You are here: Home Video Muqdisho Sanadkii 1981 Video
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Muqdisho Sanadkii 1981 Video

E-mail

Comments (4)add
cabdiqaadir farxaan
written by 16 , September 15, 2009
waxaan aay arday soomaaliyeed
MASHA ALLAH SOMALIA
written by BAZI , March 09, 2010
ILOVE SOMALIA

HADAN NAHAY DADKA YARYAR WAXAAN MALEYNAYA INAY RIYO TAHAY SIDII AY AHAN JIRTAY SOMALIA
MR
written by AMIIR NUUR , March 10, 2010
MARKAAN ARKAY SIDAY AHYAYD SOOMAALIYO IYO SIDAY HADA TAHAY OOHIN AYAAN BAROORAY IYO XAYWAANTA HAD JOOGA AAN WADANIGA AHAYN AAN SOMALI NIMO KU JIRIN OO JEEB KOODA KU FAKIRAAYO ILAAHYA DHUB HA SIIYO KUWO SHEEGANAAYO MUSLINKA OO ISLAAMKA DHAMEEYAYA WAXAAN LAAYAHAY INAA LI LAAHI WAINAA ILAAHI RAAJICUUN WAX KALE MA AWOODNO ILAAHAAA KA WEYN
Arday
written by Abdulazizi sh. Nur , March 30, 2012
Dhab ahaabtii bahda webka jalle siyad waxaad igu abuurteen ilmo farxad iyo naxdin dabiici ah wayo tariikhda dhabta ah waxa waa nolasha dhabta ah ee aadanuhu fadlan isku daya in aad dadka u ogolatan inay ka daalacdan khudbadaha Marxumka soomaalida waxaan ugu baaqayaa inay cafis weydiistaan kharaabada Jalle siyaad waayo Jalle Siyad Soomaaliya wuxuu ahaa wadani ka fog qabiileysiga mana uusan ahayd kuwa danahooda keliya ka hormariya wadanka soomaaliyey siyaad barre wuu tagay ee ka tashta danihiina kana tashta tuugada u tashatay wadan iyagoo danahooda keliya doona inay hanti yeeshaan caruurtoodana geystay wadamada shisheeye iyo jamacadaha dan yartooy war hooy yaan la idiinku been abuuranin. Somali somalibaa leh Shariif iyo Mahingo iyo danayste sheeganaya magac soomaali ma lahan wadankan.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search