You are here: Home Video Shirkii Madaxda Afrikada Dhexe/Bari oo lagu qabtay Muqdisho - 1971
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Shirkii Madaxda Afrikada Dhexe/Bari oo lagu qabtay Muqdisho - 1971

E-mail

Comments (29)add
Qaran
written by Cabid , September 23, 2009
Dowladnimo wataas laakiin mooryaanimo iyo qabyaalad xagee lagu gaaraa?
Dowlo dowlo
written by Eebow , September 26, 2009
Waxey aheeeeeed dowlad aana in naba caadi aheen illaahow dowlad nasii.
aabo siyaad
written by Zakariye , October 01, 2009
waxaan kusoo koray, xeradii lafoole waxaan inii sheegooyaa , in hormarkii iyo qiimahii aan lahyn oo uu aabe siyaad hormuudka ka `ahaa inaysan waligeed soolabbanay, sabab too ah , somali la wadniyad ah inuu maanta somali u joogo maumalaynayo, ilahay , waxaan oga baryooyaa , inuu aabo siyaad jandii fordowsa geeyo ,,,, ilayn waxuu xanaaneeyay dhaliyaro badan oo aniga ila mid ahyd. Xanaanyntaas ,,, waxay ii masaabaxday inan manta , somali qoro ilaa xeer jamacaddena aan aado.Hsdaan waxyar inii sheego korniinkayga waxaan kamid ahaa ciyaal laga soo aruuriyay,shaneemo subur, markaasna lagu qasbay in la dhaqan celiyo waxna labaro ,,,, nasiib kaas bal dadoo kawarama!
riximalah abihi somaliyeed
written by sumaya , October 07, 2009
OH! waan ooyay laa ilaha ilalahu ilaahayow dowlad caadila noosoceli yaarabi dowlad m arkin qax ayan indhaha kukalaqadnay yarabi dowlad cadila rabiyow nooken dadkaygana isu calol fur cuqdadana kasar
Qabil waa qoran
written by Baydhabo , October 09, 2009
Sida aan ugnahay 1991 waxan jirey 8 jir waxana ku dhashey gobolka bay gar ahan magalada baydhobo nasib xumo iyo calacal iyo murugu iyo kufsi dhac iyo dagal wax barsho la,aan gardaro bililiqo ayaa xareyey nolashi dhalint dadena jal siyad xuman iyo wanag waxba kama shegi karo inkasto magaci igu horeyey aan maqlo ay ahey cidamadi jale siyad aya so galey baydhabo waxan leyahay janadi fardowsa ilaha hageliyo amin dhib indhamathan qabiil laa leheey qalalas leedan qabila lehey qoru lisku boobo qabiil lehey
siyaad waa aabihii garashada
written by mohamed abdi juukaay , October 16, 2009
waxaan maqalnay dowlad ayaad laheydeen laga wada aqoon sanaay aduunka laakiin waxaa burburiyey anaga waana wax laga xumaado dadow shakina kuma jiro in siyaad aabe u ahaay dowladaas hada iyo dan maxaan qabsan karnaa ayaad isleedihiin walaalayaal aniga ahaan waxaan qabaa inaan laniyad jabin maxaa yeelay wixii alle noo qoro waa nagu dacaayaan tankale aan kadeyno nimanka hada dalka burburinaaya magacyada wan wanaagsan sida shiikh macalin mujaahid iyo kuwa lamid ah uguna yeerno dad dile maras xasuuqayaal calooshood ushaqeysta yaal dhuuni qaata yaal iyo kuwo kadaran oo ay ku arkaan in dadku naceb yahay uusana ku farax saneyn mahad sanidin
ilaahay ha u naxariisto
written by cali dhg , October 18, 2009
waa xaq inuu ahaa nin wanaagsan wax badana wuu tarey wax badana wuu dhimay laakin hadda ilaahay ha u naxariisto
Soomaaliyeeya
written by Dhegaweyne , October 20, 2009
Waa muuqaal'video'taariikhi ah.
Talyaanigu beri hore inuu Soomaaliya ka guuray baan moodayey! Laga yaabe odaayshii hore ee la oran jiray 'tipo italiano' inay fahmayaan, laakiin dadka badankiisu ma fahmayo, waayo? 'Talyaani baa halkan beri joogi jiray bay maqleen.'
Muhiimaddii laga lahaa farriinta lama gaarayo haddiiba afka lagu gudbinayo aan la aqoon.
Markaa afka hooyo ku turjuma si looga wada faa'iideysano faa'iideysto.
...
written by hussein ali , October 21, 2009
waa xusuus qaali ah madaxnaheenii soomaliya waxaan marka hore illahay ka baryayaa naxariistii jano inuu illahay ka waraabiyo dawlad macaankeeda ii sharafteeda kama dambaynin illaah ayaan kasugeeynaa soomaalaay qabiilka halaga tago haloo noqdo eebe
sallaamu calaykum
...
written by liibaan , October 23, 2009
alaa unaxriiste siyaad bare wuxuu ahaa geesi geesi dhale

