You are here: Home Video Jaalle Siyaad iyo Madaxweynihii Masar Anwar el Sadat - 1977
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad iyo Madaxweynihii Masar Anwar el Sadat - 1977

E-mail

Comments (22)add
...
written by samiira , April 28, 2010
asc wrwb alaha una xariisto madax wayneheenii hore nin ka fiican soomaaliya masoo marin waayo 21 sano ayuu xukumayay
aaboow alah hakaa waraabiyo janada
written by xassan ibrahim xassan dacar , May 16, 2010
alah ha u naxriisto waa aabe xusid mudan
soomalaay sidaan adigaa doortey
siyaad adigoo haaysto soo adigii
iska eryey soomalaay suldaan kiina
sacadaad iska saarteen
silacii biloowdey soo sanadaan ma socdo
soomalaay siyaartiisa dhiga
soomalaay toowbad keena
oo qirta demdigaad gasheen soomalaay sayid m siyaad bare
wuxuu ahaa weli ale
by dacar2012@hotmail.com

jannadda allaha u bisaareeyo jaale siyaad..
written by aliyow , May 24, 2010
maryooleey hadday ogaadeen jaalle siyaad in uu wadiani ahaa???
ka warama in uusan xataa la hayn account lacag lacagta la dhigto
dalka iyo dabadiisaba..?
maxaana ku badalateen????? tigray in aad xammar keentaan!!!!
sunxaana-laah ..
eeeh siyaad miyaa la gaari karaa...
janaddii furdowsa allaha siiyo...aamiin


Yaa noo badalay Kacaankii dhiirrana ee garashada dheeraa
written by By Saciid dheere, Holland , May 27, 2010
Kacaankii Daryeelka iyo waxdbarashada, Kacaankii Warshadeynta iyo dhaqaalaha,
Kacaaankii Ubaxa Kacaanka, kacaankii Jamacadda Umada Soomaaliyeed, Kacaankii
dalka sOOMALIYA KU DARAY jamacada Carabta, Kacaankii Nadaafadda iyo QURUXDA,
Kacaanka Jileec iyo Jareer Simow,
Jaree iyo jileec Simow Jaalle Siyaad Allaha u Naxariisto
written by By Saciid dheere, Holland , May 27, 2010
Qabriga Allaha u nuuriyo, waxaa ka danbeeyey6 In nala yiraahdo Looma ooyaan.
In la yiraahdo 4.5 . In xarumihii iyo iskoolladii iyo xafiisyadii la cunay, in sharafti
soomaaliyeed ceel ay ku dhacday.In badaha nalu ku daadiyo, in qabiil naloo sheegto.
in Masaajidada nalu8 ku gawraco. Ma hadli karee Jaalle Siyaad qaabriga Allaha u nuuriyo.
saas aan hadlka ku soo xiraa.
mogadisho
written by cali baardheere , June 06, 2010
caruurta waxey agoontowdaa kolkii aabahoodi dhinta anagana somali hadaanahay waxaa ogoontogney markii aabeheen siyaad uu dhintey alahayow unaxriis aabaheen siyaad janada fardowana kawaraabi danbiigiisana dhaaf yaarab
...
