Comments
(4)
...
written by axmed , November 29, 2010
written by axmed , November 29, 2010
asc dhamaan dadkii soo diyaariyey barnaamijkaan quraxda badan waa xaqiiqda haddaan ka hadlo allaha ha u naxariisto madaxweynihii u madda soomaaliyeed waayo waxa uu ahaa nin dhisay dalka wax barayna umadda somaaliya qoraalka afkeyna hooyo waxaan dhihilahaa allaah ha u naxariisto
Asc
written by Maxamed c/hi cali , May 28, 2011
written by Maxamed c/hi cali , May 28, 2011
Waanu ka xumahay dib u dhaca maanta Allaha unaxariistee siyaad dad ka ma dambeeyn ee waxaa daanyeero dantooda kaliya yaana oo aan dal u daneyneyn siyaad wuxuu ahaa nin muwaadin geesi ah danta dalka ayuu wax kasta ka hormair jiray waa aabihii ummadda soomaaliyeed
UN DRIVER DADAAB
written by AHMED BELEL , November 10, 2011
written by AHMED BELEL , November 10, 2011
ASC
Walal marka hore qofka video gaan so saray si ad ah ayaan ugu mahad celinaya, marka xigta waxaan leeyahay marxumka MADAXWAYNIHI hora ee qaranka SOMALIA ALLAHA unxaristo, hadalki uu marxumku katagay in uu rumobay oo aha dad kama aanan tagin ee dal ayan katagay,
regards thanks

NV.USA