You are here: Home Video Boqorkii Sacuudi Carabiya Khaalid bin CabdulCaziiz oo Jaalle Siyaad ku so dhaweenayo caasimada dalka Sacuudiga ee Riyaadh - 1977
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Jaalle Maxamed Siyaad Barre - JaalleSiyaad.com

Boqorkii Sacuudi Carabiya Khaalid bin CabdulCaziiz oo Jaalle Siyaad ku so dhaweenayo caasimada dalka Sacuudiga ee Riyaadh - 1977

E-mail

Dim lights

Comments (2)add
...
written by Jooqa , March 18, 2010
ALLA Yaa Raxma Isagoo Kale Siduu Nagu Soo maro wey adagtahey ee ilaahoow Somali Dabo Qabo, Nasiib Uma Yeelan Xukunkii Jaalle Siyaad Laakin Taarikhdu Isma Qariso, Intu qabteyna Waa wax iskaycad Sida Qoraxdoo Kale, Kuwii Xilka Ka rideyna Waa La Dhadhansadey Suntoodi iyo Dacartoodi.
...
written by fathia oqaden , June 12, 2010
waxaa caloolxumo weyn igu noqotey markaan daawadey qiimi hii aan lahaan jirney eerabigey waxaan
ka baryayaailaahey inuu siyaad bare janadii fardawsa ilaahey ugu bishaareeyo aamiin aamiin aamiin somaalidunameel kasta oo ey joogto ilaahoo nabad kheyr qabta alaha dhex dhigo aamiin aammim xabashida dalka heysatana alaha naga qabto kuwa dadka walaalahood ah iibsanayan alaha soo hadeeyo ogaadeenya ha ha xorowdo aamiin aamiin geesigii afrika ayuu ahaaye alaha u naxariisto aamiiiiiiiiiiiiiiiiin aamiiiiiiiiiiiiiiiin aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Ogeysiis

Fadlan haddii aad haysid Buugaag, Sawirro, Maqaallo, Filimo ama wax kasta oo ku saabsan Madaxweynihii Soomaaliyeed, Jaalle Maxamed Siyaad Barre, Guji-riix