You are here: Home Video Madaxweynihii Waqooyiga Yemen Ibraahim al-Hamdi oo Jaalle Siyaad ku so dhaweenayo caasimada Yemen ee Sanca - 1976
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Madaxweynihii Waqooyiga Yemen Ibraahim al-Hamdi oo Jaalle Siyaad ku so dhaweenayo caasimada Yemen ee Sanca - 1976

E-mail

Comments (8)add
Xasuus
written by Qolada hadda qaribta wadankamayaqaanaan in somaliya sidan ahaan jirtay?? , March 14, 2010
Waan ka xumahay inaan soo xasuusto beri samaadkii Somaliya iyadoo haddan sidan ah ciil badanaa!!!
hooyo soomaliya
written by xaali muuse cadde , March 17, 2010
ciil iyo caro ayay igu reebtaa kolkaan arko ninkaas alaha u naxariistee siduu wadani u ahaa iyo sida uu ugu maleeyey inay yihiin kuwuu xukunka uga dagay inay sidii soo kale wadanka u dhisayaan laakiin dumiyey badii gatay ku galgashay wax alla wixii u dhisayey kow iyo labaatan sano oo waliba burburkii ku sii dhaaranaya inay sii wadaan alla idin kharib war nin uma haysaan alla u naxariisagaas idiina dhalan maayo idinkamana dhalan karee u yeerta dadka talin yaqaan oo ordaha oo iska warqaba waxa aad tihiine oo way idin shaqaalaysiine u shaqeeya ku hungoobi meysaan waad ogtihiin sida uu wax u xukumi jiraye war dib isugu noqdo oo tashada
maxamed
written by jaale , April 01, 2010
Dhabtii aniga waxaan u arkaa in uu yahay nin geesi ah oo somalinimada ku weyneyd .hadana ma dhahayo qalad kama galin dalka somlaiya wax kasto uu qabtaba qaladna wuu galay ooo dhan walbo ah lakin wax buu qabtay lasykuma diidana qaladka dhankiisa uu ka galay waxay aheyd mid uun ay dadka u arkaan waxba lakin waxaan dhihi lahaa ilaahay ha u naxariisto
Mudane
written by Dahir Cusman , April 02, 2010
Anigu wixi toddobaatameeyadi ka dambeeyey maan jecleyn Siyaad barre.
laakiin xaqiiqdi waan ka qoomameeyaa qaladkaas taariikhiga ah ee aan galay .
Waxaan ogaaday inuu daboolka ku hayay waraabeyaal usoo haliilaayay dhiigeena iyo dheefta dalkeenna,kuwaas oo aan wax xarig ah oo xira diin,xishood,iyo damiir midna jirin.
maantana dalkeenni uu noqday xaraash cid walba gacanta iska gashato sidi hudheeydi.
Allaylehe jaalle siyaadoow waxaan ka xumahay inaann ku xaal marin karin maanta.
laakiin illahayga weyn ayaan dembi dhaaf iyo naxariis kaaga baryayaa.Somaliya dalkayga aan jeclahayna dibka allaha ka saaro.
...
written by Puntlander , April 06, 2010
Waxaa soo maray Somaali Halyeey, wadani ,gees, hadal yaqaan iyo somaali yaqaan.Nasiib daro ma garani qiimahiisu Laakiin maanteey garnaaayaa waxuu ahaa iyo waxuu galo iyo waxuu gudo. Nasiib daro waa aan deeyneey dad iyo duunyo labadaba.
writen by mogadisho
written by cabdulaahi , April 22, 2010
allaah madhalan doonaa waagaan dhimano mise xuroobi doonaa shimeese sharci iyo xukun heli doonaa mise nasoo mari jaala siyaad ookale hada somalia wadan kasta ayaa kaqeyliyay runtii waxaa kusugnaa dad kasocda africa-asia-oroba-america-austrelia-intaas oo dhan wey joogeen somaaliya majirin wadan kaqurux badan oo afrikada madow ah-dadkii iskaashan lahaa oo dib udhisin lahaa waa kuwaa gobolo madax kanoqonaya ee iska goynaya somaaliya caasimadeeda moqdisho aduunkana majiro madaxweyne gobol ama qabiil mahadsanidiin
jahilnimada dhibka ay rebto
written by abdikaafi nuur digir , December 09, 2010
waan ahay qof waliba si dhab ah u tagersan wax qabadkii alaha u naxaristee janatul firdowsa madax weyne maxamed siyar barre oo qimeyntisu igu weyntahay inta taan ya qimaha sharafteda garan karta
balse waxa badalay jahil afku dabla ah oo an qimeyna dowlad nimo aqon walow anigan an kuso garin dowlad nimo balse waxan joga qurbo waxan daremaa dowlad iyo wadaninimada waxay sharaf ledahay
l
written by leyla , June 01, 2011
alaha u naxariisto marxuum siyaadbare waxaan ahay hooyo [38]jir ah waxaan wax kubartay 3duksi ookala duwan wiilwaal . yaasiincusmaan. maxamuud xarbi.xaawotaako.waxaan kusooindhofuray alaha unaxariistee marxuum[siyaadbare]weligey ma maqal mana arag dhibaato nooga timit xagiisa walow ey jiraan dad badan oo waxka tabanaaya hase ahaatee soomaalida wexey tiraah daa il wax u jeeda ilaalo ka dhan soomaaliyeey tan maanta naheysata eega iyo taan soo marnay qurbo ayeynu joognaa waxaan nahay iyo qiimo aan leenahay majiraan waxaala yiri tagto timaado ayaaka daran ceebta iyo ciilka aanqabnodarxumada aan ku noolnahay waa waxay qaarka mid ah waalidiinteen qaarna badeen ayagana dambigooda alaha dhaafo alahana soo hadeeyo anagana quluubteena alaha isu soo duwo kursi waxba mataro aaway dadkii kuraasta dahabka ku fadhiyi jiray lacag iyo dheyman ku faani jirayqaarna wey xaroodeen ooxaalkoona alaa garanqaarnaxabsi ayeykujiraan xoog sheegataay idinkuna walee xaal kaasaa idiin danbeyn ee ilaaheey kabaqa oo qurbaan ubad kudhalnay qurbo ayeeyyo hanooga dhigina rajadeyda waxey tahaykuwaan dhalay waayeen kuwaan ayeeyada unoqondoona iney idinka ale wardhiikley ilaa maanaboolyo ila lugeeyan aamiin yaa alaah ilaahoow kuwa sideyda ookale haween walba riyada beenta ugu riyooda rajadeena noo rumeey oosulax qeyr qaba wadankeena iyo umadeena dhex dhik AAMIIN YAA ALAAH
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search