You are here: Home Video Barnaamijka Warshadaha ee Jamhuuriyada Soomaaliya - Dowladii Kacaanka
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Jaalle Maxamed Siyaad Barre - JaalleSiyaad.com

Jaalle Siyaad Book
 

Barnaamijka Warshadaha ee Jamhuuriyada Soomaaliya - Dowladii Kacaanka

E-mail

Barnaamijka Warshadaha ee TV-ga Soomaaliya (3 parts)

 

Comments (3)add
waaw
written by sahal , January 26, 2010
waa waax lagu farxo,anigu waxan ahay niin reer djibouti ah laakin waxaan wax la'geybtama walalahayga somaliyeed dhibta iyo dheftaa wadankoogaa kaa jirtaa waloow eey sidaa mugataa soo martaay somalia waqti aad uu raxoo badaan ilahoow naga aqbaal nabad ka dhalataa somalia waa wadankaygaa labadaa
mansha alaah
written by maxamed Cabdilahi , June 20, 2010
mansha alaah Siyaad bare Alle ha kaa jisaa i mariyo

walahay waa wax lagu farxo hadii uu hogaanka sii haynlahaana
wax waynbuu qabanlahaa
ilaahay Dawlad waxtarleh sida Siyaad Barre o kale
xasusta qaranjabkii soomaaliya
written by sharmaarke , April 16, 2011
aniga waxaan ahay dhalinta ku soo bar baartay coladaha sokeeye ee kajira dalkeeyga hooyo
waxaana aad uga xumahay sababta aanan isku aban weeynay waayo aniga hada waxaan jooga #
qurbaha wlhi waxaan aad ugu shalaayeena dhibaatada kajirta wadankeena
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Buug Cusub / New Book