You are here: Home Video Former Somali Servicemen and Civilians Volunteer for Duty - 1978
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Former Somali Servicemen and Civilians Volunteer for Duty - 1978

E-mail

Comments (6)add
...
written by abdurahim , January 31, 2010
what can i say...the way things were and how things were now....sayid barre was sent to us by Allah and took a way from us...ilahay janada haikawarbiyo amin
...
written by Saeed Osman Jelle , February 11, 2010
We were a nation then.....what are we now? only Allah know. Siyaad Barre was human, he did wrongs and rights, but wallahi what he did for the country outweighs any mistakes he made!
...
written by Rashid Hassan , February 13, 2010
Caadi maaha sheekooyinkan aad halkan soo galisey waxaanan kugu dhiirigelinayaa in aad soo galisaan waxyaalo kale oo xiiso leh
Ibraahim & Warsamne
mahadsanid
ilaa hada maan hayo somali wayn
written by maxed jaamac , February 16, 2010
ilaah ayaan kabaryaynaa inuu soo celiyo nidnimadii iyo qaranamadii soomaali wayn iinsha allah
Mr
written by Aw Macallin , March 20, 2010
War xaggee nalaka haystaa? dadka mar sidaa ahaa iyagoo tiradooda, aqoontooda iyo hantidooduba inta hadda ay tahay ka yarayd, maxaa masaakiin amxaaro u martiya ka wada dhigay? War ma farac bedelanay?

Rabbi amarki waa duqe maxaa, doorshey faraceenna

Kun nin oo aan dab hurin karin maxaa, duul ka wada beeray

Hohe nimaan ku diirsado maxaa, duge idiin diidey! (Aw Muuse)


waa layaabanyahay
written by shanta soomaali , August 16, 2010
dadka mar sidaa ahaa wadaniyada somali jacaylka maxaa maanta kadhigay dad aan waxba kaxishoon qadiyad lahayn cadawgii layaabanyahay yaab
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search