Barnaamijka Beeraha ee TV-ga Soomaaliya (3 parts)
Bookmark
Email this
Hits: 10924
Comments
(1)

Qaranimadii Soomaaliya goormey dib u soo laaban doontaa???????????????
written by Abuukaray , January 17, 2010
written by Abuukaray , January 17, 2010
ASCW, Walaalaha soo aruuriyey waxqabadkii kacaanka iyo qaranimadii wadankii somaliya aad ayey u dadaaleen waana arrin aad loogu baahan yahay oo la doonayo dhalintii yaryareyd ee aan nasiibka u yeelay waqtigii fiicnaa ee wadankeenu soo maray inay arkaan wadanku sidoo ahaa iyo barwaaqadii lagu jiray iyo hadda sida loo galay, farqi weyn baa u dhaxeeya