Bookmark
Email this
Hits: 5161
Comments
(8)
lovely vidoe
written by Duraaan , September 25, 2011
written by Duraaan , September 25, 2011
Hmmmm Maa sha alah.. Dadka quruxda ka muuqata iyo iftiinka. Ciil badanaa i miss all these. ilaahow nabad iyo dowlad aan ka baryeenaa..
Hoggaan la Tebay!
written by A. Barre , September 29, 2011
written by A. Barre , September 29, 2011
Waad ku mahadsan tihiin xog uruurinta taariikheed ee taliskii militeriyeed ee Xisbigii Hantiwadaagga Kacaanka Soomaaliyeed ee marxuun Maxamed Siyaad Barre ee dalka hoggaaminayey toddobaatameeyadii iyo siddeetameeyadii ee burburay horraantii sagaashaankii oo haatan laga joogo labaanta sano in badanna la tebay.
Waxaa uu ahaa talis la mid ah talisyadii waagaas hoggaaminayey dalalka soo koraya oo la jaanqaadayey waayahaas iyo wixii jirey, laguna xasuusaan doono horrumarintii dalka oo maanta weli laga duulayo ayrabooryadii uu dhisay waagaas, isticmaalka waddooyinkii iyo dekadihii uu dhisayna sidii u dhisaalan yihiin. Sooyaal ahaan se waxaa dhisme kasta oo uu taliskaasu dhisay, haddii uu duugo ama burburo ee bidhaantiisa la waayo, aanan marna duugi doonin afka hooyo ee uu qoritaankiisa taliskaasu hirgeliyey oo qof walba oo Soomaaliyeed uu ku aqoon goobto. Taas oo qof kasta oo wax akhriya maalin walba iyo meel walba kaga miro dhaliyo dhaxal ahaan.

wadani
written by c/qaadir , October 10, 2011
written by c/qaadir , October 10, 2011
walaalayaal waad ku ,mahad santihiin hooshaad qabateen mid yar ku dara coda aad iyo aad ayuu u xun yahay wa bilaahi tow fiiq.
CDW(Cummunity Development worke)
written by khadar , November 30, 2011
written by khadar , November 30, 2011
Somalia waxaa soomartay dowlad aad u wanaagsan oo caalmak oo dhan laga yaabay lakiin maynaan ilaashan mardanbena inamasoomarayso ,illahay waxaan kabaryaya in wadan keena sidaa kabado oo ubadalo si wanaagsan waxaa ina haysat waa caadalad darada ka jirta wadan ilaa lahello xaakim cadaalad ah wadanku hagaagi maayo
allo nasii xaakim cadalada horu mariya oo kitaabka quraanka iyo sunaha nabigeena (scw)gacanta midig ku qaata AAMIIN AAMIIN YAARABI
allo nasii xaakim cadalada horu mariya oo kitaabka quraanka iyo sunaha nabigeena (scw)gacanta midig ku qaata AAMIIN AAMIIN YAARABI
...
written by written by jama farah , February 13, 2012
written by written by jama farah , February 13, 2012
maxamed siyaad cadaladbu inbadan udhawa maxayelay dalka xoolo kamadhiciin /wana dhisay xaga sumcada addunka iyo xaga dalka gudihiisa sida iskuulada nockasta , jamacadaha nockasta jidadka ama wadooyinka qofba sidugaran cidamada qalaksida osuragaliyey indalka somaliya noqdo dalalka afrika cidamadodu aadusareyan xaga tababarka iyo ismaqalka cidan , waxan shegano mardhati balohaya dadka adhrista webseka? maxaa kadabeeyey ? intenakale somaali manihiin miya?
gabayga
written by Wadani , March 15, 2012
written by Wadani , March 15, 2012
Dahabo Gabaygeeda waa gabay qiima leh nasiib daro ma heli gari!!