You are here: Home Video Hogaamiyihi Wadanka China Hua Guofeng oo Jaalle Siyaad ku so dhaweenayo caasimada Beijing ee dalka China - 1978
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Hogaamiyihi Wadanka China Hua Guofeng oo Jaalle Siyaad ku so dhaweenayo caasimada Beijing ee dalka China - 1978

E-mail

Comments (6)add
...
written by maxamed warsame faarax , April 24, 2010
waa muhiim in la dhowro taariikhdii madaxweynihii horee soomaaliya marxuum m s barre si berrito taariikhda u xusto
Mr .
written by Yasiin , April 26, 2010
Ma soo maraayo Siyaad barre oo kale Somaliya . Xoolaha uu hayeyna Somali oo dhan ayaa markaati ka ah .
marag madoonto
written by faajuge , October 11, 2010
hadi aan waxyar faalo yar kabixiyo alaha unaxaristo maxamed siyaad bare waxuu ahaa madaxweyne dadkisa iyo dalkisa wax muuqdo uqabtey hadi aan idin xasuusiyo ereyo guubayo uu marwalbo oran jirey waxaa kamid ah hadal yar iyo howl badan marka somaliyey waxa lidinkaga bahan yahay sidas oo kale hadalkina ha yaraado ee uqabta umadina iyo dalkiina si aad u harsataan nabada
XAQU WAA SARREEYAA WALIGI LAGAMANA SARMARO
written by written by Dalmar , October 11, 2010
Cidday doontaba ha noqoto , ha xasado, been ha sheegto, Madow iyo Cadaan
waxay doonaanba ha noqdeen, waanan naqaanna kuwaas, bal labo jirka maanta
joogaa ayaa yaqaan, mana aysan liibaanin , A.U.N Jaalle Maxamed Siyaad
Taariikhda Aduunka iskaba dhaaf Geeska Afrikee, Baal dahab ah ayuu ka galay.
Qaar ka mid ah oon wali towbad keenin, bal lagama yaabo inay towbad keenaan,
haday ku raaxeysanayaa inay Somaliya kala googooyaan, maangaabnimada noocaas
ah waa miday cadawga ugu shaqaynayaan.
Balse taariikhda waxaa wali laga sugayaa goorta shacabka la khalday amaba rag
horseedayaal ah wadani ah, sida leegadi amaba Golihi sare ee Kacaankii 21 Oktobar
oo uu hogaaminayey Marxuum Maxamad Siyaad Barre ay mar un halgan xaqdarrada iyo kuwa maanta
madaxda ka ah la keeni doono Maxkamad xaqsoor ah.
waad mahadsantihiin
madax waata
written by cabdikarim osmaan yaasin , January 28, 2011
dalku waxa u u baahan yahay mar labaad in loo soo noleyo siyaad bare
siyad bare waa geesi
written by Ahmed , March 19, 2011
fiiriya ninkaas qabka iyo isla weynida ka muuqataa iyo waxad isku eegtaa kuwa hada meelaha car cararayaa
waa ku qosleysaa kaladhinaan tooda iyo say u bahdilan yihiin walalyal somaliyey waxan idiin sheegayaa sharafta waxay ku jirtaa markaad heesatid wadan qaran dadnimo waxad adunka ku yeelaneysaa sharaf iyo gobanimo ogaada qabiil meesha uu na dhigey iyo siduu gunimada noo baday somali ha isracdo siyaad bare aan ka dhigano meeshan wax ka baraneyno nikaas walahi wuxuu ahaa halyey
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search