You are here: Home Video Mahrajaankii (Looxaadka) - 1984
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Mahrajaankii (Looxaadka) - 1984

E-mail

Comments (17)add
HOW BEAUTIFUL!!
written by want-an-improved-somalia , June 21, 2009
that was beyond beautiful!! i mean the way they were well organized! i loved what they wrote on that place and the clothes the girls and boys wore!! my god! if only somalia improved rather than becoming a country without government and stability!!

SOMALIA HA NOOLATO!!
...
written by Y.H , September 24, 2010
Salaam waxaa farxad ii ah in aan ka mid ahaa ardeydii muujisey Mahrijaankaas dadeydana waxey aheyd 16jir , Lakin waxaan ka xumahey in maanta dhalinyarada soo koreysa ilaa hada 20 sano laga joogo ayna arkin DOWLO Soomaliyeed .

Thanks
somalia
written by Sayid Ali , October 16, 2010
Nasiib uma aanan helin in aan ka qeyb galo mahrajaankasi sxbkeyga dhalinbyarada u sheegay ayaana kamid ahay 20 kan sane burburka dhashay waxana rajeynaayaa in uu ilaah i tuso ameeeeeeeeeeeeeen
Waayo Waayo, Dawladnimo Wanaagsanaa
written by Abdul , October 20, 2010
Waxaan ka mid ahaa ardadii ka qayb qaadatay Mahrajaanka sanadkaas 1984 oo ka dhacay Garoonka kubadda cagta (Stadia muqdisho), waxaan dhiganayay dugsiga dhexe. Aad ayaan u qiirooday markii aan arkay this Video. Waxaan soo xasuustay sharaftii dawladnimada iyo bilicdii wadanka.

Dadkii nidaamka dawaldnimo ka doorbiday inay horseedaan bur bur si ay u gaaraan dan shakhsiyeed waa is yaqaanaan kuwa wali nool iyo intii ku taageertayba. Qaarkood wali indho adeeg ayay la soo taagan yihiin oo waaba ku faanaan!!!

waxaa xaqiiq ah in taariikhdu xusi doonto dadkii dhibka soomaaliya u horseeday iyagoo mar kasta ku andacoon jiray in ay dan soomaaliyeed wadaan. Waxaa hubaal ah in shakhsiyaadkaas oo dhan la arkay waxay raadinayeen taas oo ahayd mar un aan kursiga ku fariisto (at any cost), ayagoo aan u danaynin dal, dad, diin, iyo xataa dadkii ay qabiil ahaan u isticmaaleen ama hab qabiil ku howlgaliyeen.

soomaalidu waxay ku maahmaahdaa " God ha qodin, haddii aad qodana ha dheerayn, ku dhici doontaana ma ogide"

Haddii Alle yiraahdo waan ka gudbi doonaa dhibka jira, waxaana rajaynayaa in jiilasha soo socda ay u noqoto taariikh lama ilaawaan ah, sida soo martay wadamo badan oo aduunka ka mid ah.

