You are here: Home Video Madaxweynihii Masar Anwar El Sadat oo Jaalle Siyaad ku so dhaweenayo dalka Masar - 1971
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Madaxweynihii Masar Anwar El Sadat oo Jaalle Siyaad ku so dhaweenayo dalka Masar - 1971

E-mail

Comments (11)add
We always love you and missed you for ever President MOHAMED SIAD BARRE.
written by Garad Ciise-Gabay , August 13, 2009
Asalaamu Caleykum Waraxmatullahi wabarakaatuhu.
Mahad Allah iska leh waxaana aad iyo aad ugu mahad celinayaa soo saaraha shabakadan oo runtii muujiyay dadaal dheerada anigu kolay waxaan ku leeyhay(ALLAHA KU SHARFO AAQIRO IYO ADUUN).
Waxaa xaqiiqa ah, in Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre uu maantay ku amaanayahay Wixii uu dalkiisa iyo dadkiisa u qabtay Ilaahayna Naxariistii Jano ha kawaraabiyee, (AAMIIN). Soomaaliya xaalada maantay
Ka jirto iyo siday ahaan jirtay 1991 ka hor waa kaafi iyo kala dheeri,
Waxaana soo baxaday xaqdaradii laga galayay Dowladii Soomaaliyeed, oo markaasi aheyd dowlad u siman umada Soomaaliyeed.
Horay Soomaali ugu maahmaahday (MARKA LA IS HAYO LA ISMA GARTO MARKA LA ISWAAYANA LA ISMA HELO.
Asalaamu Caleykum Waraxmatullahi Wabarakaatuhu.

...
written by Ali , August 19, 2009
history brings live back

...
written by ali , August 27, 2009
good all days .............if we only had another leader like him or even better 2day we would be the best country in african.. and run with the world
::Ungertable Leader::
written by qeys77 (Dj Kay-z) , September 06, 2009
"History refreshes itself"

Well, siyad bare he was a man who forced to stop somali nation for triblism and solved problames, he made a living as a physic until his tribe marehans were genocided. he was a legend. We know that he built our economy, education, health systems, farms, road construction, etc. and the country was going to right direction. He was very wise man and great leader in our history, we never forget him. he will always written in our heart. SIYAD BARE FOREVER!! may allah bless him, rest in peace.

By: www.barderiancafe.tk
~qeys77~
ruux walbo eebe ayaa xisaabin doono wanaag iyo xumaan
written by somalidhab , September 11, 2009
madaxwynahii somaliya qokii caqli lahaa oo berigaasi joogay wuu garan karaa wutuxuu siyaad barre wadanka u qaabtay taariikhda lama dabooli karo waana waxjira somali kaliyah uma ahayeen madax wuxuu ahaa haleyga afrika oo waxaan arkay oo xaqiiq mar aan joogay angoola iyo south africa sida wacan oo looga qiimeeya somalida taasina sababteeda isga ayaa leh eebe ha u naxriisto
bless him
written by casanova , September 11, 2009
Good all days' bless him, the legendary father of somali people Jaaale Siad'
...
written by ALI OMAR , September 23, 2009
The only man in Somali history
who wanted the best for his country, was never in line to rich him self . i dont think there would never be a madxwyanhi like JAAALE SIAD IN SOMALI .. WHO CARE FOR THE COUNTRY LIKE HE DID.
NASRA
written by NASRA DANMARK , October 22, 2009
ILLAAHOOW UNA XARIISO ALYEEY DAD WAA YEEY BUU AHAA INTUU SOOMAALI UQABTAY AJAR ALLAHA KASIIYO DANBIGIISINA ALLAHA CAFIYO MA HELEEYNO SIYAAD BARRE OO KALE ANIGA RUNTII MADAREENSANEEYN MACNAHA DOOWLAD LEE DAHAY 1991 KAHOR WAXAAN AHAA ARDAYDII DUGSI HOOSE ILAA JAAMACAD LACAG LA,AAN KU SOO DHIGTAY IN KASTOO AANAN DHAMEEYSAN WAXAAN HELI JIRNAY BUUG BILAASHA HOOY JAAMACAD OO QURXAN OO GABDHO IYI WIILAL KALA SOOCAN HADII TALOOYINKIISII LA RAACI LAHAA WAAN GUULEEYSAN LAHEEEYN ALLAHA CAAWIYO SOOMAALI DADKEEYGA DHUMAY
...
written by Hargeisa Boy , November 13, 2009
Illaahay ha u naxariisto jaalle siyaad , waa boqorkii afrika iyo madaxweynahayagiii, halyeeey maxamed siyaad barre
RUGCADAA AAN LA ILAAWI DOONIN
written by R. CAANOGEEL , January 16, 2010
waxaan shaki jurin in somaali maryooley hadey waxun ka soo haraan ay wax badan ilahow yaa inoo soo celiya ay ku digrin doonaan. HA ISRAACDO DIIDEE HA ISRAAMSTEE DAA, waa ereyadii abwaan singub 1991 hadana 2010 baa la marayaa.waxaan filayaa raamsi wey dhaaftay oo dhuuntiii bay mari la'dahay.dhalinyarada badidood halakan ku korey garan mahayaan wuxuu alah u naxariseygii u qabtay wadanka,laakiin markay arkaan video ku saabsan waxqabdkii kacaanka waxay markiba ku weydiinayaan "what else where these people looking for then?". waa suaal dadka qaarkii ay mudo ku qaadato aniguse waxaan ugu jawaaba "something they never had, hell on earth".run ahaantiina waa waxay soomali raadineysay wana haysaa maanta.waxaan idinka codsanayaa qofkii haya video noocya kale oo ku saabsan rugcadaagii iyo qarankii uu dhidibada u aasay fadlan halakan soo galiya si dhalinta maanta uga faa'ideysato. abshirta alaha ina waafajiyo. JAALOW JANADII BAAD JIIFTAA EE RAAHEYSO,ADIGA IYO HABARYAR DALAAYADBA.
the great leader.
written by mahad fagane , December 04, 2010
maxamed siyaad waxuu ahaa nin horay soomaali u soo marin una soo mari doonin.hadaladiisi waxaa kamid ahaa qoom waxuu halaag samaa qof waxuu galo ama gudo loo aqoon sanaan waayo.marka aan niraahno aloow kuu naxariiso.siyaadow.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search