You are here: Home Video Jaalle Siyaad oo booqasho ku tagay magaalada Moscow
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad oo booqasho ku tagay magaalada Moscow

E-mail

Comments (6)add
Ibraahimcabdinuur@hotmail.com
written by Ibrahim , February 20, 2013
Asc dhaman wa salamantihin walahi aad iyo aad ayan u jeclahay hadan arko mel laga shekenayo former national president of somalia jaale siyad webkaanne aad ayan u jeclahay runti waa mahadsantihn
Aqoon yahan ubixii kacaanka ah
written by Aadan Gaaciye Abdulle boonkaay , March 12, 2013
Marxuum Max'med siyaad Barre waxa uu ahaa aabaha dhamaan indheer garadka iyo aqoonyahaynka soomaaliyeed balse daka hada matala siyaasada soomaliya waa dadkii uu xabsiyada uga hayey maushtamaca balaaran ee soomaaliyeeduna shaqeyn jirey shisheeyaha ama dalalka lidiga ku ah hor'umarka dakan iyo dalkan ee waxaan soomaalida caafimaadka qabta ku bogaadin lahaa in ay arriamahood iyo aayahoda si dhab ah ooga tashadaan mahadsanidiin intii ila qabta fikirkaan
...
written by hiiraan , March 26, 2013
i have mixed feelings about siyaad barre AU, from one side i could hear the national songs without listening to it and from the other side i could remember his dictatorship days but for one true thing; he represented us somalis and somalia, he was our lost somali being.
a
written by abdi , June 03, 2013
waxaan idinku mahad celinayaa inaa ka sheekaysaan abhii wadan somaliya maxaa yeelay waxan arnagnay kuwo dad cun ah oona unaxayn dadka somali ooo kursi lee raadinaa marka ad ayaaan idinku mahd celinaaa intan noolahay walalaha
Diplomat
written by Ali Mohamed sheikh , June 24, 2013
This is what we can call President

...
written by Isgow , August 30, 2013
Madaxweyne Qaran ayuu ahaa, Allaha u Naxariisto.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search

Buug Cusub / New Book