You are here: Home Video Madaxweynihii Yugoslavia Tito oo Jaalle Siyaad ku so dhaweenayo dalka Yugoslavia - 1976
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Madaxweynihii Yugoslavia Tito oo Jaalle Siyaad ku so dhaweenayo dalka Yugoslavia - 1976

E-mail

Comments (15)add
R.I.P
written by maryan , January 25, 2010
There is no person ike him, never in somalia.
i
written by Fatimo , January 26, 2010
Ilahey ha unaxariisto amiin. He's definitely missed
abbe siyaad
written by darwish , January 26, 2010
we miss u baba
may ALLAH have mercy on him
written by abdi reer gado , January 26, 2010
may allah bless him and give him the highest of jannah inshalah
...
written by mkb , January 27, 2010
Dembigiis Allah dhaafo, janada Allah kawaraabiyo
good job and litlle mistekes
written by abdirahman , January 29, 2010
said barre was the best president ever in somalia believe or not
Siyaad was a father
written by Ayaan , January 30, 2010
Siad Barre was a real nationalist. I feel proud whennever I see him .
May god rest him in peace.
Mr president
written by puntlander (united somalia) , February 01, 2010
I think press siad barre was a great real somali leader who loves and adores his counntry who always put the counntry first beside mestakes he did in his late years in office but i think we all as somalis should be proud of what he did for somalia and victories over the stupid ethiopians that he defeated back in 1977 but all i can say is he was a great president comparing what we had after he left. we had nothing except mooryaan diirato ah so may allah (sw) forgive him and rest him in peace. Aamiin.
Also may allah pless somalia and unite somalia and bring all somalis to gether and dhibka ilaahay inaga saaro SOMALIA FOR EVER ...............................
Kadir Nur
written by Abdulkadir N C , February 02, 2010
Runtii Marka aad fiirsato Hanaankii iyo Haybadii madaxweynanimo ee ka muuqatay alaha u naxariistee madaxweye siyaad barre iyo isaga ka dib halka eey somalia martay waxaa kaa soo haraya xasuus dheer oo xanuun badan Maanta waxa nagu dhacay waa wax aan abid hore loo arag xitaa ragii inaga horeeyay ee wadanka dhisay,difaacay,usoo dagaalamay marna kuma aysan fikirin in aan gacmaheena isku dumin doono iskana hoos marin doono quruumaha aduunka ka jira oo dhan,hada xageen ka bilawnaa wadan ka hooseeyaa xiligii uu xoriyada qaadanayay hadana dhulka u yaala wixii cadaw uu lahaa oo ethiopia ugu horeeyso "Soomaaliyey aan tashano oo wadanka dib u dhisno ilaah ayaa na garab gali doonee" MAHADSANIDIN
...
written by jamaal dhoonbe , February 02, 2010
qaranimo, sharaf, dawladnimo, maamul wanaag, intaba waxad arki karta marka aad awawgaa iyo aabahaa iyo intii lagu faani jiray oo aad kudayanayso aad qaado talabadoodii oo kale tusaale ahan axmad guray, s.maxamad cabdulle xassan, maxamad siyaad barre, raage ugaas, shiikh xasan barsame, iyo inta kale ee soo raacda waxaad si fudud ugara kartaa halka aad marayso iyo waxa aad soo ahan jirtay taariikh ahan iyo sharaf ahaan intaba, halyayga somaliyeed hadada hayb soocdo ama qabiil ku fgayso wa reer hebel anaguna halkaa ayaan bacaadka jiifaynaa oo ilahay igu ogyaay. tusaale ahaan aabihii ummada somaliyeed yaa dad u aran nin qaranka somaliyeed dhib ugaystay ama loo aaneynayaa dhibaatada aan gacantanada ku raadsanay
wax kalna mahan waa reer hebel ayaan taaganahay wali
alaha na aruursho
hana laga tanaasulo, gaalka dil gartiisana sii ayaan maqli jiray
marxuum, maxamad siyaad barre geesi halyay ah wax garad somaliyeed aabihii umada, horay iyo gadaalba asagaan ku faano doonaa
tala kalna mahayno
ilahay haw naxariisto janadiisa fardowsana ha geeyo
danbigiisana alaha dhaafo
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiii
iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
MADAALE IYO MAATE KORIYE
written by ZAKKI , February 10, 2010
NO COMMENTS !!!!! LAKIIN ISMA CELIN KAROO WAA INAAN WAX KA QORO ILEEN MAANTA SOMALIYA MEESHA AY MAREESO AYAAN U JEEDNA AABE SIYAAAAAD WANAAGII AAD U QABATAY UMADA QABRIGA ILAHAY NUUR HAGA DHIGO AAMIN
Last one until now!!!!!!!!!!
written by Saeed , February 13, 2010
Forsure Siad Barre is last President Somalia ever had.He was nationalist who never let our enemy shake us or extend its muscle on us.Despite,few mistkes mostly did by his cabinet, he was heroe,role model and we will look up to him.May allah bless him and take to heaven.
soojeedin fikirkayga ah
written by Abdi(sokor) , February 27, 2010
sida ay dad badan qoreen hortay waxaa lee yahay naxariis alle hasiiyo Madaxweynihii ummadda soomaaliyeed J/Mohame Siyaad Barre,waana u murugoonnay oo aan xasuusanay in badan,ciidda dhulkeenna iyo shacab ahaanba,fadliga alle ha inoogu dhaliyo mid sidiisii oo kale,umaddana ilaahay culeeyska haka qaado maanta saaran.
Diid ama Doon I am Isaaq
written by Nuur Maxamuud Cali , February 27, 2010
Born in United Kingdom I went to Somali when I was five years old My Father God bless him, used to love his country and always he was against the rebels fighting with the president and the goverment and he was nearly killed when he confronted some of the SNM guys who was asking him to take out Siyaad Barre' s picture from our shop in Burao. I went Burao in 2007 since 1993 and when I remember those days from 1977-88 there was a country now there is none.

