Bookmark
Email this
Hits: 10175
Comments
(5)

...
written by kabul ismail ali , April 26, 2012
written by kabul ismail ali , April 26, 2012
waxaan dhihi lahaa alle ha una xariistee maxamed siyaad barre wuxuu ahaa madaxweynaheynii runta ahaa ilaahow janada ugu bishaaree
mr
written by shugri , May 20, 2012
written by shugri , May 20, 2012
maan shaa allah soomaaliya waxay ahayd dal ka tagay qaarada africa xaga hormarka markaad eegto xiligan oo ahaa xili aana ani dhalanin siday ahad ilaahay waxaan kabarya hayaa in uu usoo celiyo sharfteedii oo isjeclaysiiyo dhaxdeeda si ayaa ugusoo noqoto say ahaayd iyo si kawanaagsan