You are here: Home Video Muqdisho (Xamar) - 1977
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Muqdisho (Xamar) - 1977

E-mail

Comments (12)add
...
written by Kari , August 11, 2011
Mogadishu was a beautiful city.

Greetings from Finland.
salaan diiran
written by faysal wadan jecel , August 12, 2011
ASC salaan ka dib waxaan ahay wadani somaliyeed oo dhab ah wali waxaan ahay 24 jiri wadna qiyaasi kartaa intii aan ku soogaray somalinimada iyo dowladnimada aniga ayaa hada ugu baahi badan dadkii hore allow malin u i tus wadankayga hooyo oo nabada inshalah dalkeyga waan jeclahay dadkeyga wan jeclahay by faisal cabdullahi cali wadanjecle

...
written by cabdirashiid cali yusuf , August 31, 2011
ALLE HA UNAXARIISTO MADAXWYNIHII SSOOMAALIYA

20sano kadibmaxaysoomaalidu garatay xaqiiqdi dhabta ahayd allow unaxariiso inasiyaad
written by cabdulqaadirmaxamedcabdi2 , September 01, 2011
waxaanilaahay ugu baryayaa halyeygii ina siyaad denbidhaaf markaan salaada dukado waa u du caynayaa waxaan dareen siinayaa shacbiga soomaaliyeed 1968 s 68waasanadkii ay soomaalidu iskudilayeen qabiil qabiil waxaa ladilay alla ha unaxariisto madaxweynihii cabdirashiid cali sharmaake soomaaliya waxaanabad kusoo dabaalay kacaankii caweysnaa uu majaraha uhayey sareeyo gaas maxaed siyaad bare siyaad waxuu duugay qabiilkii waxuu sooraaray goaan adag kaas ooah qofkii qof dila waa toogasho siyaad waa geesi waa geesi aan tabnay xabashi nama soo haweysatayn maanta oo noolaanlahaa ina siyaad ilaahayow qabriga uwaasici aamiim cabdullaahi waa dooraad ina siyaadna waa daarood labadaas farqiya u dhexeeyo baleega soomaaliyey geeridii ina siyaad buu xabashi kusoohogaamiyey soomaaliyey bal egee ufiirsada cabdullaahiyusuf meel uu ku harsado buu layahay waxaan hanbalyo udiraa qoyskii uu kadhashay ina siyaad dhamaantoodwaxaanlahadlayaa bare hiiraale dibu eeg halyeygii ina siyaad oo necbaa xabashida maxaa kugukelifay inaad noqotodabaqoori ilaahay utooba keen ooboorka kajas wadadii caddayd cagtasaanayee lagucayntayee waaiga waano waxaan kasoojeedaa qoraxsinkahiiraan aamiin

mogadisho
written by mohamed , September 07, 2011
kuma soo garin waqtigaan balse waxaan dareemayaa inaan haeen wadan xur ah

