You are here: Home Video Jaalle Siyaad oo ka waramaya sababta ugu baxay magaalada Muqdisho - 1992
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad oo ka waramaya sababta ugu baxay magaalada Muqdisho - 1992

E-mail

Comments (11)add
...
written by yaabow , February 13, 2010
yes indeed he was the best presedent of somali at the time.
student at University of Minnesota
written by Hassan , April 20, 2010
great presedent!
I beleive what ever the presedent said is true. He left muqdisho to save the lives of innocent people and the property of the country.
...
written by Yasiin , April 27, 2010
Yes , I agree the beutiful world I heared from Mohamed Siyaad Bare .

Allow qabrigaaga wasac kaaga dhig
...
written by Yurub , June 02, 2010
I believe what he said. Mogadisho was intact and the people were safe when he left. My Allah give him peace and mercy.
well done mr shire
written by suldan axmed liibaan sanayre , September 26, 2010
waxaa aan kaaga mahad naqayaa shaqada hawsha badan ee qabatay
Somali Citizen
written by Kamal H. Ali , May 28, 2011
I heard that Siyad Bare told the somali people in Mogadisho, before he left the city. That those who want to take his place and lead the country are wolves, and I beleive now that his prediction was in place. He built the country from Zero, and he knew those arround him were motivated by greed. Regardless were they came from East, West, North of South of Somalia, Can anyone tell me what they added to his achievements, nothing, but they destroyed everything and divided the people of Somalia to sub-tribes and made the whole country run by the Christians of Eithopia. One day I heard one of the rulers of the self declared Somali Land saying to the media that the Eithopian boy is his brother, and the Somali boy from Mogadish is his enemy. Subxaana Allah. That is an example of those who were against Siyad Bare. God Bless Siyad Bare
Allah forgive him mohamed siyad barre
written by shaafici xasan nuux , November 12, 2011
runtii wuxuu ahaa madax waynihii soomaaliya, wuxuuna geeriyooday isaga oo ah, ka soo bilaaw 1991 ilaa hada oo ay taariikhdu tahay 2011 oo gabaabsi ah, mahayno hogaamiye soo dhawaynaya xitaa, haday jiraana waa kuwo wali aynaan arag lkn in shaa Allaah waanu heli doonaa mid la mid ah ama kaba fiican.

awdalsatae
written by awdalstate , November 12, 2011
Alaha u naxariisto Siyaad Barre , wax wanaag ah oo ka dambeeyey lama arag, ilaahay janadiisa ha siiyo.
Somali dhab ah
written by Gosar , November 13, 2011
Runtii anagu manan so garin madaweynahena xukunkisi lakin waxan ku maqlay wadani an ogal cadow wadankega so galo somalidu waxey dhahda reb ba ow ya kuleh malez zinawe aya cidankisa moqdisho tagay asne tagay wa nin gesi dhintey gadashis
Dad waa kii hore hadalne waa intuu yiri
written by Liban Ali Farah (libanarab) , February 27, 2012
Allaha ha unaxariisto guulwadihi somaaliyeed Jaalle Maxamed Siyaad Barre, wuxuu ahaa oday somaliyeed oo xusuus ku reebay umada afka soomaliga ku hadasha ee maantay ku kala firirsan caalamka.
Ani ka liibaan ahaan nasiib uma yeelan inaan waqtigiisu wacanaa uu hoogaanka u ahay gayiga soomaliyeed aragtay ama noloshi wacnee ee jirtay xiligiisi balse waxaan arkaa taariikhdi uu reebay oo dalka kaga tegay hadii ay ahaan laheed dhismayaasha waxbarashada, mashruucyada, iyo baarujinti umada in aywadankoodu kufilanyahay.
Guulwada Siyaad Ilaah ha unaxariistu.
alah una xariisto
written by c/fitax cumar cabdi guul , May 25, 2013
ilahey haka waraabiyo janna firdowsa amii amiin
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search