You are here: Home Video Jaalle Siyaad oo lagu so dhaweenayo Abu Dhabi - 1980
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad oo lagu so dhaweenayo Abu Dhabi - 1980

E-mail

Comments (9)add
Latalye Arimo Bulsho
written by Abdikadir , June 14, 2010
waxaan u malaynayaa in aynu habaar walidnimo ka galnay Jale Siyad Bare, waayo waxaa uu ahaa Abaha Somalia lakiin manta waxaa Cadaatay in aynu Habarkisii Indhaha ku hayno, war aynu ka ducaysano Intii uu ka tagay Siyad bare si Somalia ay nabad u noqoto
miss my somalia shool
written by siyaad allah ha unaxariisto , July 04, 2010
aabo allah ha kuu naxariisto amiin
lost golory
written by cabdifatax , August 11, 2010
i am very sorry abiut what we have done it's all of us who were here at that time me miss our country and our dignity what a misfortune
student
written by yusuf ismael , August 22, 2010
allaah haunaxariisto madaxweyneheyni hore jaalle maxamed siyaadbare
somalia
written by Hibo , August 29, 2010
ilahay ha u naxariisto Gen.maxamed siyad bare,a great president,nabsi walaga galay mantaa la gartay,
Too late,lakin ilahay somaliya farad kheyr khaba ha u furo aamiin,wanag buu sameyey maxamed siyad,lakin wala garan wayey oo xuman baa logu abal guday,watan manta somali haysata nabsigisii.
horey buu u yiri ilahay ha u raxmadee m.siyad,dhulbaa iga haraya lakin dad igama harayo,weyna dhacday,marka ilahay dambi dhaaf hala weydiisto,ala yaa raxmul raximiin m.siyad bare amiiiin
mr
written by abukar , September 07, 2010
hadeertan anuu filmkan dawanayo , indhaheega ilmo ayaa ka qubaneyso, madaxweyne , musan aheyn, ee

wxuu ahaa abihii umadda somaliyeed . Wuxuna umadda somaliyeed uu horseday horumar iyo barwaaqo

oo lataban kari, oo ay si cad uu muuqdaan, ilaah ,ha u naxariisto. bal dahab ayuu maanta uga jiraa taariqda dalka, 20 sano ka dib wax wadanka wax u taro aya la,layahay.
mrs
written by soomaaliya jecel , September 09, 2010
salaamu caleykum dhamaan intii soomaaliya horumarkeeda jecel koley waa intii aragtay soomaaliya oo nabad ahe ,salaamu caleikum,mida xigta walaalayaal horta waan iska yaraa waqtigii maxamed siyaad bare uu wadanka ka baxayay lkn scholey baan ahaa in kastoonan xamar aanan si fiican u kala aqoonin sababtoo ah xamar waxaan ka aqiin dugsigii sare ee sh suuufi iyo dhexaba oo aan dhigan jiray ,sayidka hoos uma dhaafin intaas ayaan ku ekaa hadana waxaan soo xusuusanayaa inuu wadanku nabad iyo kala danbeyn eey tiilay markaan intaas soo xasuusto oo waliba aan sayidka hoostiisa aan bus ka soo raaci jirnay aniga iyo walaalahey ,marka walaalayaal horta waxaan ilaahey ka baryayaa inuu janadii fardowsa aheyd maxamed siyaad bare ka waraabiyo teeda kale markii uu baxayay m.s.bare aniga shaqsi ahaan waxa laga rabo m.s.bare ma garaneyn iyo qabiil uu ka soo jeedo toona mana aqoonin wax qabiil ah hadase waan kala garanayaa lkn wlhi inaanan ku dhaqmin wax qabiil ah sababtoo ah aniga m.s.bare waxaan isku nahay dad soomaaliyeed iyo inuu ahaa madaxweynaheenii soomaaliyeed ,marka waagaas iyada ah oo m. s. bare baxayay maalin baan waxaan arkay niman badan oo askar ah walibana ah wiilal yar yar oo meyd ah markaas baa dadkii meesha iskugu yimid waxey yiraahdeen waa askartii m.s.bare ee maxaa halkaan keenay ?dadkuna runtii wey ku faraxsanaayeen geeridooda anigana waaba yaabanaa oo waxaan leeyahay nimankaan maxaa laga rabaa m.s.bare maba la socdee mey odaga raadsadaaan.kkkkk marka walaalayaal qof walba wixii danbi uu galay waa loo heystaa maahan oo kaliya ninkii wax dilay ee xataa waa loo heystaa midkii ku taageeray xataa qosol ama wax la mid ah maalinta qiyaamahana waa la weydiinayaa bal waxa uu waagaas ugu faraxsanaa arintaas iyada ah.marka walaalayaal ha loo duceeyo somalia koley waxaa na heysata inkaartii m.s.bare allaha ha u naxariistee wuxuuna ahaa nin 70 jir ah warkiisana cid yeeshay ma jirto dadkaan wadanka qasayana waad wada garaneysaan waa reer baadiyihii suuqa xoolaha keeni jiray ariga,lo,da,geela ,idaha oo aan ka iibsan jirnay oo cimaamado mad madow soo gashadeen taas waxey cadeyneysaa inuu qalbigooda sidaas maradooda eey u madow dahay uu qalbigooduna u madow yahay oo eysan xataa eysan waligood buug iyo qalinba is dul saarin .qormadeydii halkaas ayaan uga baxayaa anigoo jeclaan lahaa inaan waxyaalo badan oo aan xamar ku arkay waagii hore iyo waagii danbaba aan ka sheekeeyo lkn waqtiga ayaa hada ii diiday .ee walaalayaal dhamaantiin salaamu caleykum waraxmatu laahi wabarakaaatu.
disrespect full somalis
written by abdi khalif jama , October 21, 2010
actually m. siyad bare was a hero, because he united not only somalia but Africa at large. As you know when he was the head of African union he faught for independence for countries whose rule was under colonisation.The people somalia did not respect him for all what he did for them because they were illitrate and backward in other words sleepping.I think they needed glasses with strong lenses to see the developments both infrastructure and economics.the people somalia are now regreting the consequences of chessing bare from the country.insha allah somalia will stand by its feet worse again.May god bless somalia .
Misfortune
written by Somali Man , December 25, 2010
Haddaan ogaan laheyn waxa aan heysano sidaan nooma danbeyseen. Somaliya idil wey sineyd inta oo Siyaad Barre( Allaha U naxaristee) xukunka hayey. Qof weliba wuxuu doono wuu heli karay si kasta haku doonee. Laakin waxeynu ilow saneyn barwaaqa aan ku jirnay iyo sharafta aan laheyn. Maanta wax aan shraftii aan laheyn waxaa ku tuntay in yar oo qiimaha wadaniyada aan garaneynin. Laakinse doowaanahaan marna ma filaayo in uu na soo mari doon Allaha u naxaristee Jaalle Siyaad iyo wax u dhow.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search