You are here: Home Video Jaalle Siyaad oo la kulmaya Madaxweynihii Maraykanka Ford - 1974
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad oo la kulmaya Madaxweynihii Maraykanka Ford - 1974

E-mail

Comments (13)add
...
written by qeys77 (Dj Kay-z) , September 06, 2009
waaaaaaaaw, what the great video, this was when the America and somalia begun their relationship. anyway, thanks for sharing walaalo.


qeys77
waaaw
written by maxamad , September 08, 2009
maan shaa alah wagaas baan dad aheen ilaahay sharfteeniii aa calamka ku lahayn hanaa soo celiyo aamiin

allaha unaxariistee
written by indhayare , September 10, 2009
sumcad ayaan lahayn markuu naxukumay ee dadkiisaa ilahay ku diray
i have to say that this man was the right for Somali people particularly that time waayo it seems that he knew they were wild like they are know
inay is cunayaa haduu katago oo ay iib gayndoonaa national heritage kooda imagine they sold sayadkii iyo xaawo taako

hadana waad aragtaa daahir aways oo mmiran baa soo baxay

god bless siyaad
Allahu AKBAR
written by oktoobar , September 22, 2009
Allah ha unaxariisto Jaalle Sareeye gaas Madaxweyne Maxamed siyaad barre wadanka waxbuu uqabtay wuuna dhisay soomaali ayadaa garaad la,e oon garanahayn ninka wax tara iyo midka duminaya
Aabe SIYAAD
written by Loomadhama , September 22, 2009
Siyaad Barre jannada Allaha ka waraabiyo wuxuu ahaa halyeey calanka sare u taagay caqli iyo aragti hufana ku soo dhaqay soomaalida waxaa n aragnay waa hal madaxweyne hadaan nahay Soomaali kaasina waa Maxamad Siyaad Barre
sharftii somaali
written by kamaal , September 28, 2009
qararimadii somaaliyeed iyo saxiib tinaamdi calaamka ilaahow noo socali sidi murxuunkii siyaad oo kale wow
NAXARIIS IYO ALAHA KUSIIYO HALYEYGII SOOMAALIA
written by AMAL , October 10, 2009
MAXAMAD SIYAAD LA AANTIIS WAA RAFAAD IYO SOOMAALIYA OO LUNTAY HALYEY AAN MARDAME NASOO MARAYN WAAN OOYAA MAR KAAN MAGA CAAGA ARKO JANA GAL
...
written by allaha u naxariisto jaalle soiaada , October 21, 2009
allaha u naxariisto Jaalle Siyaad
qalinkaaga ii dhiib ereyada aan kuu qoro qumaati uga bogo.
written by canbaro puntland , October 22, 2009
He was and will be the best somali president waaa ka mida waxyaalaha aan mar kasta ku xasuusto uguna duceeyo af soomaaliga oo la qoray haduusa jiri lahayn maanta internetkan caalamiga ah kuma qornaadeen intaasoo web oo af soomaali ah [ fartii qalaad ha moodin carabku qaldi maayee sidii caanaha qurquriyaay] waxaan leeyahay ifka hibo ku joogtaye aakhiro halkii roon
Tariikhda ayaa qoridoonto wax qabadkiisii
written by Hajiga , March 19, 2010
Ma hilmaami doono Geesigii somalida ee horumarka gaarsiiyay xiligii uu talda dalka hayay warshado tacliin caafimaad gobonimo doonkii dhulalkii maqnaa waa wax aysan maskaxdaydu doo koobi karin. waxaan lee yahay madhimane wuu dhuuntay jaale siyaad
rajo
written by Najib , June 13, 2010
kama quusan rajada wayn aan ka qabno soomali oo hal ah. Allah ayaa ka baryeeynaa in aanu mar labaad isku imaano anaga oo hal oo is jecel. calankii quruxda badnaa, dhulkayagii qurxoona iyo dadkayagii qurxoonaa. hurdo ma macaana la aanta soomali wayn.
Gobonimomo doonka soomaaliyeed
written by Warsame Elmi , July 09, 2010
He was a strong man who had the capability and patriotism of leading a Nation and he surely led his era. He was true leader and he really was! May allah sw place him and give us a way aout of this mess... Aaamiin
LOO DARSAY LA'AANTII MAXAMED SIYAD BARRE.
written by C/risaq Maxamed , February 23, 2011
Intii uu xukunka hayay Allaha unaxariistee Maxamed Siyaad Barre, waxaan ahaa nin yar oo aan macnaha siyaasadda wax ka garaneyn, waxaana waddanka ka soo dhoofay anoo jira 16 sano, maanta
waxaan jiraa 42 sano, taariikhda soomaliyana aad baan u bartay, waxaan ka xumahay in aannu faaiido daro inoo tahay waddanka sidaa u barwaaqada badan in umad anaga naga mida in ay cunaan oo ay baa bi'yaan, waxaase ka siidaran maanta in ay hogaamiyaan siyaasadda somaaliya dad aan aqoon u lahayn in ay maamulaan, SOMAALIY MANA KALA QAYBSANT MANA KALA GO'I KARTO waxaana kusoo gaba gabeynayaa qoraalkayga yarka ah SOOMAALIYA HA ISRAACDO OO HA MIDOOWDO waad mahadsantihiin.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search