You are here: Home Video 14 Guuradii Oktoobar - 1983
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

14 Guuradii Oktoobar - 1983

E-mail

Comments (6)add
oohinta iyo ilintayda qubantay
written by mahamuud hashi , October 15, 2009
ilaahoow nasooceli nabaddii doladii siyad barre
...
written by mahamuud hashi , October 21, 2009
datka somalida waxay shaqeysteen ayey leeyihiin wanaag iyo xumaan hadba meeshaydoortaan hadaba waxaa isweydiin leh datkii ladagaalamaayey dowladii jaale siyaad barre maxay usamayn waayeen waxuu udagaalamaayey illaa 1991- ilaaa 2009. meesha waxaa kamuuqata dowladii siyad barre inay nadiif aheyd oo datkii mucaaradka ahaa oo u ordaayeen biliqo iyo tuuganimo
uqdata 20 jirsatay after siyaad bare
written by dhurwaa bakayle , October 22, 2009
waxaan dhagaystay wararkii xasuustii datkii lasooshaqeeyey dowladii jaale mahamed siyad bare oo ideecada afka somalika kuhadasha fadhikeeda tahay maraykanka aay waraysteen oo datyar oo kasoojeedo somaliwaqooyi iyo putland oo aay kusheekeen siyad bare shaydaan umada loosoodiray inuu ahaaa.Waxaa isweydiin mudan markii dowladii siyad meesha kabaxday mucaaratkii maxay udhisi waayeen dowlad kawanaagsan tii siyad bare waakuwa umada u horseeday bililiqo, geeri, tahriib, dagaalo, sokeeye, oo 20 sano jirsatay dhac doqonimo iyo waxii xumaan ahaa oo aay kahortaagnayd dowladii hore cadowkii oo loojabiyey shacabkii hadaan iskusooduuduubo waxaa mucaaratkii qorshahooda ahaa dowlada rida hadaf majirin wanaagsan kadibna iyakii ayaa muraayadaha iskadaawaday mideedakale datka datka reer waqooyi iyo reer putland ilaahay ayaa idin maqan maxaayeelay uqdadii ayaad kuryaha lajiiftaan 20 sano kadib ayaad waxabo iskabadalin iyadoo datkii somaliyeed bada iyo birika kudhumeen 2 million oo somali ah dhinteen siyad bare kadib 20 sano ayaa looqbasan datka somaliyeed after siyad bare dhamaaday kii uqdalafadhiya 20 sano kadib waxaad qabrika lagalaysaa maxaayeelay naceebkii waxaad ka abuurteen majirto dowladnimo raalina iska ahaada intaas waa ikcaraabinta somalida dhunsan oo 20 labaadan jirsatay oo uqdadooda gaamuurtay.
DENBIGIISA ALLAHA DHAAFO JALE SIYAAD
written by MUXAMMAD SACIID , July 27, 2010
WAXAAN AHAY NIN KA SOO JEEDA SO CALLED PUNTLAND. WAXAANAN SI WEYN ULA SOCDAAH TAARIIKHDA LA MA ILAAWAANKA AH WALIBANA RUNTA AH EE JAALE SIYAAD RAXIMULLAH. XAASIDKA HA JABO

WAXAAY SUAASHA TAHAY ILAA GOORMEEY QAADAN IN KA SOO DHASHO SOMALI NIN NINKAA LAMID AH??.
HOOGNAY OO BA"ANAY EE ILAAHOOW HAMBADA BADBAADI.
written by Dr: maxamud xirsi , June 13, 2011
ASC.......
Soomaliyeey nabad barwaaqo iyo baraare ilaah ha inoo soo dejiyo qalbiyadena ha qaboojiyo
alle waxba kuma aha in aynu nabadowno. dabaaldeganu wuxuu urug ku reebayaa qofkii goobtaas horay usoo daawaday ama horay ugu qayb galay.
anigu dhawr sano ayaan marray fagaarahaas anoo arday ah kamana sheekayn karo siday shucuurtaydu ahaan jirtay.
alle haw naxariisto qabrigisiina ha qaboojiyo madaxweyne maxamed khadar.. ku ilaawimeyno aabe siyaadow, baroor baanu haynaa, mooryaan baa nafuratay,na laysay,dhuuxi iyo dhacaanki naga naga dhuuqday, gadaashaa waala baabay kuu balanbalay, ilaahooow,ilaahoow ,ilahooow, naga qabo
beladan aan noo naxayn.. oooyney,oooyneey.
ilaahoow, mid lamida maxamed deeq......
shalay kuwii nebcaayoow maxaad maantay oraneysaan.........

war soomaaliyey xukunka dadkii yaqiin halagu celiyo caasimadana xamar halaga raro oo garoowe halaga dhigo hadaad qaranimo rabtaan..
xuskii iyo xusuustii 21 octobre
written by chamis , October 22, 2011
Salam AWWB. Halkan waxaa caawa i keenay waa inan xuso dawladeenii kacaankii21 octobre. Walaah elle me monque beaucoup sur tout père SIYAAD ALLAH u nahariisto. hees aan ku husayo "Hanuunshow Siyaadow horadadii kacaankow inta ku naceb ha raagtee wanaag baad noo aheyd.
walee doqn iyo dhuni raac caloosha u shaqayte iyo daba dhilif shisheeye la jiraan abaalkii iyo wanaagii ummada somaaliyed u soo horseeday baan garan. wadani gumaysi neceb oo sharaftiisa iyo tan wadankiisaba dhowrayuu ahaa. walee geesi ma dhiman ee wuu dhuuntay!
Write comment
smaller | bigger

busy
 
Custom Search