You are here: Home Video Ciidankii Xooga Dalka Soomaaliyeed - 1984
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Ciidankii Xooga Dalka Soomaaliyeed - 1984

E-mail

Comments (11)add
duqii waa loo darsady
written by soomali jecel , August 10, 2009
marka hore waxaan salamaya bahda webka salaan kadib horta aniga waxaan ku soo caqliyeestay dooladii jaalle siyaad allaha u naxariistee markaan eego xalada somaliya maanta kusugan tahay waa xalad adag allaha naga saaro aamiiiiiiiiiiin
...
written by ali , August 27, 2009
REST IN PEACE JAALLE SIYAAD
MR
written by Sheikh Mohamed , August 31, 2009
bismilaahi ,asalaamu calaykum,salaam la bacdi.waxaa hubaal ah in dadka soomaaliyeed waxii in yar oo maskax iyo garasho ku dambeeyso kana fog jaaxid iyo qabiil in qof taariikhdiisa lagu faquuqo,ama lagui qariyo wax qabadkiisa . laga runsheegi waayo waxa uu biiyey iyo waxa uu wanaajiyey , iyadoo la isku miisaam waayo, uu maanta garanayo waxa dhacay iyo sidoo kale meesha aan maraynay iyo sidaaa aan maanta u naalo in aysan ahayn wax la la saalin karey, ayna adagtahay si markale loo heli doono,waxaa dhab ah in dal , dad iyo diintuba u darsadeen Jaalle siyaad iyo xukunkiisii, ilaah jannadii haka waraabiyo aamiin, wadani , geesi ah ayuu ahaa.
History will tell
written by casanova , September 11, 2009
M siad has been written history of somalia, long live his legacy
dalkeena iyo dadkeenaba waxay u darsadeena allaha u naxariistee sama fale siyaad 20 sanao ayuu dalka iyo dadkaba u raaxeeyey waxaa noo xigay 20 sano ciqaab ah allow naga saar
written by Mohamed adeec mire , October 01, 2009
mahamed siyad barre naxariistii janno allaha ka waraabiyo amiin amiin maanta waa bishii oktoobar waa bishii dadka iyo dalkaba ay dabaaldegi jireen si nabad ah waa maalintaan isu soo bixi jirnay anagoo gacmaha isheysana oo farxad iyo reyn reyn naga muuqato . walaalayaal waxaa mudan in la xasuusto allaha u naxariistee mohamed siyaad barre looguna duceeyo in alle janadii fardowsa ka waabiyo . ma filayo in si sahal ah aan ku ilaabi doono naxariistii , nabaddii, barwaaqadii, farxaddii, iyo bilicdii dalkeena xiiligii uu hogaanka u hayey allaha u naxariistee marxuum maxamed siyaad barre. oo aan filayo in ummadda soomaaliyeed weli u barooraneyso meel ay joogaanba laga bilaabo raas casayr ilaa raas kambooni oo ku kala yaala laba cirif ee dalkeena hooyo, soomaliyeey qof markuu dhinto ama fogaado ayaa la ogaadaa wuxuu hayey . markii naga tegey sama fale siyaad dugaagii uu naga horayey ayaan u gacan galnay waa ku waa weli dadkii iyo dalkii xasuuqa ku haya allow naga soo gaar . waxaa jeclaan lahay in bishan oktoobar magaca laga bedelo si aanan u soo xasuusan beryasamihii . nabaddi kacaankii oktoobar 1969kii . shacabka soo soomaaliyeed weligood ma ilaabidoonaa qofkii xumeeya iyo qafkii wanaajiya maanta maalin aan ahayn ayaa laga wada sheekeysandoonaa sidaas iyo guul shacabkeenoow . adeec.
بلادي متى اراكي وانتي في احسن حال وافتخر فيك
written by محبا لله , October 24, 2009
هل كانت بلادي هكدا , لا اصدق فرق كبير ماكانت عليه ومايحدث الان من حرب ودمار
متى سيكون لنا بلاد نفتخر بها وشعب واحد متحد يحب بعض وقائد عظيم يحب بلده
نحن ننتظر هدا القائد العظيم الدي يعيد لبلادي التي لم اراها هيبتها ومجدها ويوحدنا كلنا
Mr
written by Cismaan Sheikh , March 24, 2010
Allaah Alaah. Waah Waah. Alaahu akbar. Saan ayayaan ahayn. Illeen qaran saan waa ujabaa.
agaasimihii maaliyadda ee beertii jaamacadda ummadda soomaaliyeed
written by abdi cali Black , July 24, 2011
Hadal maa la wadi karaa ninkii dhaayo lahoow arag xogga dalka soomaaliyeed wax la dugsado ayeey
ahaayeen,70.000 kun oo ciidan oo tababaran kan ugu yar uu leeyahay tababar ciidan hal sano ah
Saraakiisha alifleeyda iyo dableeyada waxeey ku soo tababarteen ruushk,ciraaq,masar,talyaaniga,USA
iyo waddamo kale ooy ka mid yihiin yurubta bari waxeey ahaayeen madaalayaal ma waabtayaal waa la
ogaa taariikhda aan marinay mingiste iyo xayle sallase waxeey lahaayeen ciidamo komandoos ah oo aad iyo aad u tababaran guryaankooda iyo sida aay cagta iyo jaanta iskula helayaan ayaaba laga heli
jiray iyadoo aan musik loo tumenin.

