Bookmark
Email this
Hits: 5350
Comments
(7)
aabbe siyaad janadii fardowso aheyd ku waar aaaaaaaaaaamiiin
written by hasan , April 09, 2010
written by hasan , April 09, 2010
waxaan ka codsanayaa webkaa dadka mas.uulka ka ah haddiiba ay hayaan ololahii qorista farta somaliga iyadoo video ah in ay inoo soo daayaan plz ok waana mahadsan tihiin aabbe jaalle siyaadna wadankeena wax uu u qabtay lama soo koobi karo
God Bless his soul
written by Saciid , April 22, 2010
written by Saciid , April 22, 2010
All we somali people need is to sit down a reflective moment and recall all the good things this guy has brought to our nation, that he was keeping this unruly nomads behave and respect low and order, in short we need to do sucrifaces (allabari) marxuunka u duceeno annaguna duceysano. Somalia will not rest before it pays its final and respectful farwell to this great leader or ours. Some people still stuck with few bad things his admin done, and I always say to them wake up guys, all the good things Siad done will outweight any bad things of his. Duqii halaga duceysto ama meesha aanu joogno oo marba jaahil jaahil kale ha ku badalo ilaa yomil qiyaamaha.
RIP my beloved leader, amen
RIP my beloved leader, amen
...
written by almaqdeshi , April 22, 2010
written by almaqdeshi , April 22, 2010
Ilaahay ha u naxriisto wuxuu ahaa madaxweyne waddani ah waddankiisan jecel
ka leexo hortiisa
written by bashka , May 11, 2010
written by bashka , May 11, 2010
duqii doona oo ducana ugu dara waad na dubateenee, Maxamed Siyaad wax dhaama la waa. Soomaali Mohamadey Ilaahay ka yaaba oo dardaarankii Maxamed Siyaad qaata oo soo noqda
God-Walaal ha qodin, haddaad qodona ha dheerayn
written by Mr; Ceelaabe, , May 26, 2010
written by Mr; Ceelaabe, , May 26, 2010
kACAANKII 21 Oktoobar, waa laga reysan lahaa hadii kuwii Cadawga dalka iyo dadka Soomaaliyeed
iyo guud ahaan Cadawga Dadkaas Muslimiinta aha , la burburiyed, kuwaas daurbadiiba taariikhda
ayaa qortay, xataa looma baahno in aan halkaan ku sheego.
Ugu danbayntii anoon ku dheeraanayn, waxaa cad in dawladdi waagaas jirtay, ee ay hoggaanka u ahaayeen saraakiisii horseeday Kacaankii 21 Oktobar, ay dalka iyo dadka daacad u ahaayeen, bal
eega Soomaaliyeey waxa maanta na haysta. Ilaahao naga soo gaaar, God walaal ha qodin, haddaad qodona ha dheerayn ku dici doontaaq mooyee, Qabiilki9 iyo gumeystayaashi la hoos orday, kuwi hoo0s ordayey ma ku liibaaneen, ALLA KARIIM