You are here: Home Video Former Italian workers in pre-civil war era singing Guulwade Siyaad (Victorious Leader)
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Former Italian workers in pre-civil war era singing Guulwade Siyaad (Victorious Leader)

E-mail

Comments (17)add
awesome
written by isleemo , May 01, 2010
vry good song,.,, guulwade siyaad abihii waxbarshada
Former
written by Barkhad , May 17, 2010
He was great leader. Will somalia get such a leader again?
Guulwade Siyaad
written by Axmed Qaylo , May 21, 2010
Nin Doonaaba Ha Hadlee Siyaad Barre Waa Loo Darsaday Hoggaankiisii Xalaasha Ahaa
God Bless His Soul
Great!
written by DELC , July 05, 2010
this is awesome. I really miss our peaceful country!
Anqow isku dhute isagaa u dhutiya.
written by Xabaal suge , August 04, 2010
Soomaaliyeey waad u jeedaan sharaftii aad lahaydeen markii uu noolaa Moxamed Siyaad Bare,wadankiinii iyo dadkiiniba siday u ekaayeen,adduunkuna idiin istaagi jiray markii la arko qof soomaali ah,lana sharfi jiray,bal eega sidii wadanku u ekaa,dadkuna u ekaa,maantana bal eega sidii Muqdisho u ektahay,lana arag maanta hal qof oo sharaf ku leh caalamka,dowlad kasta iyo dad kasta sharaf aan ka leenahay ma jirto,marka kuwii xasadka ahaa ee wadankiisii bururiyey(from A-Z) walina ay dhibaatadii ay sameeyeen ay wali ka socoto wadankii,gobolkasta oo maamul u gaar ah sameystayna wax waa u socon la'yihiin magac kasta ha sheegteene,wax aqoonsadana ma jiraan marka hadda ma Moxamed siyaad baa nool maxaa laysku dilayaa,waxaa halkaas ka garanaysaa inuusan jirin nin Madaxweyne soomaaliyeed oo ka wadanisanaa,maantana hal qof ayaa la la'yahay oo wadani ah.
dawladii hore iyo ta maanta waa iyama
written by axmed xuseen faahiye , August 29, 2010
dawladii hore waxay ahad dawlad jirto oo xalaal ah daacadnimo,ta maanta ka jirta somaliya waa idinkaa arkaya sida dhiiga loo daadinayo masaakiin aan waxa galabsan ayaa marwalba la barakicinayaa,maraa waxan leeyahay isuma dhawa labada dawladood
qore
written by mohamud , August 30, 2010
Inaan xabsi ku habboonahay ayey tan muujineysaa. Dadnimadeena waxa ay noqotay in qof karti badan la diido, kuwo qalbi xunna la taageero qabiil dartiis. Xaqa Allah na tusiyo oo qofkii xunna aan xumaantiisa ku diidno, qofkii fiicanna aan fiicnaantiisa u qirno kuna raacno.
ganacsade
written by mr labaaale aabihi garashada , September 05, 2010
allah raxmadisa ha siiyo m. siyad .abaal gudna ha u siiyo jana fardowsa ma waxaan gaarney in shaqaale talyaani ah ku heesan af somali waa istaahila in loo heeso siyad abarre
waxan ku noolahay dalka holand
written by maxamed cabdulaahi , October 23, 2010
waxaa halkaa aad iyo aad ugu hanbalyeyenayaa in ti soo aruurisay libaaxi soomaaliya aabihii soomaaliya mudane maxamed siyaad bare anigoo ku amaanaayo sida xilkasnimada le ee aad ugu dadaasheen sawir hanoqoto ama taariikh markale waad mahadsantihiin
...
written by Haji , October 26, 2010
We did the worst mistake by removing him out .....
H
written by Xassan , November 18, 2010
Xasan muxamednur waxan halkan kusalamaya dhaman umada somaliyed kadibna mudane maxamed siyad barre waxaa nagamudan yahay amaan an laso kobi karin wagii u madax weyna ahaa somalia sharaf ayey laheyd mantana sharafteda way dhacday marka waxan leyahay Allow wadankena nabad noga dhiq qarankena notosi
Xussuus aan ka go'ayn qalbiga waddinaga Soomaaliyeed
written by Ahmed Abdi , November 19, 2010
ALLAHA u naxariistee Halyeeygii ku caanka ahaa dal iyo dal jaceylka, waa xusuus weyn oo aan marnaba ka go'ayn qalbiga waddaniga Soomaaliyeed
MR
written by WADANI , December 20, 2010
MAXAMED SIYAD BARE WAS THE BEST AND STILL IS THE BEST WE ALL SOMALI`S EVER SOW.
I HOPE I LIVE UP TO THE DAY TO SEE SAME ONE LIKE HIM.
ALL THE OTHERS WORK FOR ENEMY NO 1.

