You are here: Home Video 21 Oktoobar - 1979
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Jaalle Maxamed Siyaad Barre - JaalleSiyaad.com

21 Oktoobar - 1979

E-mail
Dim lights
Comments (11)add
siyaad geesi
written by Ayaan , February 04, 2010
Siyaad waa wadani rag ah sida khaa,iniintan oo kale muusan ayan.
Fardowsa gal
waaw
written by farxaan , February 06, 2010
walaahi waxaan waa wax laga ooyo har iyo habeenba tani waa muraara dilaac ilaahow kuu naxariiso jaalle siyaad

...
written by ali , February 11, 2010
kama daalo tariqda iyo wax qabadkii jaalle siyaad :
Bogaadin
written by abdullahi osman , March 17, 2010
waan idin bogaadinaa waxaanan idin leeyahay ha daalina daljirayaalow
Janaatul firdowsa alahakuugu bishaareyo mudane Siyaad
written by Eng. Afrax , March 20, 2010
Qofkasta ee somali ah wuu xasuusan karaa wax qabadki Jaale siyaad,
xaaji
written by cusman yare , April 18, 2010
Ilaah baan idinku dhaarshee inta wiil omaliyeed gaaddada isa saartey oo is garabtaagan oo mid waliba gobol iyo qabiil ka yimid bal eega .xagge noogu dambeeysey midnimo intaan la eg.
Ilahoow kuwi tafraaruqa nagu riday ka abaal mari umadda Somaliyeedna sharaftoodi iyo midnimadoodi usoo celi.walle meeshi cadawgerennu nagu wadey markuu noo adeegsadey nacasyadeenna waa joognaa manta. oohin iyo calool xumo ayaan la fiirsan waayey muqaalkaan wallahi ilmo ayaa iga qubanaysa haatan o aan qoraayo qoraalkaan.
TAARIIKHDU DADKAY BARTYAA
written by Abdi-akhyaar , April 27, 2010
sHAKI KUMA JIRA DAD FARABADAN INAY MAANTA KA SHALLAAYEEN WAXA
AY MALEYNAYEEN INAYSA MARNABA DHICIN, IN DADL IYO DADBA AY KU
ROGMADEEN HALAAGGA AY KOOXO YAR ABAABULEEN WAXAA MAANTA NASIOIB LEH NINKI
ISAGA HARAA QABYAALAD , JABHADEYN DUMIN, MADAXWEYNE LAAAN IYO MDAWLAD
LAAAN HALAAGGA A DHASHAY.
dagaalka joojiya..
written by sabca , May 13, 2010
walaahi waxaan xasuustaa oo aan waligayga hilmaameynin markii uu dagaalka bilaabmay in aan ka dhageystay radio muqdisho oo dagaalkana dhowr socday alaha u naxariistee siyaad bare inuu radio muqdisho uu ku yiri; soomaaliyeey dagaalka aad wadaan joojiya waxaad aaminsan tihiin hadii uu siyaad boxo inaad hashiineysaan,war soomaaliyeey ma hashiineysaane dagaalka joojiya..tii uu sheegayna waa kanaa ilaa iyo hada waala hashiin la,yahay...
what a blogg???, amazing
written by Dr Mohamed Hassan Ali(statesman) , May 22, 2010
He was a great Leader. A true Somali.
waa laga yaabay awooda samalia
written by abdi rasaaq xaashi , July 30, 2010
walaahi markaan arkay oohin baa indhahayga ku soo istaagtay kii aan jecletn soomaaliyow ka nax.
director
written by ismail isak kuusow , August 26, 2010
waxaan u arkaa waxaay dadkaani soo muujiyeen wax fiican sabab too ah madaxweyne jaale siyaad waxa uu ah nin howl kar badan jeesina ah xog agaalna ah hadana military ku soo dhaqan bartay
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Ogeysiis

Fadlan haddii aad haysid Buugaag, Sawirro, Maqaallo, Filimo ama wax kasta oo ku saabsan Madaxweynihii Soomaaliyeed, Jaalle Maxamed Siyaad Barre, Guji-riix