written by kacaan diid , June 14, 2010
sxb waad ku mahad san tahay qodobada aad na tusisay anaga somali maryooley hadaan nahay siyaad waan ka qaldanen hadana waxaan dhaheenaa laha u naxariisto baaba siyaaad jiri weesay ee janada ilaaah haku giliyo aamiin aamiin aamiin
baydhabo
written by dadka ugu naxariista daran aduunka , July 02, 2010
waxaan janadi fardowsa uga baryayaa ilaahay inuu galiyo aabihii agoonta iyo inta taagdaran jaale siyaad,wuxuu ahaa halyay u hiiliyay dadkiisa iyo dalkiisa hurumar lataaban karana gaarsiiyay wuxuu ahaa hogaamiyaha kaliya ee dunida 3xaad ee dadkiisu ay helaan wax barasho lacag la,aan ah iyo inuu dhisay dal sabool ah u badalay waqti yar gudohod dal qani ah oo isku filaasho gaaray,wuxuu ahaa geesi ku dhiiray dhulwaynaha somaliya ee maqan inuu soo xoreeyo kuna guulaystay hadaysan ahayn cadow soo jireen ah oo ay leedahay umadaan tan iyo imaam axmed guray,waxaan ka xumahay inuu halyaygaas ka dhashay dadka dunida ugu garashada xun uguna xaasidsan oo aanan kala garan karin wanaag iyo xumaan,
dhimashada baaba siyaad waxayd ahayd wakhtigii ugu xumaa soomaali
written by fardoos , July 13, 2010
alla ha una xariisto madax wayne siyaad barre hadii soomali uragtay in uu khaldanaa isagu wax hagaaji buu lahaa waxaan kugarnaynaa wakhtiguu tagay soomaali say is ku badashay soomaali ha is raacdo diidaye ha is raamsatee de
Abwaan Soomaaliyeed ayaa kal hore yidhi, HA ISRAACDO DIIDE, HA ISRAAMSATEE DAA
written by By. Dalmar Ciise , July 15, 2010
Anigana ka Dalmar ahaan Waxaan Oraahda Abwaankaas ku darsanayasa, HA ISRAACDO -DIIDAYE,
OO ISRAAMSATAYE, HA KALA TAGTEE DAA.
Caalamka dadyaowga ku nool, Dagaallo Sokeeye qaar badan baa soo maray, Sida Ruwaan da, oo wax
Sanad ka yar arinkooda xal loo helay, Sidoo kale Sirealyoon, Layberiya, Jogolavaakiya, Ethipia,
iyo kuwo kale. Balse maadaama dadyowgaasi xilkas wadani ah yihiin xaalkoodi xal baa loo helay.

Haseyeeshee Soomalida Marka horeba Jabhadihi Riday Xukuumaddi Kacaanka aheyd, marka horeba
Xal doon ma aheyn ee BURBUR DOON IYO DAWLADNIMO DIID ayey ahaahyeen taasoo maanta qof kasta garwaaqsaday Gaal iyo Muslimba. Arrinkkoduna waa sida Abwaaniinta ay ka allifeen, WAR II
TALI MAYA, MAYEE AAN KUU TALIYO MAYA, AAN WAD TASHANNO , WADA T ASHAN MAYNO,
IWM. Waxaa kale oo xaqiiqo noqotay Xikmadii Abwaan Musdafa oo yidhi, MADAXWEYNE, MADAXWEYNE , MAR UN MADAXWEYNE I DHAHA, . Xilka Madxweynanimada waxa uu rabaa
Hibo Rabaani ah, ee mar un i dhaha ma ahan.

Ugu danbayntii Baaba Siyaad danbigiisa Allaha dhaafo, Nin u qalma oo haeybad Madxnimo leh
ayuu ahaay.
Qofkii akhrista hadalkaanow ogow inaanan ka soo jeedin Qaqbiilki Siyaad, laakiin xaqiiqo iyo run
aan la qarin karin ayaan ku hadlaa. Xaasidnimana waxbo ma tarto.