BAL ILA DA'AYA SIAD BARRE HORUMARKU WADA GARSIYAY
written by Hassan , October 25, 2009
MA WAXAAN LA OOYIN QOODHIN IYO XERADIN .ANIGU WAXAAN QABAA MEESHAN GAARNAY WALIGAY GAARI MAYNO SIYAAD BARROO KALENA WALIGIN YAAN LAGU FAKERIN WALAAHI WAANA IGA DHAN CALOOSHAYDA WAXA KU JIRA ILLAAHAY BAA OGE HELI MAYNO .MARKA DHALINYARO HALOO WADA DUCEEYO AABIHI DALKA
ruuntii maantaa iigu horeysa bogaan, waana uu i deeqay,..
written by c.qaadir maxaed faarax,dulyar , October 27, 2009
xaqiiqdii, waa mudan yahay, aabihii umadda soomaaliyeed in loo sameeyo bogg isaga loogu magacdaro, waana talaabo wanaagsan, anigu waxaan ku soo hanaqaaday isaga oo dalka maamulaya waxana wax ku soo bartay iskooladii uu noodhisay ee lacag la,aanta ahaa, 18-sano anoo jira ayaana nasiib daro si fowda ah loo riday odayga,
kadib, waxaan waqtigeyga badankii ku soo qaaday fowdadaa, welina ma arag dowlda la mid ah tii la wada dumiyay,
marka waxaan leeyeehay,.waligeeyna odhan doonaa Allaha u naxriisto aabihii umadda soomaaliyeed,,,,,,,
munashire
written by muna shire denmarke , November 22, 2009
ma xamedsiad wuxuuahaamadaxwene kii ugu xukun dheery ugunaansharaf b aawada wuxuuna qaatay waax yaal baadan oo waax tarbadan.waan aabiihi umaad.
ilaah baa mahad leh
written by Kadir Nur , December 09, 2009
Waxay ahayd Dawlad lagu Faani karo Runtii Ka warama hadii eey sii jiri lahayd ilaa maanta waxaan hubaa in aan ka horumar badnaan lahayn dawlado badan oo qeyrkeen ah iyo kuwo kaloo naga fac weyn intaba Waase iska duminay Sorry soomaalaay Yaan ku eednaa saw gacmaheena ma eersan
Soomaaliya Ha noolaato!
written by Suleiman , December 17, 2009
Waxaan allaah ka baryaynaa in uu Ummadda Soomaaliyeed sharafteedii u soo celyo,
Soomaaliya qaradda Africa waxay ka horeeysay in badan,sababta loola dagaalamay oo loo burburiyay ayaa ahayd cabsi laga qabay in ay geeska africa la wareegto,ilaa maantay dad ayaa aaminsan in soomaalidu qatar ku tahay geeska Africa,maxaa wacay waa dad hal abuur badan balse aan xumaanta iska qaban.
waxaan oron karaa soomaalidu isma qabato qofkasta waxuu hogaamin karaa qaarad dhan,dhanka kale soomaalidu ma garato dhagarta cadowga.

