You are here: Home Video Askari Kuba ah oo maxaabiis lagu qabtay nawaaxiga Harar - 1978
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Jaalle Maxamed Siyaad Barre - JaalleSiyaad.com

Jaalle Siyaad Book
 

Askari Kuba ah oo maxaabiis lagu qabtay nawaaxiga Harar - 1978

E-mail
Dim lights
Comments (6)add
Mahad celin iyo hambalyo
written by Mahamed , February 16, 2010
Waxaan u'hambalyeynayaaa ragii isku xilsaarey soo' aruurinta qeyeb ka'mid ah taariikhdii soomaaliya, in ey ku soo bandhigaan maanta meeshan. Waxaan leeyahay howsha si fiican uwada.
shaqo wanaagsan.
written by abdirisaaq bashir sh. , April 23, 2010
waxaa mahad leh allaha cazawa jallaha ah ee maanta ii ogolaadey inaan web kaan wax kusoo qoro.. intaa kadib waxaa mahad gaar ah iska leh qofkii sameeyey website kan iyo fikirkiisa...
waxaan rabaa inaan wax yar kuqoro oo aan badneeyn.. nin ka tag dhankiisa iyo taariikhdiisa waxuu la mid yahay nin ka tagey dadnimadiisii iyo damiirkiisii , marka waxaan aad ugu mahdinaayaa dadka isku dayey in aysoo aruurshaan , walaahi aniga koley shaqsi ahaan xaadaa i istaagtey oo waxaan dareemey inaan wali leeyahay dhul iyo dad .
don't give up keep it up. alle ha idinla garab galo. noosoona badsha video yadii waagii hore ee somalia
thnz..
wwwww masha allaah
written by Annas , May 04, 2010
1 illaah ayaa mahadleh 2 thnks bahda jaalesiyaad runtii hoow fican ayaa wadaa siiwada

runtii manooleen waagi tariikhdan dhaceesay bale nolasheda waa markii koowaad oon arkaa tariikhda somali oo sax ah runtii webkaan waxaan ka dhigtay boga koobaad ee internetkega malin kaste waan booqdaa waxa layaab igu ah waxaan arki jiray marii aad dawato vidiyoow markale ma dawan kartid lkn ku waan malin kaste waa ii cusub yihin kamaba xiisa dhaco mahadsanidiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin asc wr wb
shaqo wannagsan
written by Cabdullahi m , June 09, 2011
halbalyo saxiib waad ku mahadsan tahay kayd kan taariikhiga ah
Hambalyo iyo guul
written by Baardhere boy , June 22, 2011
Waad kumahadsantihiin aruurinta aad soo aruuriseen tariikhada Dowlada somaaliyeed iyo hormarkii ay kasameysay dalaka somaaliya iyo Madaxweyne siyad barre .Siyad barre kadib Madaxweyne fiican wusoo mariwayey dalka saomalia

Ilaah wax khayrle oo badan alle ha inasiiyo
hambalyo wngsn
written by nadiira hassan , July 13, 2011
waad ku mahadsantiihiin aruurinta aad soo aruuriseen tariikhada dowlada soomaaliyeed iyo hormaarkii ay kasameysay dalalka soomaaliyeed ani waxa ayaan ka fa iidaya tariikhada soomaaliya sababto ah ani waxaan jclhay in aan wax ka barto tariikha soomaaliya sababto ah ani ma jiriin waag aasaa
ani waan jclhy siyaad barre kadib madaxweyne fcn ma soomariin laakiin ani ayaa xukumaya soomaaliya

Write comment
smaller | bigger

busy
 

Buug Cusub / New Book