"JAALE SIYAAD MA EYDAAN AQOONIN"ilaahey ha u naxariisto wadanigii somaaliyeed s/gaas maxamed siyaad barre.
...
written by Mr Belel hulanje , February 11, 2010
waxan aad ugu farax sanahay dadka uruuriyey iyo dadka keydiyey taariikhahan iyo dabcan kuwa soo galiyey aaladda araga .Waxa kale ee aan aad ugu farax sahanay sida soomalinimada ku jirta oo aad ugu dhowr-saneysaan qabyaalada.100% waad ku mahad santihiin dadka kalena waan gaarsiinayaa sida loo uruurin karo Taariikhaha Soomalida.
...
written by Mr. Qaranjecel , February 12, 2010
Ilaah baa igu og Jidhkii baa i jidhidhicoodey
waxaan mahad iska leh dadka isku howley sidey u keydaan historykii qaranimada soomaaliyeed, waxaana lee yahay aad baad u mahadsan tihiin
halkaa ka sii wada howsha fiican ee aad wadaan......
SOOMAALIDA MAANTA IYO MARKAAN DHAGEYSTAY
written by By ciise, 17,may,2010 , May 17, 2010
Runtii boholyow ayuu jidhkaygu qarsan waayey markaan dhageyystay suugaantaas
dhuuxa iyo tayada wanaagsan leh , ee ka turjumaysay waayihi sharafta lahaa , fannaanta
codkooda ayaad ka dareemaysaa sida u waqtigaa xalaal u ahaa, suugaanta aan halkaan ka dhagaysanaa
runtii waa kala daran yihiin,aniga waxaan ka mid ahaa shaqaalihi Dawladda ee waagaas, anigoon qabiil
u baahanin ayaan waxaan socday ilaa heer agaasime. Allaha u Naxariisto JAALE SIUYAAD, waxaan
xasuustaa In Jaalle Siyaad uu shacabka uga fakari jiray si uusan uga fakarin naftiisa iyo ubadkiisa, waana ay muuqataa inuusan wax hanti ah dunida uga tagin, waxa kale oo aan indhahannaga ku
argnay in ubadkiisii iyo kuwi gabdhihiisa guursaday ey Yurub nala joogaan iyaga oo nala mid ah, balse
aysan jirin wax gacanta ugu jira. waxaan xasuusanahay Khudbadii ugu horeysay ee Jaalle Siyaad
uu Umadda soomaaliyeed kula hadlay inuu ku yiri; Somaaliyeey Isticmaar waa joogaa Xoogiisaa badnaa waa
haystaa, lacagtiisi badnmayd waa haystaa, dhagartiisi waa muuqataa ama aan isku tashanno ama sidi
gumaysigannaga nalooghu bartay aan dhulka is dhigno, Kuwi dabadhilfka ahaa ee gaalada madaw
ama cad kula heshiiyey inay dalkooda, diintooda ioyo Dawladnimadi ku burburiyaan, waa kuwa Maanta Ubadki Somaaliyeed dhigay inay badaha kmu daadiyaa, yaxaas badeedna u dhigaan, inay daawo dhacday ama bur ioyo nuurad barashatamool laga sameeyey ka gadaan ina raashi dhacay oo macmal cunsiiyaan, inay dilaan barkiciyaa, balse gawracaan. In ay dilaan dhacaan, gufsadaan birmagooyadi , inay umadi somaaliyeed ka tirtiraan qaaradaha calamka, jaamacadihi, dugsiyadi hoose, dhexe ama sarfe cagta mariyaa. oo ay bannan cidla ah ka dhigeen. Halkaan kuma soo koobi karo hoggaanki daacada ahaa ee dalka iyo dadkaba u roonaa ee Jaale Siyaad oyo maanta 20 sano ka badan
Magaci soomaaliyee sida uu u dhumay. waxaa wadaad soomali ah opo aan saaxiib nahay ii sheegay waxaan tgay buu yiri dalkaa Yamaneed Magaalada Cada,, saa Masdaaji ayaan ku tukaday buu yiri
saa waxaa tuugsanayo Albaab kasta oo Masaajidka gabdho iyo wiilal wada 20 jir ah oo soomaaliyeed.
Waxaa intaas ka sii daran buu yiri waxaan arkay buu yiri qoys dhan oday, habar iyo wiil ay dhaleen
oo Masaajidla ninba dhinac ka dawarsanayo. Goormaan arki jirnay Wallahi Yaman iyo Yurub iyo meel kale
toona Soomali ma aysan aqoonion markay Dawladi Mudane Maxamad Siyaad Baarre dalka
maamulaysay, Goormaan arki jirnay Barlamaa iyo Madaxweyne ay waardiyeynayaa Coodaamo Afri-
kaan ah sida Itoobiya iyo Ugaandha, sow tii ma ahan Jaale Siyaad markuu ahaa Madxaeynaha Sommaliya iyo madaxweynaha Ururka Afrika, soo tii ma ahan Ciidamada Soomalidu Bariga iyo Gal-
beedka Afrika ay boqorrada ka ahaayeen. Sow tii ma ahan Abwaanki ku gabyey ; abwaannimo waa loo
dhashaa iibsi lagu waayey, ugaandha iyo tansaaniya goortay eedu kala gaadhay ilaa gabayga dhamaad-
kiisa, markii uu Jaale Siyaad waanwaan lagu diirsaday dhex dhigay nDalalki Tansaaniya iyo ugaandha,
xaqiiqdfii intaan lahuma soo koobii karo wadaniyadi iyo saharafti dalka iyo dadka soomaaliyeed soo
mareen kuna noolaayeen, iyo quusta iyo godka dheer ee uraya ee dabadhilifka gudaha iyo dibadaba ay
ku rideen dadki soomaaliyeed.

wadani
written by Abdullahi Sheikh Mursal , August 05, 2010
May God bless you for the good work done. Tkis song ''OCTOBER WAA TEE WAA TUMAA'' Made cry when i heard now through your good initiative. Radio Muqdisho used to broadcast this song when Somalia was Somalia. Please sirmadam together with many friends, we would like to request from you to air the songs which used to praise our beloved and late President Mohamed Siyat Bare[ AU] Please dont get tired about the good work you are doing. Bravo! Keep it up!
Somali Allaha noo nabadeya amiin amiin
written by Mahat abdi ahmed , March 09, 2012
Walalayal wad salamantihin inta ka dib somali sidi waagi hore e aqoontu ku yareyd lama jogo dhalinyaradi dhaman wa wax barten blse waxay noqotay hal bacad lagu lisay maxa yelay qof waliba hunguri iyo magac ayu raadina.somali waxa nalo kala saaray qaxoti,fananimo o murti lahayn aya nalaga mushquliyay,kuwa badaha lagu daadiyo.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search