You are here: Home Video 21 Oktoobar - 1972
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

21 Oktoobar - 1972

E-mail

Comments (8)add
qoqorkena
written by abdalasade , July 28, 2013
mansha alh wxu aha nin aa iyo aad u caqli bdn wadanina ah alaha unaxariisto madaxweynaheni libaxa aha
Madaxaweyne
written by Sagal osmn ahmed , August 01, 2013
M/siyad bare wuxu aha nin ad iyo ad u adadag jecelna dhulkisa necebna cadawga una u ogolanaynin shisheye sida cada qatashan o kale
Sameenta
written by Cabdi , August 07, 2013
Siyaaad barre waxaa uu ahaa nin karti alle udhiibay jcylna shacabkiisa udiidayna in ay dulmiso dowlad shasheeye una golaaday ciida dalkooda sideyrabaan in ugu raaxaystaaan
madaxwayne maxamed siyad bare
written by maxamed farax xayir , October 03, 2013
mansha alah jale maxe'd siyad bare ala ha unaxaristo waxu aha halyel somaliyed kunawayntahay jacelka dadki iyo dalkisa runtinna intu dalka hayey waxan darenay horusocod an caad ahayn iyo somcad ino kasohoyatay dalk dowladaha dariska ah iyo besha calamkaba wali tixgalin ankuhaysano wadanka dibadisa wa mid isaga kartidisi ahayd makalena waxan lehay ilahay hakunaxaristo
Cabdila cali
written by Cabdilahi , October 22, 2013
Jalle siyad wuxuu aha wadani dadkisa iyo dalkisaba jecel kana ilaliya warabaha dadkiisa alaha unaxariisto ayan leeyahay
ict student
written by said hassan ahmed , November 01, 2013
ruuntii wuxuu ahaan jaale siyaad ama aan ku fasiri karaa nin haliyeye ah
dadkiisa iyo diintiisa iyo waliwa dalkiisa wax u qabtay

Somali geesigii u kacay AABO SIYAAD.
written by C/qaadirGerikombe , September 22, 2014
Maxaan ku xasuustaa aabo siyaad.

1. qoristii afsoomaliga.
2. xoreyntii somali galbeed, iyo wadaninimadiisii
3. iskaa wax u qabso iyo dhismayaashii kacaanku inoo dhisay.
4. isbitaaladii bilaashka ahaa
5. bilicdii xamar
6. nabad galyadii
7. waxsoosaarkii beeraha , kaluumaysiga, iyo iskaa wax u qabsadii

ma soo koobi karno laakin waxa aan la iloobi karayn Geesinimadii iyo aftahan nimadii siyaad bare.. sida "hadal yar iyo howlbadan"... "dagaal wiil baa ku dhinta ee wiil kuma dhasho".

Walee Aabihii UMADA SOMALIYED WAA LOO DARSADAY.

Ilaahow janatu fardoowsa ka waraabi geesigaas Maxamed siyad bare.

by c/qadirGeri
doctor
written by maxamed cabdi sheekh , April 24, 2015
wuxuu ahaa ishii ummadda soomaaliyeed ,wuxuuna dhiiri gelin jirey in umaddu ay isku tashato ayna ka xuroobaan gacanshisheeyey , wuxuu ahaa nin aragti dheer leh ma ahayn caloshiisa la cayaar mamiir laawe ah ,maahaynqof dadkiisa gaaajo la dhimanaya oo ku mashquulsan dantiisa gaar ahaaneed
Write comment
smaller | bigger

busy
 
Custom Search

Jaalle Siyaad Book/Buug