You are here: Home Video Muqdisho Video - 1984
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Muqdisho Video - 1984

E-mail

Comments (5)add
waan ilmeeyey
written by Yuusuf , September 19, 2009
Runtii waan ilmeeyey markaan arkay sawirkaan quruxda badan ee muqdisho iyo markaan arkay hadda farqiga u dhexeeya ee miyeysan aheeyn wax ilmeeyo
Ma waxaan la ilmayn baa
written by Maryama , March 29, 2010
Wixii naga qadiyay waddankeena inaan ku noqono balaayo yo baas Allaha ku rido,
waan iska xaarxaaran lahayn waana dhisan lahayn.
Waan ooyay
written by abdul , April 07, 2010
wadan aad u qurax badan ayaan qabnay maantanah waxaan holiday u aad naa wadan kale maxaa noo diiday in aan wadan keena sameesano marlabaad. no qabiil please we had enought respect and move on somalia.
Asalaamu Calaykum
written by Maxamed , June 16, 2010
Yuusuf walaal waan kusalaamay horta waa runta aragtida video iyo somalia sida ay noqotay walahi horta wax lagu ilmooyo way tahay waa tan aniguba igu dhacday in ilmo indhaha iisoo istaagto , dhulkayga hooyo inuu maanta bur bursanaado ana aan dhul gaal kor fadhiyo walahi waa wax lagu ilmeeyo aabo siyaad ilaahow danbigiisa dhaaf adaa ween oo waaxid ahee

DAMBI DHAAF DALAB
written by AHMED , June 30, 2011
Asalaamu Calaykum,walaal Madaxwey Siyaad waxuu ahaa Mawaadin dalkiisa iyo dadkiisaba yaqaan kuna dadaala midnimada ummadda Somaliyeed Allah u naxariisteed khalad waa ka dhacay wanaag badanna waa sameeyay sidaa darteed Aan u barinno Ilaah inuu ka Cafiyo waxii khalad ah,waxii wanaag ahna Ajir Allah ka siiyo.

Aamiin
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search