waa mahadsanyihiin dadkii ka shaqeeyay soo ururinta taariikhda dawladdii soomaaliyeed.
ALLOW AABAHII UMADA AABE SIYAAD U NAXARIISO FARDOWSO ACLAA ILAAHOW GEE AAMIIN
written by GABAR SOOMAALIYEED , January 10, 2011
Waxaan Allaah oogu mahdinayaa maalmahaas quruxda badan ee aan soo joogay, waxaan kaloon ku faraxsanahay anigoo ka mid ahaa ardaydii ka qaybgalaysay mehrijaankaas anigoo waqtigaas dhiganayay FORM ONE galaaska koowaad ee dugsiga sare ee BAARBE SECONDARY SCHOOL ee ku yaalay degmada wadajir anigoo 14 jir ah markaas,ilaahow wadankeenii sidiisii iyo si ka sii wanaagsan nooga dhig aamiinn. wixii in uu saan wadankeena noqdo ka dambeeyayna ilaahow cadaaabtaada dhadhansii saa qurbay na badeen macaanki wadankeenay noo diideen waqtigeenina dal dadkale leeyahay ayaan ku qaaadanaynaa oon ku ilmo dhalnay,ilaahow wadankii oo nabad ah soomaalo isecel iyo anagoo dib ugu noqonay oo ku ceeshayno dhulkeena natusi geerideena ka hor soomaali oo dhan saqiirkeena iyo kabiirkeena aamiiin ilaahow aabahii umada soomaaliyeedna qabrigiisa allaha u nuuriyo aamiin. Dadkii ina xusuusiyay waayo waayana waan u hambalyaynayaa thanks alot.
xasuus
written by amin , January 23, 2011
walaahi inay eheed maalin farxad goob joog aan ahaa nasiib ayaana uhelay inaan ku ciido farxad nabad bashbash iyo barwaaqo ereyadaas waxay muujinaayaan in somaliya ay leheed hogaan. ilaahoow hogaan toosan ugu dhiib hogaanka umada soomaliyeed.
Meri jaanka
written by bashka , March 08, 2011
Galabtaas waxaa ka mid ahaa Ardaydii Dugsiga 21 Oktobar xaafada Waberi ku yaalay waa xasuustaa farxada iga muuqatay inaa ka mid noqdo Ardaydii Mehri jaanka, waxay i tahay xasuus aan ilooowi karin maalintaas. Saaxibadeey sida C/shakur,Aliyada. Maxamud jaamac,Cabaas, Mastar waa is dhinac fadhinay waxaana diretoore ahaaa Badal Jiis
student
written by rabica liban osman anogell , April 05, 2011
siad barre is the greatest president i have ever seen in my life,allaha u naxariisto we need someone like him ameeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeen.
Mehrajaanka
written by Saed , April 18, 2011
Maansha Allah xusuus aad iyo aad u qiimo badan ayey ahayd kamid baan ahaa mehrajaankan waan xusuustaa aad baan u yaraa kolkaa dawladi waataa maxaykugu taal soomaali iyadaa halkaa isdhigtay,markaa ha ka xaaxaabiyaan waxay gacantooda ku samaysteen talow ilahay mar uun sidii ma nagu soo celin doonaa Insha allah
RAHMAANOOW U NAXARIISO JAALE MOHMED SIYAD BARE
written by ELMI MANEED , July 06, 2011
WAA MAALIN AAD IYO AAD U WANAAG BADAN WAXAANA AAN KA MID AHAA ARDAYDII KA QEYAB GASHAY MAALINTAA QAAS AHAAN ARDAYDII HAYSATAY LOOXA XILIGAANA WAXAAN DHIGANAYEY D HOOSE DHEXE EE GAHEER ALOOW NABAD KUWII DHIBKAAN NA GAARSIIYEYNA ILAAHAYOOW KII DINTAYNA NAARTA KU FOGEEY KUWAN NOOLNA ILAAHAYOOW SOO HANUUNI HADAAD HANUUN LA DOONTO MOHMED SIYAD BARANE RABIYOOW U NAXARIISO AMIIN AMIIN ALA MAXAAN ARKI JIRAY GALAB WALBO
STUDENT
written by AXMED , October 21, 2011
WAXAAN KA MID AHAA QAYBTA UGU DAMBAYSA ARDADA MEHRAJAANKA SAMAYNAYSA WAAN XUSUUSTAA WAXAAN DHIGANAYEY SCHOOL SIYAAD OO KU YAALEY DEGMADA WADAJIR WAAN XUSSUSTAA MAALINTAA ANAGAA FIRST CLASS GALAY WAAYO WAXAAN GAROONKA OO DHAN HUWINAY CALANKA QURUXDA BADAN EE XIDIGTA SHAN GEESKA DHEXDA KU LEH WAAN XUSUUSTAA MAALINTAA QIIMAHA LAHAYD MAXAMED SIYAAD WAA JOOGEY MARKAAN CALANKA KU QARINAY GAROONKA OO DHAN SACABKII UGU KULULAA AYAA NALOO GARAACAY KKKKK .
