You are here: Home Video Jaalle Siyaad iyo Xasan Abtidoon Afgooye - 1987
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad iyo Xasan Abtidoon Afgooye - 1987

E-mail

Comments (12)add
mustaqbal umadeed oo lumay
written by sulda , July 12, 2009
waxaa hubaal ah ,marag madoontana ah in doowladii kacaanka ay umada iyo dalka somaliyeedba ay gaarsiisay meel uu shacabka somaliyeed u qalmo,waxbo yaan milacsan waxii ka danbeeyey doowladii kacaanka,wayoo quus uu illahay ogaleeyn baan istaagi.
aloow u naxariiso sama wadayshii kacaanka uu uu hormuudka u ahaa abaihii,abihii,abihii umada aloow u naxariiso jada ugu sareeysana saldhigiisa ka dhig amiiiiiiiiin yaaaaaaaaaaaaaaaaa allaaaaaah,amiin yaaaaaaaa allah ,amiiiiiiiiiiin yaa allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah illahoow iga aqbal adoonkada oo ku baryahayaan ahaye.....
...
written by galad ilix soofe , August 09, 2009
waxaan ilaahay uga baryayaa inuu janadii ka waraabiyo marxumka maxamad siyaad bare oo ahaa nin u soo halgamay umadiisa uuna ahaa nin daacada waxaa taas kuu cadaynaysa meesha uu gaarsiiyay umada soomaliyeed iyo waxa uu u sameyay umada soomaliyeed daka somaliyedna ha u duceyen marxuumka ialahow janadii ka waraabi aamin aamin
ABAAL LAAWE
written by R. CAANOGEEL , January 16, 2010
marki laga tago dabaaldagan,damaashaadkan iyo soo dhaweyntan qeyral caadiga ah ee loo sameeyay xasan guleed abtidon waxaa ka horeysay siduu xasan abtidoon madaxweyne ku noqday jabuuti sideese jabuuti loogu ogolaadey inay xorowdo?taariikh dheer ayaa jirta oon dad badan garaneynin. 1) hadii uu jaale siyaad madaxweyne aheyn xiligaas u maleyn maayo jabuuti in loo ogolaan lahaa madaxbanaani. 2)afduubkii safiirkii faransiiska ee lagula gorgortamay inay sii daayaan xasan guuled abtidoon una ogolaadaan xisbiga mucaradka ah inuu hogaamiyo kana ololeeyo jabuuti oo farnasiiis maamulo. 3)faransiiska in cilaaqaadka loo jaro safaaradoodana laga ceyriyo muqdisho hadii aysan madaxbanaani xor ah siinin umada jabuuti. ninkii intaas oo dadaal ah muujiyey waa jaale siyaad,ninkuu u muujiyeyna waa xasan guuled abtidoon iyo shacabka jabuuti. abaalkiisuna wuxuu noqday inuu taageero dhaqaale iyo daawo siiyo snm xiligii kacdoonka waqooyi galbeed. xataa markuu jaale siyaad la hadlay wuu dafirey inuu ku lugleeyahay,maantana waxay noqotay wax uu ku faano inuu ku luglahaa."FOOL ME ONCE,SHAME ON YOU,FOOL ME AGAIN SHAME ON ME". aniga iima gabado xasan guuleed abtidoon mar kale.
Geesiyaasha Jaale siyaad web side sameeyay
written by tuulo Barwaaqo , June 08, 2010
Dadaalka halkiina ka sii wada iyo waliba horumarinta Gobaladiina iyo soomaali oo dhan. guulaysta.
...
written by Mohamed Toronto , July 16, 2010
This video made me cry we all miss jaalle Siyaad Allah ha u naxariisto. Somali waxey noqotay Jaalle Siyaad kadib qaar wadanka dhexdiisa lagu dilo/xumeeyo, qurba joogteena oo idil-na si tartiib tartiib ah bay qoomiyadeena somalieed u baa ba'eysaa. Ilaahow inoo daryeel dadkeena iyo dalkeenaba.
...
written by faduma , April 14, 2011
ooooh my allah xasuuuuuuuuuuuuuuuuus waan ooyeey walhi aad baan u xasuustaa maalintaa thzzzzzzz
siyaad waa aabbe haduu dhintayna kikirkiisii waa noolyahay jannadiina waa joogaa inshaa allaah
written by weli faaqid faarax deri , July 04, 2011
caalamku kuma rabo khaasatan nin doorkaaga, soomaaliyeey adna isma rabtid qabiilka intaad ku meeraysanaysaan maad fikirka saliimka ah noolaysaan oo aad wax ka barataan casharrada sabaanku idin baray??? ma waxaad ku qanacdeen adeege shisheeye in madaxdeennu noqoto ma waxaad ku qanacdeen in ilmihiinnu qaar ay noqdaan quumu luud ama gabdhu boy friend aan xalaal ahayn yeelato ama ninka naagtu furto??? ma waxaad ka jeclaateen oo aad door biddeen maalaan laga addimin inaad dhulkiinnii siisataan siyaad teg iyo kuwii la midka ahaa laakiin inta nooleey u tashada dhulkiinna dadkiinna diintiinna iyo mansabka qofnimo ee ilaah noo dhaliyey wabbillaahi towfiiq....
student of medical
written by qamal , November 22, 2011
asw...
walaalaha somaliyeed soo aruurshay macluumadkan sharafta badan waad mahadsanthiin waxaad qavanysan shaqdii qaranka ... walhi ani ahaan dowlad waxba kama arag lkn markaan dawanayay muqalkan waan ooyaay walayaal aan radino qaranimadeenii isku dubnideeni...erayada waxaa kamidahaa waxaan nahay jinsiyad qura jamhuuriyad qura war maxaan isku haysanaa marka walale yaal...ilah wadanka hanoo islaaxiyo kolya inta qurbaha joogta way ilmaynayaa kuwadanka jogaa yaa mar idinkawada ayaay leeyihiin....asw

