You are here: Home Video Organisation of African Unity (OAU) Summit in Somalia 1974
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Organisation of African Unity (OAU) Summit in Somalia 1974

E-mail

Comments (2)add
NABEE NOOMA TALIN MASKAX NOOGA ROON NACABKAA HA JABO
written by D , May 13, 2013
Halkudhgyadaas iyo suugaanti lagu amaanay Jalle Siyaad iyo guud ahaan Saraakiishii Golaha sare ee KAACAANKII BARAKEYSNAA,adiguba walaal bal milicso taytalka aan doortey, ma anaa airi, ma adaa yiri abwaan Soomaaliyeed oo ka turjumayey waqtigi fiicnaa , the good times , iyo Hoggaankii waxtarka ahaa ee waqtigaas .
Haddaba anigu hadda waxaa leeyahay hadii qabwaanki soomaalikyeed ee yiri, NABEE NOOMA TALIN MASKAX NOOGA ROON , NACABKAA HA JABO, ee inta Soomaliya cirkaas u qaaday,misana Soomali weyn sharaf leh raadiyey, misana Afrika iyo Carab midnimafdeeda iyo karaamadeeda raadiyey, Waxaan hadda leeyeeyahay Danbigoofda Allaha dhaafo, qqaabriga allaha u nujuriyo, inti ka hadhay Golihi sare ee Kacaankana Danbigooda Alloaha dhaafo, tawbada allaha waafajiyo, Soomaali waxaan leeyahay kuwaan xunxunka ah ee dabaqoodhiga ah ee mid walba xaafad rabo inuu Amxaaro iwm la hoostago ee aan karti iyo dadnimo kale karikaraynin, soomaali ha aragto, waa haday rabaan inay ka badbaadaan inay ka tirtirmaan Geeska Afrika. Wa billaahi tawfiiq.
...
written by Ali , August 13, 2013
A wonderful event, oh we miss you jaalle Siyad, u were a great leader
Write comment
smaller | bigger

busy
 


Custom Search

Jaalle Siyaad Book/Buug