SCHOOL JABUTI AYAA NALAGU SOO BARAY OO KURIYAN AYAAN NA SOO BARAY CIYAARAHAN MEHRAJAANKA AH.
student
written by libaax , October 21, 2011
waxaan joogay maalintaaas waxaan kamid ahaa kuwa dambe oo la dhihi jiray somalida maanta waxaa nalagusoo tababaray school jabuti oo ku yaalay degmada wadajir wadanka kuria ayaa na baray ciyaarahan waan xusuustaa aad baan u yaraa intan oo keliya ma ahayn ee ilaa sagaal gruop ayay ardadu ahaayeen laba keliya ayaa meesha nala tusay oo aan weliba dhamayn ciyaarteen waxaa ka maqan kuwii ugu muhiinsanaa aawey calanka garoonka oo dhan aanu ku qarinay aawey calaamadii aanu samaynay ee ahay XHKS oo aanu si qurux badan u samaynay.
inkasta oo aanu number one aanu galnay maalintaas waxaan xusuustaa kuwii naga dambeeyey ee jarajarooyinka la soo galay jaranjaro kasta waxaa siday laba arday midna isagoo tabeebe xidhan oo qori loox ka samaysan dhabarka ku wata ayay soo gleen oo qaadaya soomaliyey toosoo toosoo isku tiirsada eey hadba kiina taagdaraneey taageera weligiineeeeeeey.
runtii ilmo ayaa indhahayga ka qubanaysa hadda waayo waxaan xusuustay quruxdii waagaas iyo maanta sida aan nahay .muqdisho i am sorry
...
written by macalin buubshe , January 08, 2012
anigo waxaa kamid ahaa macalimintii loo tababarey iney ardada baran mahrijaanka waxaa wadey jabtarkii 2aad waxaan kutababaryey dugsiga yaqshiid waxaan ila shaqey nayey macalimin badan waxuuna ahaa jabtarka ugu fiican ardada
...
written by xaliimo , April 03, 2012
Anigu waxaan ka mid ahaa hooyooyinkii maalintaa ka soo qayb galay barnaamijkaa aad bay i cajabiyeen wiilashayadii waxay dhigeen
bingaani89@hotmail.com
written by mahamad , April 13, 2012
masha alah wadankeena somali markii hore woonoo barwaa qeesanaa masha alah sidaan ayuu nooahaa ilaheyow noogo soo celi sidiisi hore
Xusuus lama iloobaan ah
written by Aduunyo , September 04, 2012
WAXAA SHARAF II AH INAAN KAMID AHAA MEHRIJAANKII 1988 WAXAANA DHIGAANAAYAY DUGSIGA HOOSE DHEXE EE TALEEX FASALKA 8AAD, WAXAANA MUUSIGA INOO TUMAYAY KOOXDA IFTIN OO KA SOCOTAY WASAARADA WAXBARASHADA. TARABUUNKA IYO OKTOOBARTII 1988KII. WAXAANA LANAGU SOO TABABARAY KA HOR INTAAN OCTOOBARKA LA GAARIN DUGSIGI SARE EE KAASABABOLAARE OO ISGOOYSKA KAASA BOBALAARE KUYAALAY. " SALAALAA SALAALA CAALA HOOYAALEE" BUURBUURANAAYOO HABLUHU BUUR BUURANAAYOO,,, BUUR BUURANAAYEE MA DAMBIIL MOOSEEY CUNEENE', SALAALA...... KKKKKK. AAD IYO AAD AYAAD UMAHADSAN TIHIIN TAARIIKHDAN AAD SOO BANDHIGTEEN.

ILAAHEEY HA UNAXARIISTO MAXAMED SIYAAD. UMADA SOOMAALIYEEDNA ILAAHAY NABAD IYO DOWLAD CAADIL AH HASIIYO AAMIIN
fuaad100@hotmail.com
written by student , March 26, 2013
Anigu waxaan ka mid ahaa ardaydii ka socotay dugsigii hoose dhaxe ee Amiir nuur waxaana macalin inoo ahaa macalin Cabdulaahi Buubshe oo aan hadda commentska ku arkay waxaana tababarka ku qaadanay dugsigii yaaqshiid. aniga iyo saaxiibadayda kala ah Max'ed shiine, Axmed Cabdi Xaashi [Axmed Hiil] Cabdinuur [jaamici] Aden Max'ed Nuur [Eelaay] iyo inkaloo aanan halkaan kusoo koobikarin waxaana ahayn jabtarka ugu fiican sida uu macalin buubshe sheegay waxaa tababarka ina siiyay Buubshe iyo gabar kuriya ka socotay
aniga oo fursadaan kaga faaiideysanaayo ayaan waxaan baafinayaa macalin buubshe in uu igala soo xiriiro emailkaan fuaad100@hotmail.com
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search

www.somalimind.com

Buug Cusub / New Book