Bookmark
Email this
Hits: 1170
Comments
(2)
...
written by abwaan iraad dhagaweyne xashii , February 25, 2013
written by abwaan iraad dhagaweyne xashii , February 25, 2013
jaallesiyaad bare waxuu ahaa nindalkiisa wax utaray siba wax waan ookufadhiya qaymo
caaqil
written by abwaan , April 16, 2013
written by abwaan , April 16, 2013
waxaan ahaa wiil yar markii la i keenay dujuma 1975kii waxaa i keenay dawladii maxmed siyaad ilaahay ha u naxariisto.
jaallow siyaadow
janadii la geeyow
kuu jeellay adigoo
weli waa ku jecelahay
jirri iyo balaayaa
jidgooyooyin dhigatoo
dalkii kala jaraysoo
lagu noqoyey jahligii
dadki waa is jarayaa
jameecooyin kala noqoy
jees waliba calan taag
jamhuuriyadi laga baydh
jadwalku waa tola,ayey
jaallow siyaadow
janadii la geeyow
dad jaguugan oo baas
baad jeel magnuun ku haysoo
qufuladii jabsade oo
dilku wayska joogtoo
jiitari ninkii lihi
jaadka waa ku helayaa
samaan looma joogsado
ninkii wadana waa jalow
kala jeexdo ifisadu
jaalow siyaadow
janadii la geeyow
jaamacadihii xamar
jidadkii qurxoonaa
jabiyoo ku tacadiye
jubba dabaqyadeedii
dugaagaa jirsada oo
maanta juungal weeyaan
ilaahow maxamed siyaad u naxariiso aamiin
jaallow siyaadow
janadii la geeyow
kuu jeellay adigoo
weli waa ku jecelahay
jirri iyo balaayaa
jidgooyooyin dhigatoo
dalkii kala jaraysoo
lagu noqoyey jahligii
dadki waa is jarayaa
jameecooyin kala noqoy
jees waliba calan taag
jamhuuriyadi laga baydh
jadwalku waa tola,ayey
jaallow siyaadow
janadii la geeyow
dad jaguugan oo baas
baad jeel magnuun ku haysoo
qufuladii jabsade oo
dilku wayska joogtoo
jiitari ninkii lihi
jaadka waa ku helayaa
samaan looma joogsado
ninkii wadana waa jalow
kala jeexdo ifisadu
jaalow siyaadow
janadii la geeyow
jaamacadihii xamar
jidadkii qurxoonaa
jabiyoo ku tacadiye
jubba dabaqyadeedii
dugaagaa jirsada oo
maanta juungal weeyaan
ilaahow maxamed siyaad u naxariiso aamiin