Xikuumadi Siyaad Barre markay Gobollada iyo degmooyinka dhisaysay oo ay Jawhar Bariiska ka beeraysay , ooay kanaallada biyaha iyo Mashaariicda kala duwan ka dhisdaysay Afgooye, Balxad,
Hasgeysa, Baydhaba, Boosaaso, Mareeray,
allaha unaxaristee waxa uu ahaa halyeey u dhashay kana dhintay ummadda soomaaliyeed
written by mukhtaar macallin cumar , July 24, 2010
Seben tegay mid weli soo socdiyo saaka waxa jooga sadexdaa waqtaa aduun lagu sifeeyaahe .Soo noqod ma jiro shalay waxii saadifoo dhacaye .Waxa saadambeetiyo berina waa su,aal maqane .Waxay taladu noo suuban tahay subaxan joognaaye.inta aad aragteen iyo in kaloo ka sii badan ayuu macallinkii kacaanku qabtay illaahey ha u naxariistee .Tusaalle fiican oo lagu dayan karo ayuu ahaa anigaan dhambaalkaan qoraaya waxaan ka mid ahaa dhalinta kacaanka lafoole ehel aabe hooyo iyo qabiilba waxaa ii ahaa kacaankii barakeysnaa ee curtat 21 kii Oktoobar 1969 maantaana waad aragtaan xaalada uu dalku marayo.su aal qofkii qaba ha ila soo xiriiro mahadsanidiin cinwaankeyguna waa nuur_calaanuur@hotmail.com wa billaahi towfiiq
wariye
written by cabdirisaq silver , August 04, 2010
waa madaxweynihii ugu maskaxdaa badnaa uguna kartida badnaa anaa huba taa waayo somali oo dhan buu isku hayay
somali dhab ah
written by hassan cali , August 16, 2010
ILAAH HA U NAXARIISTO MAXAMED SIYAAD BARE WUXUU AHAA MADAXWEYNE DAACAD U AHAAY WADANIYADA ,DADKII KA DAMBEEYEEN 1991 WAXAY AHAAYEEN DADKA LAAYAAN WADANKA BURBURIYAAN DHIBAATADA MAANTA JIRTAYNA WAA KU WADANKA HEERKAAN MUDADA 20KA SANO GAARSIIYEY WAA DOQONTII WADANKA DIIETEEN ILAAH MADAXOODA HA KA SHUBO
dhanbaal
written by Ahmed Abdi Warfa , October 09, 2010
Alahaunaxariisto abihii agoonta iyo abihiihorumarinta somaaliyeed
waalgugafo lagaagardarnaadaye geesiyow,haday somali ogaatay waxqabadkaagi/
iyowadaninimadaadi,kuwaar janadiifardoosa aamiinaamiin
...
written by Cabdalla , October 11, 2010
Abihii umadda soomaaliyeed allaha u naxariistee wuxuu ahaa siyaad bare halyeey
Wax u qabtay umadda soomaaliyeed ka dhigay waddankeena dawlad sharaf ku leh
Caalamka maantana waad aragtaan waxa na haysta soomaaliyeey hurdada ka toosa ee
Aan iska qabano nimankan burburyay dalkeena iyo dadkeenaba,
Waxaan ilaah uga baryaa jaale siyaad inuu jannadii ka waraabiy aamiin.

...
written by maxamed xiir , October 13, 2010
ilaahay hawnaxariisto maxamed siyaad bare wuxuu ahaa horumankii iyo iftiinkii umada soomaaliyeed laakiin soomaali wayn maanta ayey dareentay wuxuu ahaa ?
abihii umada soomaaliyeed allah unaxariisto
written by jamac nuur , December 12, 2010
waa abihii somalia sababtoo ah hadaysan maxamad siyad ahayn somalidu ismama afgarateen waxaana lumi lahaa xariirka somalida hadii aysan lahan lahay af somali laqoro oo kawada dhexeeya shanta somalia meel kasta oo ay joogaan waxaad arkaysaa wiil somali ah oo ku dhashay kenya waligiisna aan arag somalia oo shukaansanaya gabar hada muqdisho joogta oo massege uqoraayo bal eeg yaa sahlay arinkaas waa aabihii somalia Allah u naxariisto aaaaaaaaammmmmmmmmmmiiiiiiiiiiiiiiiiiin
