You are here: Home Video 18 Guuradii Oktoobar - 1987
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

18 Guuradii Oktoobar - 1987

E-mail

18 Guuradii Oktoobar - 1987

Comments (9)add
Runtii Waa Xusuus aad iigu wayn
written by Abdifatah M. H. , September 16, 2009
Waxaan ahaa goobjoog maalintaas oo waan daawanayey anigoo wakhtigaas aad u yaraa toban jirna aan wali gaarin balse ku dhawaa. Waxaan soo daawaday dhawr dabaaldag kii ugu danbeeyey oo la qabtana waxaaban kaga qayb qaatay ardaydii Mehrajaanka ninkii garanaya baa garanayee. Waa taariikh xusid mudan, inkastoo wakhtigaas uu dalka dabada lasii galayey bur burka, haddana meeshii aan waagaa joognay iyo meesha aan maanta joogno waa kaaf iyo kala dheeri. Soomaaliya illaah baa u maqan Illaah banyna lee dahay.
Walee Soomaali Rag waa leedahay Laakiinse Cawaantu hadeey umaddu ku badato waa sidaan iyo si ka xun ee ilaaheey hanaga bixiyo sidaan aan maanta ku jurno
written by aloow sahal amuuraha , October 31, 2009
Ninkaas allaha u naxariisto marka hore waayo muddo ayuu waddanku soo haayey iyadoo ay aad iyo aadna u kala fogyihiin siduu waddanku ahaa waagaas iyo sida uu maanta yahay. waa iska caadi in leeys eedeeyo laakiinse runtu waa in aanan laga gaban oo maanta maxaan faa'idnay????.
oo aan ka aheeyn burbur, tiftifnimo cadawgii ummadda loo shaqeeyo, gaajo, sharaf xummo guud oo ummaddii oo idil ku habsatay, iyo weliba garasho la'aan ah inaananba loo arkeeynin in burbur baaxaddas leh ummaddii ay haaysato, marka musiibadaan allaha naga dul qaado oo nin aanan wax qaban ma qaldamee odaygaan ha loo duceeyo, oo ummadda hakau mashquusho sidii dhibkaan guud ahaan ummada eey isaga qaadi laheeyd si qalbi furnaan ah, ilaahoow nagu garab qabo inaan is asturno oon is qabanno, ileen wax kasto hala dumiyo, hala dhaco, hala biliqsado xal maahee.
qaranimomacaanaa.
written by wadani , November 02, 2009
dadkeenamaanta masuuliyaddu saarantahay hasa ahaatee ey isaga darmeen qaranimada iyo waxyaaba kale waxan kula talinlahaa iney dib u akhriyaan waxa looga baahanyahay horjooga qaran qofkasta oo nagamid ahna waa horjoogeqaran haddii aangaranay masuuliyaddeenaqaranimo. waxadmasuultahay inta aadnoshahayqofwalbow ee taariikhxun haladhiman hanalahortegin rabigaaga hakukicin waxqaranimada dalkaaga waudhima.
BERI HORE WAXAA JIRAY !!!!
written by R. CAANOGEEL , January 16, 2010
umaleyn mahayo inaan gaari doono heerkan ama heer u dhow.wixi la doono halagu hadlo laakiin waxaanan waligey ilaabeynin maalin nin itoobiyaan ah oon meel ka wada shaqeyno oo mar kasta iiga sheekeyn jirey nacebka uu u qabo meles iyo mengistu oo ca'iladiisa dad badan ka diley uu i soo wacay oo igu yiri "MAANTA WAA MAALIN QARAN ETHIOPIA MAXAA YEELEY TAANGI ETOOBIYAAN BAA DHEX TAAGAN MUQDISHO" intaan is iri ciilka qarso ayaan ugu jawaabey maxay tareysaa soomali baa geysay xabashida muqdisho,meles ood nebceydna wuu hogaaminayay.wuxuu iigu jawaabey sidii nin muwaadin ah "IT DOSENT MATTER,AND WE FORGIVE HIM FOR EVERYTHING HE HAS DONE,ALSO WE ARE GOING TO BUILD A STATUE OF HIM BECAUSE HE MADE THE DREAM OF MILILIQ,HAILE-SALASI,MENGISTU AND OTHERS BECOME A REALITY".ma idin latahay jaale siyaad haduu hogaanka u hayo soomali iney xabashi haweysan laheyd.kuwii mucaradka isku sheegi jirey baa meelkasta ka leh siyaad ma ogoleyn gaalo iney u taliso siiba xabashi inuu walaaleysto.waxaan ku soo qatimayaa in beri hore uu jiray dal awood badan iyo hogaamiye wadani ah.u maleyn maayo inaan weligeen dib danbe u arki doono tan oo kale.
some good old days
written by ILKACASE , February 13, 2010
hadal badan haamo mabuuxsho waxaan kusoo gabagabaynayaa dadka wadanka hada qasaya waa reer iyagana isgaranaya waxan leeyahay ama wax keena ama dadka kale uogolaada inay wax dhisaan WAA LASHUBI JIRAY.
guul
written by maxamed Cabdilahi , June 20, 2010
Ale Dawlad fiican ha noo dhaliyo Amin Ain AMin

Dawlad tanoo kale ayaa layidhaahdaa Dad dowladnimo kasoo dhargaybaa
Ayaa Dhalinyarada Dawladnimadoodii Ku ciyaaraya Ale kuwa ana madax ah iyo Naa madax ah
ha inaga Qabto
...
written by maxamed cabdilhai , August 23, 2010
mansha alaah waa guul ale dawlad khayr qabta ha nasiiyo
AMIN AMIN AMIN

guul aan la calfan
written by YMA , January 02, 2011
guul taaban karo ayeey aheed lakiin lama calfan waxaan karajeynaynaa ilaahay inuu inuu
noo soo celiyo
bildhalatay sacab ma lagu qarin karaa? MAYA MAYA MAYA
written by ahmed mohamed , July 19, 2011
Damiir lawe runta maqidho; waad aragtaan Somalia waxay ahayd shalay, si lamida waad u aragtaan halkay taal maanta. Rag ayaa soo gaarsiiyay halkaas shalay, si lamida damiir lawayaal ayaa dhigay halka ay taal. waad aragtaan inay sugayso halyay kaloo u kaca
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Custom Search