R CAANOGEEL,TAARIIKHDU WAAY IS QORTAA,LAMA QORO,BEEN KAMA SHEEGII KARTID
written by cabdi jabuuti , December 27, 2011
asc wr wb dhamaantiin walaalaha soomaaliweeyn waa wax laga murugoodo ,taariikh mugdi ah baan joognaa haddii soomaali nahay magacan doono aan siddano.waxaa yaab ah heerka intaas leeg umad gaartay siddaay siddan ku noqotay. waa wax fikirka beeni aadanka ka weeyn intaas aan ku dhaafo.waxaan rabaa inaan u jaawo inyar walaal magaciisa ku koobay R CAANOGEEL.oo wbesadkan ku qoray inaay jabuutii abaal laheeyn,kuna tilmaamay xassan guuleed allah yarxam inuu mar danbe u gaban doonin.waa yaab saaxiib miyaad seexatay mar hore? maanad ogeeyn in madaxweyne xassan guuleed geeriyoday? soo toos haddaba markaas jabuuti ku sheek abaal laan.ma ogtahay inta jeer uu madaxweyne guuleeed isku dayey inuu nabad ku dhex dhexaadiyo walaalah soomaaliyeed.snm hub lama siin waxaa kuu cadeeyn kara inaay jabuuti ilaa hadda aan joogno aqoonsaneeyn dowladii aay snm kaga dhawaaqday wooqooyiga soomaaliya markaas sxboow .qaladka aad leedahay walaalkaa lama dul saaro soomaali ayada ayaa burburisey waxuu u dhisey allah yarxam macalinkii,hoogaankii,geesigii u danbeyey aay hooyo soomaaliyed dhalshay madaxweyne jaalle siyaad ,allah janada ka waraabiyo,taageerada aay sheegtay waa mid waajib ku aheed,anaga iska dhaaf oo dhiig keli ah la wadaagno jaalle siyaad waxuu ka qaaybqaatay xoreeynta dalal badan oo afrikada madoow ah.taas taariikhda dib ugu noqo.xasan guuleed safiir soomaaliya fadhiyey laguma badalan mana xirneey,waa jireen rag lagu badiley safiirkii muqdshi u fadhiyey faransiiska .waxaa la dhahaas raggaas cusban raabeh iyo cabdillaahi cusman.xanuun kugu jira iska saar soomaali waa mid haddii cadow aay leedahay waa qabiil iyo aqoon darii wa bilaahi toowfiiq
Waxan amaan iyo Duco ahayn oo ficil kamaqanyey????!!!
written by Kamadaale Dareenka Dadkiisa , January 27, 2012
Jaalaya Gumeystuhu wuu kuguuleystey inuu gurigiina ifinka saaro, oo kiisa irinkeeno si uu idiin gumeysto. Marka diyaar ma u tihiin inaad kasoo tagtaan(si tahriibid ah)oo dalkii a difaaciisa iyo hanuunintiisa kaqeyb qasdataan?!

Jabouti gacan gumeysi weli kamabixin. Xoreyn bey u baahantey waxA isbedeleu kaladki gumeysiga uu .
WAXAAN KAMID AHAA ARDAYDII MAALINTAAS M SIYAAD IYO GULEED SOO DHAWEEYEY
written by MASHKUR HASSAN , April 25, 2013
waa waxqabad iyo amaan iyo marqaatimadoonto uu mutaystay allaha unaxariistee maxamed siyaad,soomalidu qofku markuu dhinto ayey amaanaan,laakiin intaas ayaa amaan oogu filan

*Nb waxaan xasuustay baabuurtii caanaha waday oo ayagoo xamar usocda xeradda ubaxa kacaanka lagu soo leexin jiray.

*iskoolkii,jiifkii ,dharkii,lacag la,aanta ahaa iyo wadamadda horey umaray lacagta haadda laga qaado iskoolaadkooda.

*ilay waxba lama ahan in ay markale soomaliya sidaas noqoto(amiin)




calaacal
written by maxamed , July 01, 2015
waxaan aad iyo aad uuga xumay umad dhan oo laga awayay nin siyaad oo kale noqda oo umada u gurmada
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search