You are here: Home Video Markii la xoreeyey Jigjiga - Soomaali Galbeed sanadkii 1977
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Markii la xoreeyey Jigjiga - Soomaali Galbeed sanadkii 1977

E-mail

Comments (10)add
PATRIOT VS TRAITOR
written by R. CAANOGEEL , February 02, 2010
Alaha u naxariisto wadani jaale siyaad markuu soomaliya u talineyey XDS tiknikadooda waxay gaareen meel 85km u jirta adis ababa waana halka uu ku dhaawacmey g/dhexe mingistu haile mariam kadibna loo qaadey moscow i lagu soo daweeyo. cabdullaahi yuusuf markii uu madaxweyne soomaaliya ka noqdayna ciidamada xabshidu tiknikadoodu waxay soo gaareen caasimadii wadanka soomaliyeed ee muqdisho iyagoo xoog ku soo gaariin halkaa laakiin caawimaad qeyral caadi ah uu u fidiyey madaxweyne yuusuf ay fursad u siisay inay soo gaaraan caasimadii muqdisho.soomaaliyey jaale siyaad mar walba oo uu qudbad jeediyey waxa jiray hadalo qaarkood uu isticmaali jirey oo xasuus ku reebi jirtey umada waxgaradka soomaliyeed."BIYO SACABADAADAA LOOGA DHARGAA","GAAJO GOBNIMO AYAA DHAANTA DHEREG GUNIMO"."WAXAAN UMADA U QABANO TAARIKHDAA XUSI DOONTA WAXAAN BI'NANA SIDOO KALE" jaale siyaad was a true patriot even his worst critics admit it now and by now every somalian knows who the traitor is. it's gonna take 50 yrs to bring somalia to the level jaale siyaad took it to but there is no yrs or faith that can bring back the founding father of the nation,i wish we could but his gone home in peace.
Allow u naxariiso Marxuum Jaalle Maxamed Siyaad Barre
written by Aweiz Mohamed Haji , September 07, 2010
Soomaaliyey suuragal matahay inaan mar labaad gaarno jig-jiga?
...
written by Jaamac C/laahi , October 20, 2010
Anigo ah ka so jeeda Qaranka Somaliland, waxaad aad ugu farxay Videogan, Videogan waxey ii tustay inay somali mid ahaan karayso haddey uu soo jeesato, inay tahayna Quwad la doonayn in la isko keeno marnaba, somali waa loo tashaday, Ethiopia iyo Xabashina waxaan ogaaday inaanay Danta Somaliweyn marnaba Ku Jirin, Somali wey isko imanysa, hadi ay sidaas ku kala tagtana, Danta Dalka Djibouti, Somaliland, Somalia iyo Gobalada la Haysto (Somalinimo ayaan uu Taagnayna insha allah!
...
written by deria , January 04, 2011
waynu burburnay oo is nacnee ilahay walbigeena ha isu soo jeediyo. wanaageenana ha is keen tuso.
Waddani
written by Kaytoon , March 15, 2011
halkaan waxaa ku cad in dowladda Ethiopia aan la doonayn inay burburto waligeed.Hadalada ugu danbeeya ayaad ka garanaysaa in Soviet Union iyo Cuba ay si cad u badbaadiyeen jiritaanka dalka Ethiopia.Tanks to Allah who mad somalians so brave and worriors and we will remember Siad Barre as hero.
J
written by Wadini dalkisa jecel , September 28, 2011
alle ha u naxariisto janadii alle hagaliyo wuxu galay tarikda xusi donto walahi wan ilimeya markan arko dadka iyo dalka sidey manta yahin iyo siday ahan jiren umada somaliyed allow bad badi
...
written by ali mohamed , December 20, 2011
ma malaynayo heerkii aan gaarnay in aan gaari doona ama aanheli doono madaxwayne wadani sidii barre oo kaledadkalena ay yiraahdaan afwayne oo maangaabiintu u haystaan in siyaad barre uu ka danbeeyey burburkii dowladii dhexe cidii wax hagaajinaysa waa loo baahan yahay baarayahay laysu keenay ama ciidiina iyo dadkiinaba iibsada sidaad hantidii qaranka iyo tii dadwaynaha u boobtee
Dhaay13@hotmaili.com
written by Maxamed wadani , February 06, 2013
Wlhi ma ogi saan noqday markaan aqristay taariiqda somaali iyo nolosha xada aan ku noolnahay walaaliyaa aan iska tuurno qabiilka oo aan qaadano qarannimada aanna noqono wadaniyiin wlhi wax dhaama lama helaayo ee aan dib ufikiro
...
written by Axmed Ibrahim Hargeysaawi , December 06, 2013
"Somalis are within sights of their objective"... waan ooyey.....that objective is throw to the sea.. Ilaahay Aabe Siyaad u naxriiso.. ( Abaartii Dabadheer wuu inaga raray, Aqoon daradii wuu baabiiyey ( Af Soomali la qorey ), wadaankeeni waqooyi Galbeed Xoreeyeya, Amhaar Maanta inoo taliya waa eryaday..( I am happy he is resting in peace ) waxa ina haysata ma qaadan kareen..a
...
written by by somali pure , November 20, 2014
Reaallly this is anforgetable moment for the history ,but those whom thinking that somalia will never be again like that they are foolish and enemy will wil be like this and better ish allh , but we ahve to be a good muslim person and wadani who care is his country and it's peaple
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search