You are here: Home Video Jaalle Siyaad iyo madax kale oo lagu so dhaweenayo caasimada Nigeria ee Lagos - 1980
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Siyaad iyo madax kale oo lagu so dhaweenayo caasimada Nigeria ee Lagos - 1980

E-mail

Comments (9)add
ala u naxariisaygii
written by saeed hassan deria , July 04, 2010
ilaahayow u naxariiso isaga iyo intii indheer garadka ahayd ee soo maamuli jirtay umaddan qalibantay ee soomaali
Hanuunin
written by socdal , July 11, 2010
Dalkeena Somali marbay noqotey wadanka Africa ugu awooda weyn marka laga reebo Masar. Somalia waa dalka kaliye oo oo u doodi jirey wadama an xorta aheyn oo afrikaanka ah sida Suud Afrika, Namibiya iyo Jabuuti in xooriyadooda lasiiyo. Somaliya waa wadankii ugu horeyey oo diyarad lagula dagalamo sanadihii 1850-1900 waqtigii uu Sayid Maxamed Cabdule Xasan uu noolaa, xiligaa waxii kadanbeeyey Somalia waxaa qeybsadey Talyaani,Ingiriis iyo Faransiis weyna sii kala qeybiyeen dalkeena oo qeyb waxa laraciyey Itobiya qeybta kalana Kenya. Dadka Somaliyeedow miyaad is weydiiseen laga soo bilaabo 1800 ilaa iyo hada 2010 maxa Somalia u dagi la'dahay? Runtii jawabtu waa, Gumeystaha marabo inuu arko somali oo mideysan halwadan ah oo meel kasoo wada jeeda ileen somali oo nabad ah mideysana waxay carqalad galineysaa Itoobiya wana wadan masiixi ah ama chiristian. Hadan soo gabo gabeeyo Wadan kasta waxaa dhisa Dadkiisa hadii aynaan runtii Dalkeena wax u qaban Runtii yaad ku haleysaa Dalkeena inuu dhiiso. Hadii aad sugeysaan inuu Gumeysi idin dhiso tusaale ha idiin ahaato 100kii sano ee lasoo dhaafey Gumeysi waxuu idiin qabtey. Gumeysi waa cadoow tiisa mahane mid kale masoconeyso, dhimashada aya badata, wuxuu dhaliyaa is afgranwaa aalada ugu weyn uu isticmaalana waa lacag. Gumeysiga laguu sheegayo wuxuu isticmala dadka wadanka u dhashey oo isku luuqad an nahay si uu u kale diilo umada oo tiisa uun ugu socoto. Somaliyey horey aya loo dhahay qof an kuu fureyn yuusan kuu xirin.
bhd
written by sahal , July 18, 2010
alaha unaxariistee siyaad, waxa uu ahaa geesi aan tol lahayn...........
waxakasto oo lagu dhaco anagaa iska dhignay.
written by abdisalaan muxumed axmed. , August 01, 2010
walalayaal markii aan kahadlo figradeyda walahi run ahaantii dalkeena waxa uu horey ugu socon la,yahay waa cadowga dariska nala ah maxaa yeelay shirkasto markii aad fiiriso waxyaabaha lala hishii weysanyahay waa dad naga mid ah oo lacag qaato maxaa yeelay waxan ani wax ka arkay shirarkii lasoo dhaafay oo maxaa lagu arkay waxaa lagu arkay shir maantay lagu heshiiyay oo loo sii gudbayo wajigiisii labaad ayaa maalintii danbe mid uu leeyahay shalayto hadalkii hadal ayaa iga raacay marka walalyaal dib intaan isugu laabano qofwaliba ha isasaxo. waa intaa kaliya somali nabdeeda waad mahadsantihiin inta wax garadkaa.
jaale siyaad allah unaxariisto nin lamid ah sooma marayeee
written by Abdi wali adan , September 02, 2010
maxamed siyaad bare waxa uu ahaa ni hantidiisa iyo maalkiisa u huray wadanka nin soomaliah oo saas ahane lama heli doono, sababtoo ah nikasta oo madaxweyne loodorto waxa uu ku fakiraa sida uu lacag utacbanalahaa, iyo sida uu wadamo kale ugu gadan lahaa guryo. siyaadne saas ma,ahan ee waxa uu ahaa madaxweyne daacad ah halmar ayuu qaldamay markaasna waxa uu dilay wadaadii fikir ahaan teydane wadaada uu dilay waxay lamid ahaan lahaayeey kuwa hada wadanka qasaya iyagane saas ayeey uqasi lahaayeen
Wadani
written by Said M Ismail , October 07, 2010
Allaha u Naxariisto Jaale Maxamed Siyad bare waxa uu aha maddax wayna dhaba badalkisina ama wax xata in yar meel u ka sha bahana lama hayo lakin rabi in uu ino keeno ba ilahay ka rajayna isagana janadi alaha ka waraabiyo kolay anigu ma ku so gadhin dowlad somaliyed sida ay u eekayd ama ay ahayd lakin waxaa dareemi kara ama an arki kara in ay ahayd wax aan sawirkeda halkan lagu so koobi karin Sxb yaal ama walal yan waxa aan markasta is waydiya ama aan ka gami laa yahay Dowlada Awoodeedu inta leekayd siday u Bur burtay oo jab hado yar yar oo wadanka ka dhex kacay u bur burinkareen??????? Fadlan qofki in uu wayo arignimo u leh ama goob jog aha oo ka jawabi kara suasha in uu igala so xidhiidho

Telephone +25290794045
saiid447@hotmail.com or Yahoo or Gmail


Mr
written by Abdiaziz , October 09, 2010
Allaha u naxariisto Maxamed siyaad bare, soomaali run ayaad eheed
Geesi
written by Ahmed , March 19, 2011
Sharafta ninkaas ka muuqata firiya sidaas ayaa u ekaneysaa hadii uu dal kaa danbeeyo
...
written by Abdi Aziz , December 14, 2011
Geesi Aan noociisa la arag

allaha u naxariisto Maxamed siyaad Barre waxaa uu ahaa Shaqsi aan noociisa laga haleynin Soomaalida, waxaan saas u leeyahy waxaa weeye in 21 sano kadib buburkii Dowladiisa uu yahaay qofka kaliya ee lagu xasuusto wadaankaan inuu wax u qabtay, waxaa muuqda in Taariikhdu yeerinayso waxa uu qabtay sida uu u farkaray iyo wadaninimadiisii.

hadalkii ugu danbeeyey ee aan kamqlo maxamed siyaad waxaa uu ahaa ( wixii kacaanku 21kii sano qabtay ama uu dhimay taariikhda ayaa ayaa sheegi doonta waayo taariikhda lagama been sheegi karo.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search