I went to School in my Elementry in Burao Called Siyaad and Intermediate School called Togdheer.
If Mohamed Siyaad Barre was not born for the Somalis I doubt no body would ever known their existence.

Although so manyof my own people was killed in 1988, and I hardly escaped myself and I witnessed so many genocides I don't have bad feelings God Bless our beloved President Somalia died with him and will never come back again don't even dream of it just if you are in doubt go back to pre 80's and how Somalia was.

One advice to my all brothers and sisters who reads this I am feeling the pain of what has happened to my beloved people who never deserved what has happened to them they used to be loyal for their people and their country but their was so many people who never wanted a stable goverment whom Siyaad trusted and they wanted to destroy his leadership leave that for Allah to judge give Siyaad for his credit and pray for him.

I would never have learned Somali Language attended classes read my favourate paper I used to buy Xiddigtii Octobar Gurigii dadwaynaha Burco iyo madbacaddii qaranka without him just see the gift we carrying from him from generations to come.

I was student at Siyaad Elementry School Burco 1981-85 Togdheer Intermediate School 1985-1988.
I am not thinking to go back Somalia as I can see there is no hope.

jacfarnumeri2@hotmail.co.uk
anfariir
written by wiil kacaan , March 14, 2011
asalamu aleykum dhamaan somalida wanaagsan waan idin salaamayaa salaan qaali ah.marka xigta waxaan u mahadnaqaayaa inta wadaniyada ku dambeysa oo la xariirta webka iyo agaasimayaasha noo soo agaasimey taariiqda iyo waxqabadka kacaankii la mahadiyey ee misna lagu caasiyey waa laba sheyoo aan is qaban balse ilaah waxan uga baryeynaa aabaheena siyaad iyo intii la daadihineysey inuu ilaahna u dambi dhafo janatul fardowsana ugu abaal mariye markaan intaa ka gudbo waxaa xasuus mudan aduunwaynaha haatan aynu ku noolnahay ama dowlad hormartey ha ahaato ama midaan hormarin ha ahaato wali ku arki maysaan waxbarasho bilaa lacag ah ,caafimaad bilaa lacag ah,dhul iyo qalabeyn deeq ah intaasba waxan ku helney daacadnimadii uu hogaanka aha madaxweyneheenii ruuxiga ahaa waad ka arki kartaan waxuu ahaa aduunkoo dhan baa ka hebeysanayey waa kaa mareykanku soo dhaweynayo sida wadan awood wayn waa kaa farance lagu soo dhaweynayo carab warkeeda daa africa ka sii daran anyway umad ma wada talin laheyne aan isu quurno halkaa kursi inteena kalana nabadaa inoo dan ah taas ilaah ha na garansiiy
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search