Allow Maan Mar uun Arko Dalkayga oo ah sidii waayo waayo
written by Caabi Cabdi , September 15, 2011
Waxaan murugodaa markaan xasuusto sidii soomaalia ahaan jirtay iyo sida ay hadda tahay waxaan illaahay ka baryayaa inuu mar uun i tuso sidii ay wadankeenu ahaa waayo waayo
...
written by Magan , November 13, 2011
Qof walba wuu murugooda laakiin waxaa ah in la is waydiiyo Maxaan qaban karnaa ilayn waa dadkeenii waxa meel walba ku dhimanaaya dalka guduhiisa iyo dibadiisaba waa caruuteenii waxa lagu iibinaayo suuqyada wadamada qaarkood waa dhulkeenii waxa sunta lagu qubaayo waa wadankeenii waxa caalamku bililiqaysanaayo anagoo ka gaajaysan ????
Haddaba inta beer jileeca iyo calaacalka la iska daayo aan tuurno heeryada qabiilka aan tuurno gobolaysiga iyo waxa gumaysigu na daba wado inta anaga la isku keen mashquuliyo ayaan dad iyo duunyaba waynay war ilaahay raxmadiisa lagama quuto Markaa rag iyo dumarba ninwalbow waxaad qaban karto qabo
c\laahi baaruud
written by c\laahi xarbi xareed , December 21, 2011
waxaan allekatuugayaa in janatul firdows ilaahey kawaraabiyo jaale maxamed siyaad bare run ahaan ti wuxuu ahaa nin wadani ah run ahaan ti manaan soogaarin balse marka aan daawado ama layga sheekeeyo waan ilimeeyaa waayo maanan arag dowlaD sax ah ama ay ku jirto wadanimo dhabah wadan kii aan udhashay waan ka soo cararay dhibaato awgeed waxaan dulsaar kujoogaa yaman caasimada sanca waxaan alyoom uraad sadaa laamiyada waxaan masaxaa gawaarida ilaaheey waxaan ka baryaa in uu wadan keena nabad nooga dhigo aamiin aamiin waxaa layga heli karaa telka 736243640 waa mtn fadlan halaeyla sooxiriiro insha allaah qeeyr goodby
Wadani
written by Liibaan , December 27, 2011
Markaan daawaday, wallaahi waan qiirooday, oo waxaan xasuustay waayo waayo...waxaan is waydiiyay maxaa ku dhacay Somalia...ma waxaa laga waayay dad is biirsada oo qabiil walba leh oo ka damqada musiibada ku habsaday haween iyo halyeey, da' yar iyo doqow...Somalia cadawgeeda wuu badan yahay wuuna fiiro dheer yahay, laakiin waxa somalia isku haysta iyo inta badan dadka dibada joogta midna ma fahmayaan, haday fahmaana qabiilkaa ka xoog badan...Allow somali samata bixi!!!!!!!
Somali
written by Jama , February 02, 2012
Anigu nin weyn baan ahay,waxaan xusuustaa 1977 kii ,sidii mogadisho ahayd iyo dawladnimada.
Maanta waxaan ku noolahay california Usa ,waxaan aad uga jeclaan lahaa nolashii macaanayd ee waayo..waayo.
Mana ahayn qoys lacag leh aabhay askari buu ahaa.
Laakiin hada tan aan ku jiro waxaan hubaa in ay taasu ka fiicnayd.
Waayo ,ma lahayn stress, iyo fekarka qurbaha.
Ilaahaow dalkayagii nabad ku soo dabaal
baraarug taariikheed
written by adan warfaa , July 01, 2012
waxaan ahay dadkii ku hanaqaaday kacaankii 21 oktoobar,waxaan kale oo kamid ahaa dadkii laga horkeenay kacaanka,loona tusay inuu yahay hagardaamada hortagan hurumarka dalka iyo dadka, haddaba,kadib markaan dib u fiiriyey macaankii noloshii barisamaadka,u fiirsaday dhaqanka soomaalida,ogaadey danihii dadkii nakacshey,kaliya waxaan alle kabaryayaa inuu maxamed siyaadookale nooga soo dhexsaaro soomaalida maanta.
xasuus
written by ibraahiim cawil cali , May 14, 2013
taasi waa taariikh soo martay somalia waayo waayo waa taariikh haboon in lagu qoro baal dahabi ah maxaa yeelay waanu jecelnahay wadankeena
allow noo soo celi dawladnimo allow noo soo celi dawladnimo allow noo soo celi dawladnimo
allow noo soo celi dawladnimo allow noo soo celi dawladnimo allow noo soo celi dawladnimo
allow noo soo celi dawladnimo allow noo soo celi dawladnimo allow noo soo celi dawladnimo
allow noo soo celi dawladnimo allow noo soo celi dawladnimo allow noo soo celi dawladnimo
allow noo soo celi dawladnimo allow noo soo celi dawladnimo allow noo soo celi dawladnimo
allow noo soo celi dawladnimo allow noo soo celi dawladnimo allow noo soo celi dawladnimo
allow noo soo celi dawladnimo allow noo soo celi dawladnimo allow noo soo celi dawladnimo
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiii
iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search

www.somalimind.com

Buug Cusub / New Book