Bookmark
Email this
Hits: 10508
Comments
(5)

insha allah wiilka qaranka qadi dona mar dhow
written by Amir , May 23, 2010
written by Amir , May 23, 2010
masha allaj waxa uu ahaa nin aad somalia wax ugu qabtay siyaad beree sidiisa oo kale dhinaca wanagsa in loga daydo auaana loooo bahanyahay oo aduunyada waxa ka jira dad aan is hadal aqoonin hadaneh is qiyaano oo iksu dhoola cadey waxan filayaa libaxeeni geriyoday all u naxaretee inuu ahaa nin garmeed dal jecel waxa inoo balan ah kacaan daqlka wax u qabto in laga wada shaqeeyo
maashaa alaah waa madaxwaynihii hore ee soomaaliya runta ahaa allaha unaxariisee waa halyeeygii umada soomaaliyeed waxaana ladoonayaa in aan ku dayano maxaayeelay wuxuu ka tagay bahalo oo dadkii iyo dalkiiba cunay waana in aan ka diidno maxaa yeelay waad arkaysaan wadankii waxa ka dhacaya waxaana ladoonayaa isdaan ugu istaagilahayn wadankeena waa in aynu ka hortagnaa ok waad mahadsantihiin caruurtiisii iyo shucayb xuseen ha noolaato
MADAXWEYNIHII QARANKA SOMALIA
written by Jama , July 06, 2011
written by Jama , July 06, 2011
Tolow Ninkaan oo kale soomaali ma u dhalan doona?