You are here: Home Suugaan Siraadka Africa - Xasan Sh. Muumin
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Jaalle Maxamed Siyaad Barre - JaalleSiyaad.com

Jaalle Siyaad Book
 

Siraadka Africa - Xasan Sh. Muumin

E-mail

Siraadka Afrika Laabtiisu saxar madow lahayn

Aabaha Soomalida cusub Soo jeede foojigan

Siyaad

Sadkiisa lama cunee sir ma qabe dadaal badan

Libtiisa lama sidkee sareedo iyo guul barwaaqo

Loo siman yahay sacaado noogama horreyn

Siyaad

Sidaan u qaadannay tawraddaan ku dhaadanay

Sifaalahaan u soo marnay sama doqontii seexataa

Seceedu dibi dhalaa

Negaade suubanow salguri baan dhisnee

Sareedo noogama horreyn loo siman yahay

Siyaad

Saacado noogama horreyn

Siyaad

Sidaan u qaadannay hanti wadaagga nolosha noo simay

Silic iyo saboolba waan sagootinnay

Tallaabadii Siyaad sokeeye iyo nacab

Siyaasad huftan buu dunida kula socdaa

Sareeda iyo guulbarwaaqo loo siman yahay

Sacaado noogama horreyn

Siyaad

Comments (0)add
Write comment
smaller | bigger

busy
 

Buug Cusub / New Book