illahay harkisa hakugaliyo malin uu har jirin illahay harkisa ma ogiye
written by hami mcj , December 14, 2010
waxwalbo waan aragnay duli darxumo qaxotinimo dal iyo dad la aan qaran nimo qabiil kubadalo xasilooni kubadalo xasiloni daro nolol kubadalo nolol la aan farxad kubadalo farxad la'aan aqoon iyo cafimad kubadalo cudur iyo jahli umad noocaas ah yaa hogaminkara waxaa hogamiyay jalle siyad qofwalba oo damirleh ayaa kujecel waxaad kunooleyd sharaf waxad kudhimatay sharaf lagama yaabo in gadashaa lahelo nin qabiil kafan intuu ugaliyo duuga.waxan ku faraxsanahay in soomali damirleh lahelayo qoraalada qarkod wan ilmeyaa markan aqrinaayo sidey runta utaabaneyso anaga tagnaye owlaadeena aan kukorino diin iyo daljaceyl si loohelo jiil dalka kabadbadiya duliga iyo darxumada.waadalkagii doqonyohow waa dadkaadii dabal yahow isdaryeeloo dadka soo raac heestan intas ayan ka aqan radio muqdisho ayaan malin kamaqlay runti waan xafiday balse mafahmi karin waxa ay kahadleyso markaa hadanse fahmay.ma isweydiisay marxuum maxamed siyad bare see ugu suura gashay inuu talada dalka haayo 21sano jawabtu waa sahlan tahay inuu waxqabto ayaa dacad ka aheyd dalka iyo dadkana wuu ilaalinayay.dalka wuxuu ka ilaalinayay codow soo jireena.dadka wuxuu ka ilaalinaay iney dulooban iney dagaagan iney dawarsadan.ninka manta raba inuu madaxnoqdaa mayahay ninleh sifoyinki aabe siyaad maya maya kuwa madaxtinimada raban manta waxey kufanan fidnaduu abaabulay foolxumaduu geystay iyo siduu ugu aari doona beeshisa hadu kursiga kufaristo.iyo qolyo aan garaneyn kutubta ay soo aqristan oo iyaguna waxba aan hambeyney nin janada illahayna ka xigsada umada inteeda kale kursigana kudoona anaa taf ku ah ismiidaaminta muslim galeysinta isla qumanida.kitabka intaa ubaneyay iyagaa keeni doona allah hortii somalida dhiigooda cafimadka qaba waxan idin weydiinayaa sow kaaf iya kala dheeri maaha dadkan hada xukun doonka ah iyo X.G.X.H.K.S. Halmalin hadey kufakari lahayen hambada hartay iney badbadiyan ilahey wuu kaalmeyn lahaa dano shisheeyo inaan fulino waxaa ka fiican danta dadkeena diifeysan inaan fulino karamadeenii soo ceshano.ninku qeybiyay qarannimo kuuma ogala ismiidaamintuna xalmahan.qofka haduu kahadlo waxa qalbigiisa kujira wuu nafisayaa 20sano kama hadlin arimaha dalkena waayo walaalo somaliyed oo runta kashega qaranimadìi luntay ma arki jirin guntii iyo gabagabadii naxaris eebe waan uwada barinay waxanse aniga uweydinaa illahay inuu galiyo hadhkiisa malin uu jirin hadhka eebe mooyee.
WAXAAN SOO JOOGAY
written by jAALE SOMALI DOON OO NOQDAY JAALE SOMALI WAA , June 17, 2011
