Comments
(5)
AUN SIYAAD BARE AMIIN
written by issir ibrahim maxamed sacmaal , March 02, 2010
written by issir ibrahim maxamed sacmaal , March 02, 2010
somaliya un kama uu tagen taarikh AUN siyaad AMIIM......EE afrika macal waqtigaa,,qof yaqaan qaranimo iyo wadanimo iyo jinsyad ayuu ahaa AUN....WAXA ANU QOREYNANA HADA ISAGAY KA TIMI.......AF SOMALIGA...LAKIN WAA AMAR ILAHAY ALL ...... WIXII WAXAA KENAYBA ILAHAY HA NAGA HAYO WAA HADII AY SOMALIAY SOMALIYA NOQOTO OO WAX GARADANA JIRAAN SIDII BERIGAA .. OO AAN QABIIL LA MAQALIN.... EE LA AQOONSADO UN QABIIL OO AAN LA MAQALIN.......... AMIIN
...
written by J.b , March 09, 2010
written by J.b , March 09, 2010
Ilahay ha u naxariisto siyat barre wuxuu ahaa nin dalkiisa iyo dadkiisa iyo diintiisaba jecel
manager
written by zakaria oslo , March 29, 2010
written by zakaria oslo , March 29, 2010
ALLAHA U NAXARIISTA MANAGEER KII UMMADDA SOMALIYEED HORUMARKA GAARSIIYEY, LAAKINN AY CAWAAN KU NOQDEEN UMADIISA, HADDANA DHIBKI UU KA DIGAY WELI LUGAHA KULA JIRA............... ALLOW UMMADDA WAX FAHANSII QALBIGOODANA ISKU SOO CELI.. AMIIN
ZAKARIA
ZAKARIA
I
written by FAADUMO.. , May 03, 2010
written by FAADUMO.. , May 03, 2010
ALA YAA RAXMA ILAAHOW U NAXRIIS MADAXWEYNE MAXAMED SIYAAD BARE,NINBA WANAAGUU FALO AYUU SHARAF KU MUTEYSTAA ASAGANAA TAARIIKHDA ADUUNKA BAAL DAHAB AH AYUU KA GALAY,MALEYNMAAYO INEEY NA SOO MARI DOONTO DOWLADIISI O KALE NAXARIISTA EEBE SE LAGA QUUSTO,MAR 2AAD ILAAHEY HA U NAXARIISTO MAXAMED SIYAAD BARE,WBT.





Lama hayo taariikhda madaxwayne Somaaliyeed oo arrinka sameeya, waana mid uu Maxamed Siyaad Barre (a.h.n) uu ku mudan yahay xasuus iyo maamuus wanaag inta wadaniyadu ku jirto ee wanaagga jecel.
Waxaan aad uga xumahay in dhawaanahan ay soo bexeen saraakiil ka qayb gashay dagaalkii 1977-78 ay si khaldan uga turjumayaan taariikhda wanaagsn ee uu ka tagay Madaxwayne Maxamed Siyaad Barre ee ku aadan dagaalkaas kuna sheegay inuu dano gaara ka lahaa. Runtii waa wax laga xishoodo in taariikh intaa le'eg la doono in loo badalo nacayb qabiil ama shakhsi ummadda Somaaliyeedna taa way ka foojigan tahayna waxayna ogyihiin inay meel kaga dhacayso wadaniyiintii ku kumanaanka ahaa ee ku naf waayay dagaalkaa.
Allah haw naxariisto Maxamed Siyaad Barre wuxuu ka tagay taariikh lama iloobaan ah.