Bookmark
Email this
Hits: 1675
Comments
(4)
Sheekh
written by Xuseen muxumed , March 04, 2010
written by Xuseen muxumed , March 04, 2010
Marka hore naxariisti janno allaha ugu bishaareeyo aabbehi ummadda, hoggaamiye karti&waaya argnimo,geesi aftahan.lamaso koobi karo waxqabadki xilligiisi iskaa wax uqabso,qoraalk afka somaliga,ololihi horumarinta reer miyiga dajinti abaarti dabadheer 1974-75 mashaariicda loogu talagalay xagga beeraha faanoole.mugaambo.baardhere fidinta beeraha waxbarasha aasaasiga&h.tacliinta sare.taariikhda lagama beenshegi karo.hanoolaado wadaniga soomaaliyeed hawaaro astaanta&calanka buluugga shanta xiddigood o cad leh.dhimo oo hanoolaan kii wax noodhimaayow dharag o ha liicin midka dhaqanka fuliyow
Farxad
written by Ahmed , March 12, 2010
written by Ahmed , March 12, 2010
Aad & aad ayaan ugu faraxsanahay in aan arko Aabe Siyaad Taariikhdiisa, anigu qabaailkiisa ma ihi balse waxaan u qiray wadani geesi ah, Allha u naxariisto ayaan kal & laab u leeyahay