Waxaan u sheegaynaa Dawacooyinkii burburiyay dawladdi sidaas xoogga u laheyd ha ka xaxab-
biyeen maanta dadka soomaaliyeedna iyagaa baday in aay adduunka ka tuugsadaan,dad sharaf leh
ayeeynu ahaan jirnay addunyada weey na garaneeysay afrikana annagaa hormuud u aheyn,yahuudda
marka aan ka hadalno qadiyadda reer falistiin ma seexan jirin ,ciidankaas sidaas awoodda u lahaa ma
soo noqon karo hadda maxaa yeelay waxaa lagu bixiyay adduun lacageed iyo wax-barasho iyo tababa-rro qaali ah halkii askari waxa uu noogu fadhiyay qiimo qaali ah haddey tahay waxbarashadiisa haddey
tahay tababarkiisa,

marka aniga waxaan leeyahay dwacooyinkiiyow qoryaha xun ee AK yada ummada ku gumada.


Mr.Black

hsg
written by cusamo biladan , August 15, 2011
aniga waxan qaba in uu aha jala siyaa in ka kaliya oo mudan somlia in laxuso wayo
waxa uu qatey wax muuqda .

waxan orankara qofkii somli ah oo dawada tariikhda somliya :

waxa uu darama manta niyad xumo wayo manta wadu jeedan wadankani sida uu yahey iyo dadkani masha aya ku dambayan malaha ay ku dhimanayan

marka somliaya marka waxan mudanhey in dhaman somali in an u duceynaa jaale siyad ?
mahad celin
written by cabdulqadir sayed , September 14, 2011
mahad sanid ayaan leeyahay maxamed siyaad barre intuu u qabtay dalka iyo dadkiisa wuxuuna ahaa wadani dhab ah marka loo fiiriyo kuwa maanta wadankeena iyo dadkeena sidaa u burburiyey,

waa xasuusin
written by cllaahi , December 17, 2011
wadankii macaanaa markii uu ka tagay M SIAD BARRE,waxaa ku kulmay yeey isaga timid daafaha
dunida, kala qeybisay ummaddii uu isu hayay M SIAD BARRE,dhaxalsiisay wadankii isaga ahaa
22 sano oo mugdi ah,waxba ma aha balse nin rag ah iyo nacas markii ay madax noqdaan ayaa la kala
gartaa sidaas waxaan u leeyahay cadow ay soomaali weligeed lahayd oo aan soo geli karin wadanka
markii uu joogay jaale siad ayaa maanta rag soomaali ah ay ku soo hogaamiyeen,lagana dhaxlay bara-kac,bur-bur,iyo ummaddii soomaaliyeed oo maanta aan qiimo ku lahayn dunida.
allaha u naxariisto jaalle SIAD(never forget somali people what he can did the country&people).
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search