Comments
(8)

SStudant
written by Eng Maxamed Sh Daahir Qaalib , March 01, 2010
written by Eng Maxamed Sh Daahir Qaalib , March 01, 2010
Eebe ha u naxariistee wuxuu ahaa Madaweyne aan la ilaawi karin waananu soo joognay taariikhdiisa intii ka dambaysay 1985kii, waa madaxweynihii u dambeeyey ee soomaaliya yeelato meel aan la ilaawi karina wuu gaadhsiiyey.
...
written by Duraaan , September 20, 2010
written by Duraaan , September 20, 2010
Marka hore ilaah bey mahad u sugnaatay marka 2 aad waxaan u mahad celinaaya Dadki isku mashquuliyay ineey na soo gaarsiiyan taarikhdii quruxda badneed oo aan laheyn. maadaama oo aan aniga iyo dad badan oo ila mid ah fursad u helin ineey arkaan Quruxdii iyo kala dambeyntii wadankeyna, waxaan leeyhay mar 3aad ilaahey hanaga dul qaado masiibada iyo wax ma garatada maamulka naloogu dhiibay
...
written by wadani , November 19, 2010
written by wadani , November 19, 2010
Cahdigii Jaale Siyaad dal , dawlad iyo dad baa jiray. Maantana waa baaba. Bilaa dal, bilaa dawlad iyo bilaa dad.
Jaalle Siyaadow noolow, naxariis Eebe korkaa, nolol keentay aduguyee mooryaan baa noo dambaysay, ninkii ku jecel nafle weeye wallee, kii ku necebna naar ha galoo nibir ku cun baan leenahay.
Jaalle Siyaadow noolow, naxariis Eebe korkaa, nolol keentay aduguyee mooryaan baa noo dambaysay, ninkii ku jecel nafle weeye wallee, kii ku necebna naar ha galoo nibir ku cun baan leenahay.
Somali national
written by Hussein Elmi , February 14, 2011
written by Hussein Elmi , February 14, 2011
Jaalle Siyaad, Alle ha u naxariisto. Isagoo afkiisa ka yiri in dadka fiican ee taariikhda soomalida qoraan ay ka marag kici doonaan wixi dalkiisa iyo dadkiisu qabtay.
I am Nationalism
written by Karima Shire Jama Ahmed Jugge , May 22, 2011
written by Karima Shire Jama Ahmed Jugge , May 22, 2011
I love the job you guys did iyo saa u soo aruurisay filimada iyo sawiradaba masha Allah Waa taariiq fiican oo manta caruurtayda ila fiirsatay oo ayku farxeen ayoo walifood arag Soomaliya sawirada iyo video gaba Aabay Shire Jaamac baa kujira Allaha U naxariisto labadoodaba
Alayaa yarxama jaale siyaad wax badan ayuu naga caawiyey tan iyo inataan gumeysiga farance la dagaalameynyey
written by cabdi jabuuti , July 23, 2011
written by cabdi jabuuti , July 23, 2011
Alaayarxama jaale siyaad wax badan ayuu noo qabtay gobanimada intaan raadineyney waan joogay maalintan waxaan la qayilay xataa ilaaladiisa tobanyeeye ka mida waxaan usoo gadey jaad iyo macawiso shirka inteyna tagin galimkii danbe waxaan ka xasuusto cabdi yaasiin (laba raad)oo isagu ka soo horeeyey oo caafimaad jabuuti u joogay oon is baraney intuu jaale siyaad iman .
Marka hore waxaan sallaamayaa bahda jaallesiyad. Waxaan aad iyo aad ugu faraxsun ahay in aan hello tariikhda madaxweynihii somaliyeed ee ugu danbeeye, sabab too ah wali maan arag khudbadihii jaalle siyaad.
Waanan idinku hanbal' leeyahay.
Waad mahadsuntihiin.
Ahmed Jama