5 Ayaa loo qaybiyay haddana shantii qeybood ayaa isku kala qaybisay boqolaal qabiil oo aan waxba u qabanayn,
u fiirso xumaanta qabiilka iyo sida uusan badal ugu noqonb karin qaran!

Waxaan dhalin yaradda Soomaaliyeed kula dardaar mayaa in ay ka xoroobaan Qabiilka iyo Qabyaaladda,maanta soomaalida waxaa laga helayaa boqolaal kun oo wax baratay waxaa loo baahan yahay in la wada shaqeeyo si loo soo celiyo xoriyadda Ummadda Soomaaliyeed.
aslaamu caliekum
written by ismail , December 18, 2009
asc wr wb walaahi waxaan ku farxay markii aan arkay bog gaan waana taariikh farxad igu reebtay maanta aan la yaabanahay halka aan naalo ee ilaah adiga na'abuurtee wadankeena karaamadiisii noo soo celi iyo cid waliba oo ku haboon hogaamintiisa yaarabi naga aqbal
waa halyeey somaaliyeed
written by guled , January 02, 2010
aniga waxaan jiray 17 markaan kasoo tagay somaliya oo dowladii somaliya qabiil haan loo jajabiyay oo midkalena lakeeni wayaya waa nasiibdaro in aan meshaan joogno oo hada an taganahay mel siiro ah xitaa xawayaanka kuma nabad helayaan haday is dhahan kunoolada lakiin haday somaali aragtay inay dowladnimo fiicantahay oo ka fiicantahay qabiil lakiin sidii loosoo celinlahaa ayaa dhiba.allaha ha unaxaristo halyayga somaaliyeed
qaran
written by macaygu waa qaran , February 14, 2010
Ilaahay ha u naxariisto madaxweynii wadaniga ahaa anigu layga sheekaynmaayo waxa uu qabtay iyo wadaniyadiisii guul qarano midno soomaaliyeey qabiilka ha layska dhaafo.
QARANIMO WAA TAA
written by issir ibrahim maxamed sacmaal , March 02, 2010
Waa farxad in aan sawiradaa arko oo af kale ku hadalay iyo wadnkeygii iyo qarnimadi somaliya iyo wadnimadi somaliya iyo calnkii somaliya,,inshaala wey noqon sidaa,, AMIIN....WAXANA soo xasuusta tarikhdi afrkia iyo xoreynii mosanbig iyo angola,oo ay somaliya qeyb weyn ka qadatay, iyo aun abahay ibrahin muxumed sacmaal amiin..qofkii garanay tarikhdaa ayaa yaqaan ama waqtigaa..markaa ilahay somaliya iyo somalida lunsan ilahay ha soo hanuuniyo oo qabiilka qaranimo ha ugu bedalo amiin....intii dhimatayna ilahay naxariistii jano amiin
WAAYO WAAYO
written by abdifatah awaare , June 07, 2010
waxan u mahadcelinayaa dhalinta boggan masuul;ka ka aha , muuqaalkani wuxuu ku tusayaa in aynu ahayn dad jiray oo adduunka magac ku lahaa hadana waxaynu nahay mooraayaanta aaduunka , hadii la rabo in wax xun tusaale loosoo qaato somalia loosoon qaataa waayo inagaa halkaa is dhignay , marka ilahay haynoo hagaajoyi dawladeena aaamiin
somali citizen
written by c.m.Kaalinjoog , June 10, 2010
ma heli doono siyaad oo kale ee been been an isku maaweelino
Alla ha u naxariisto
student
written by jama , October 29, 2010
AS/C marka hore bugan iyo hawlwadeenadiisa waan u mahadcelinayaa, marka labaad ilahay ha u naxariisto madaxweyneheenii hore, hana u dambi dhaafo wax badan ayuu qabtay, wixii khaldamayna qof wax qabtay ayaa wax khalda qof meel fadhiya wax ma khaldo waxaan nahay barash. waan khaldami karaa laakiin qof dhaama ama wadaniyadiisii leh ma helaynaa ayay tahay suaa,aashu waa adag tahay ilahayse waxaan ka baryaynaa hogaamiye fiican .ilayn ilaahay ha u naxariiste jaale siyaad ma soo noqonayo .as/c
waa loo dhashaaa wadaninimo
written by mahad mohamad Ali , January 15, 2011
allaha u naxariistee waxaa uu ahaaa geesi soomaaliyeed oo jecel midnimda umada soomaaliyeed. qaabka umadu u noolaydna waa sinaan , cadaalad , midnimo iwm.
taariiqduna waa mid aan la xaqiri karin.
by mahad
Maxaa marag ah oo ay taariikhdu ka tagtay?
written by Mohamed , July 04, 2011
Ilaah ayaa mahad leh oo Soomaali u dhaliyey halyeygaa markii ay ku caasiyeena ka kaxeystay. Ilaahayow Aaabihii ummada iyo wadnahii qarankaba waa ahaa Maxamed Siyaade u naxariiso oo dambigiisii u cafi, Bal daya waxa uu filmkanu noo sheegayo afrikadii oo aanu hogaan u nahay lana dhacsan nabada iyo horumarka Soomaaliya in ka yar 10 sano ku gaartay asalna ay u aheyd midnimo. Inagaa is doorinay oo duf iyo darxumo is badnay aaaaaaaaaaaaaaaaaaaah waa jabnay oo u jabnay cadaw aan ii naxeyn markaan dhegeysanay dhagartii gumeystaha uu aabe siyaad nooga digay. Ilaahayow Maxamed Siyaad gurigiisa guri jano ka yeel.
haddii cadawgaagu libintaada sheego ka waran
written by Mohamed , July 04, 2011
Allaah ha u naxariisto Maxamed Siyaad eeg sida uu ugu maqan yahay oo uu dhuuxayo shirka oo isha ula raacayo cidkasta ioo hadalka wadata. Heybad waa taa alle ayaana baxsha xoog ma aha.