WAXAA CADAAN AH IN ANAN DADAAN KU JIRO ANAN ARKANY SIYAD BARE OO KALE WADANI DALKIISA U SHAQEEYA OO AAN U SHAQAYN CADAWKA KOWAD.


Rajo laga qabo in uu nasoo maro jaale siyaad kale
written by abdul , March 01, 2011
he was endeed a proper jaale

there may be more jaaleyaal to come in the future

Mr
written by Salah mohamed hade , March 14, 2011
Alaha U naxariisto madaxwey jaale mohamed siyaad bare wuxuu ahaa madaxweynihii ugu horeeyey jamhuuriyadii somalia Iyo kii ugu danbeeyey ilaa hada intaanu ognahay ilaah waxaan ka bar yayaa janadii ilaah ka waraabiyo anagana ilaahay nasiiyo dawlad wanaagsan aamiin.
qoraal gaara oon ku caday nayo marxuum ku inuu ahaa madax wayne dhaba.
written by mohamed ahmed , May 29, 2011
a/c/ warxmatulaahi wabarkaatuhu, bacda salaan, waxaan rabaa inaan kahadlo marxuumka la ha unaxaristee inuu haa madax wayne dhaba kaasoo baal dahab kagalay taariikhda soomalida. taa hadaan ka gudbo waxaa suura gala inaanay dad badan ila qabin balse, waxaan halkan rabaa inaan maanta kuqoro arin dhaba dhax martay, waxaan daganayn xamar xaafdii shiirkolaha gaarahaan guryihii saraakiil xigeenka, waxaana kudhawayn xaafadii cali samatar iyo wasaaradii gaashaandhiga,xaafada aan daganay waxay ka koobnayd 66xaafadood waxaa dacwad nagu qaaday odayaal xaafada dagkan kuwaasoo bilaabay inay nahandadaan islamar ahaantaana dacwad naga gudbiyay dhor goor iyagoo ku andcoonaya in meesha laga maamulo (SNM)iyo (USC) dacwadaasoo dhowr goor loo gudbiyay marxuumka waayo waxay kudacwooonayeen in xaafadayda habeenkii oo dhan ay isugu yimaadaan labada jabhadood ee aan kor kusoo xusy, ayna qatar ku jirto dawlada waayo waxaan daganayn xeryihii ciidamada agtooda, balse maraxuumku wuu ku gacan sayray, wxuuna ugu jawaabay qabiil ayaad xaafadan ku raadinaysane, macna kale lakaalaye, dhawr warqadood oo loo gudbiyayana, wuudiiday inuu soo saxiixo,waayo waxaa dacwada horseedka ka ahaa waxay ahaayeen beeshiisa odayaal ubadan balse odayaashii markay arakeen inaanay waxaba usoconayan ayay waxay layimaadeen odayaal kale oo xaafada nala dagan kuwaasoo dhamaan tood aan isku beelahayn,waxayna qoreen warqad dhmaan toodna way wada saxiixeenwaliba markan waa laga tagay jabhad iyo sheekadoodee wiil ila dhashay oo indhabeelay oo mrkaa jarmalka dawo ugu socday ayaa waaxaa dhacday in shabeele waa farasmagaalki xamar inay kaluntay lacag uu watay oo 200$
Ms
written by Sucd Ossoble , June 21, 2011
Somaliya sooma marin Halyeeyaashii SYL, Sayid M.Abdulle Xassan iyo Allaha u naxariistee M.Siyaad Barre oo ahaa nin waddankiisa ku faanaa oo jecel.
Waxaa ka danbeeyeey kuwa calooshooda u shaqeeya oo magacii Somaliyeed gatay aan aqoon iyo aqli laheen.
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search

Jaalle Siyaad Book/Buug