WAXAAN SOO JOOGAY WAQTIGEYGA QAAN GAARNIMADA IIGU DHASHAY KOWDII JULY 1960 ABAARAHA AAN JIRAY SHAN IYO TOBAN JIR WAXAANA WAX KU SOO BARTAY DALKEEYGI HOOYO KANA SOO SHAQEEYAY BARI SAMAADKII. WAXAAN KU SOO KORAY XURIYADII ISMANA ORAN WELIGEEY GUNIMO BAAD KU DHACEEYSAA WAA YAAB!! WAA YAAB!! XURIYADII YAA KUSOO DUULAY OO DABEEYLAHA KU DARAY? YAA TIR TIRAY GOBONIMADII SOMALI U DHALATAY LAGUNA SOO WARAABIYAY DHIIGII AABA YAASHEEN. MA XUSUU SAN TIHIIN XIDIGTII SHANTA GEEYS OO AY KA KOOBNEEYD SOMALIA ISTICMAARKUNE HORAY U QEEYBIYAY DAGAALKII WALIYU LAAHI SIYAAD BARRE AABIHII DALKEENA MARKUU QAADAY DAGAALKII 1977 OO GO,AAN KU GAARAY INUU SOMALI WEEYN ISKU KEENO QUWADIHII WAA WEEYNAA WOORSO IYO NATO LABADABA IN AY GO,AAMIYEEN DABIN DAABYADA JIRITAANKEENII IYO XUQUUQDII DALKEENA LAYS GUGU KEENI LAHAA DALKEENA EE SOMALI WEEYN. GEESIGII SIYAD WADANIGII WEEYNAA EE SOMALIYEED DHAG UMA DHIGIN AFKAARTII ISTICMAARKA MID KASTA HA AHAADO OO LAGU SHEEGO WOORSO IYO NATO LABADUBA WAXEEY KU ISTAAGEEN XUQUUQDII AAS AASIGA EHEED EE DALKEEYGA MASALA XIDIGTA SHAN GEEYSKA AH. SOMALIYEEy SOO MA AHEEN JAALE SIYAAD GEESIGII WADANIGA AHAA EE MARKAAS U BEER DHIGAY QUWADIHII SHISHEEYAHA OO KALA AFKAARTA DUWANAA HASA YEESHEE MID WALIBA WATAY DANTIISA. SOO MA AHEEN SIYAD KII YIRI AMA GOBONIMO AMA GEERI MID ISII. SOMALIYEEY DHOOHANEEY CARUURTA AAN QAAN GAARINEEY SOO MA IHIDIN KUWII LOO SAMEEYAY GEEDKII WEEYNAA EE CIRKA KU TOLNAA KUNKA MIROOD EE KALA NOOCA AH RABI KU SAMEEYAY CAANAHA IYO BIYAHANA LOO DUL SAARAY SARIIRAHA RAAXADA LEHNA LOO DUL DHIGAY DABADEEDNA GO AAN SADAY INAY KASOO DAGAAN SALKA HOOSANE KA GOOYAAN KUNA WAAYAY NOLOL IYO WANAAG, SHARAF IYO JIRITAAN AHAANSHA NOLOLEED, SHARAF IYO GOBONIMO. WAR IYO DHAMAANTII ILA OOYA AMA ILA DOONA XURIYO GABI AHAANTIIN HUBKA SHEEYDAANKANA SIDA QABIILKA, GOBOLEEYSIGA, DIIN KU SOO GAMBASHADA GUMEEYSIGA HUWAN ILA GARTA GOBONIMADANE ILA DOONOA OO HA NOQOTO BAR BARKEEY KA BAXDAA WAA BAKEEYLA GALEEN. QORE SOMALI DOONE, WABILAHI TOWFIIQ WASA LAAMU CALAYKUM WARAXMATULAH.
mahadnaq
written by abdimahad , September 25, 2011
waxaan aad iyo aad ugumahadnaqayaa qofkii soo uruuriyay ama isku soo dubariday dhammaan barnaamijkan ha ahaado maqal ama muuqaalba waad mahadsantahay.
shihaabudiin@hotmail.com
written by farxaan , May 19, 2013
aaba siyaad allaha ku naxariisto wadanka waxay ka rideen markii buuga iskoola lay soo gaday anina qax ayey igaliyeen hadaad joogi laheyd 12 mar manan ku qaxeen muqdisho dhaxdeeda oo ah halkii aan ku dhashay waxaan xasuusanayaa ciidanka somaaliyeed ee aad dhistay maalin maalmaha ka mid ah iney nafteyda badbaadiyeen asaga mas i cuni rabo lkn aabow waxaa nooga kaa dambeyey kuwo qoray igu qabto anoo waxba ka haleyn ma jecli inaan arka suuradaada waayo waan calool xumaadaa maxaa yeelay waxaan aaminsanahay inaad i anfici laheyd ilaahey hakuu naxariisto mantayna waxaan ahay qaxooti ka dib markaan waayay amni aan dalkeyga ku joogo
Mr hulbale
written by Mr Hulbale , June 23, 2014
Mahamed Siyd Bare he was a great man my God make it somali
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search