191 elizabeth ster cape town
written by aweys jeejeeste , October 22, 2011
walle wan wax an la halmami karin sida ka muqato muiqalka halkan an ka rakyo ilahaow inoso cili nabadi adiga ayaba so celin karo amiiin
ogadenist
written by faarax cali , January 17, 2012
asc dhamaan waxaana u mahad celinayaa dadkii sameeyay barnamijkan iyo dadkii fikradiisa lahaaba kadib madaxwayne jaale siyaad bare wuxuu ahaa nin noo lasha dadka somaliyeed xasuus iyo taariikh maguuraan ah oo farac ba faraca kadanbeeya kasii dhaxlo wuxuu ahaa siyaasiga siyaasiyiinta wadaniga wadniyiinta .wuxuu ahaa ni wadanka jecel .kufaana .horumarkiisa jecel .wuxuu jeclaa dadku inay isku tashtaan dhulkoodana wax kasoo saartaan .is caawiyaan .wuxuu rabay wadanku inuu noqdo wadamada ugu quwada wayn afrika .aduunkana meel ka gaadho .wuxuu ahaa siyaasi.wadani .geesi .caaqil . marnaba aan nin ragi ku soo aadin .j.siyaad nin lamida soomali dib u heli mayso .waaxan ilaahay uga baryayaa inuu naxariistii jano siiyo somaliyana dawlad siiyo midawda amiin aaminn aminn
allow ino so celi kacaankeni xoga badna!
written by Ibrahim saabiyo , February 22, 2013

Asc wa salamantihn marka hore xogi kacanka waxa sameyay oo dhaqan galiyey saraakil somaliyed marka anaga horta ma arkin wax lagu magacabo nabad iyo daganaan lknse waxan oganay macnihisa marka qof waliba ha isku dayo in si
yad oo kale noqdo horta siyad oo kale lama noqon karee bal haliska doondoon sida uu wax u wadi jiray wana mahadsantihn
wadani
written by shaafici axmad ibraahin , April 14, 2013
wuxuu ahaay halyeey cidii xaqirto ay xaq1iranb tahay
Write comment
smaller | bigger

busy
 


Custom Search

Jaalle Siyaad Book/Buug