Bookmark
Email this
Hits: 15604
Comments
(26)
Mashallah
written by Mohamed , June 19, 2009
written by Mohamed , June 19, 2009
Ilaahow dhulkeeni hooyo noo soo celi adaa ween oo waaxid ah, Dhul gaalo ma fadhin karno anagoo qurux daan haysanay " AAMIN "
aloowwadankeyni ka yeelnabad aamiin
written by nuuradiin , June 20, 2009
written by nuuradiin , June 20, 2009
marka waxaan salaan sharaf leh u dirayaa dhamaan dadka soo saaray websaadkaan,,, ka dib waxaan dhihi lahaa ilaahayoow soomaali hadaannahaymeelkasta ayjoogto noodambi dhaaf nabadlagu waarananookeen
aamiin aamiin aamiin
aamiin aamiin aamiin
runtii waxaan idin leeyahay "Madaxweynaheenii Siyaad Barre Allaha u naxariistee wuxuu ahaa geesi weyn oo aan afgaranwaynay"
written by Abdi Maxamed Cali , June 24, 2009
written by Abdi Maxamed Cali , June 24, 2009
Kacaankii uu hogaaminaayay madaxwayneheenii Siyaad Barre wuxuu ahaa nimco aan fahmiwaynay, hada ayuun baan ogaanay markii la soo qaxay oo aan aragnay waxa uu yahay qurbo. Maanta waxaan nahay agoon rasmi, ceel aan u qodnayn cidna aan u maqnayn!
Maasha allah
written by sacdia , August 09, 2009
written by sacdia , August 09, 2009
Naxariistii jano allah siiyo aabe siyaad, wallaahi waan udarsanay biniadam weeye qaladaad yarna wuu galay allah kacafiyo insha allah, dadkii talada katuurayna wax dan ah uma heynin umada soomaaliyeed.
Jaalle siyaad horuu usheegay allah unaxariisto, Wuxuu yiray'' dad kama tagin ee dal aankatagy'' geesi u ahaay allah unaxariisto aamiin.
Jaalle siyaad horuu usheegay allah unaxariisto, Wuxuu yiray'' dad kama tagin ee dal aankatagy'' geesi u ahaay allah unaxariisto aamiin.
dowladnimo waxaa la dhahaa midii Baaba siyaad
written by ahmed hassan wasuge , August 10, 2009
written by ahmed hassan wasuge , August 10, 2009
somaliya waxaa baaba,shay dagaalo waxaana u sabab ahaa isla somalidooda oo noqdeen kuwo qabiilka ku shekeysta kuna dagaala k
ma mililicdeen mana jiriracooten
written by daysal , September 06, 2009
written by daysal , September 06, 2009
weli ma eekteen maanta iyo maalinkii aabe siyaad
Sidaanu aheyn iyo waxa nagu dhacay waa shay kala weyn
written by Mohamed Hashi Tawakal , September 18, 2009
written by Mohamed Hashi Tawakal , September 18, 2009
Ac walaalayaal.
Markii aan sawiradan arkay waan iska calool xumaaday, sida wadanka bilicdisu aheyd iyo meesha aan maanta is dhignay. Allaha u naxariisto aabe, jaalle Maxamed Siyaad Barre, halyey Somaaliyeed oo mudan in la amaano ayuu ahaa.
Those are pull shits ayaa hadda dalka ku ciyaarayo, Ma filayo in aan heli karno mas'uul sida madaxweynenaheenii oo kale ah. Maanta ayaa lawada oynayaa oo la leeyahay maxaan u duminay dowladii Kacaanka?.
Soomaaliyey toosoo
Toosoo isku tiirsadayee
Taageero waligeenee....
....
Heybadii dalkaan way burburtay ee Allow soo celi.
Aamin, Aamin, Aamin.

ala yaa arxamu mahamed siyaad bare
written by AMAL , October 14, 2009
written by AMAL , October 14, 2009
waaloodarsaday oo LOO ABAARSADAY SOOMAALINA WAXA HAYA OO AY LADEGI WAAYEEN WAA NABSIGII LAGA GALAY AABE SIYAAD WELIGEEDNA MADEGAYSO NAXARIISTII JANO ALAHA KUSIIYO HALYEYGII SOOMAALI MAR UDHASHAY BAAD AHAYD LAAKIIN MAFILAAYO INAANU SIYAADBARE MARKALE QOF UDHOW WANAAGIISII CAMAL MAR LABAAD LAHELAAYO
iLAAHAY AYAAN TALO SAARANAY
written by Abi fataax Ali sawaaxili , October 19, 2009
written by Abi fataax Ali sawaaxili , October 19, 2009
waxaan ilahay kabaryayaa inuu somali dhibka ka qaado dhalinyarada somaliyeed ee mustaqabal xumadu ku dhacdayna ilahay kasaaro hooyada somliyeed iyo abaha qaxa iyo hooga ilaahayow noo naxariiso ilahay dhibaa nahaysta hadaanu somali nahay xukumadii bare qalada saari mayo takadanbeeysay cxaalamku waa arkaa somlina waya aragtaa ilahayow noodor adaa doorikaree sawaaxil2@hotmail.com hargeisa
Mahad celin
written by A Omar , January 30, 2010
written by A Omar , January 30, 2010
Dhamaan dadkii ka Qaybqaatay isu soo ururinta iyo dhismaha websitekan ayaa mahad iskaleh waayo waxaad na xasuusiseen sidey soomaali ahaanjirtay
...
written by Abdirisaq , February 15, 2010
written by Abdirisaq , February 15, 2010
Nin Dalkiisa hooyo inuu dhiso oo difaaco u labbistey.
iyo Nin inuu dumiyo oo ku daneysto dad kalena ka gado loo soo kireeystey meel islama galaan taariikhduse ma duugoowdo.taasaa xaqiiqo ah.
Nin inuu xuma inuu fiicnaa markuu tago ama dhinto ayaa la tebaa.
Allaha u naxariisto Jaalle Siyaad.
Waxaan u fadhiyaa wiilka Somaliyeed ee u mideeya u dhisa u badbaadiya hantidooda oo aan xoolo ka urursan.una raadiya xaqa ka maqan sida ninkaas.
Waxaan xisaab ula fadhiyaa raggii qalinkooda ku kala direy Ciidanki xoogga dalka Somaliyeed.waxaan xisab ula fadhiyaa wiilashi carrurta geel jiraha ee qabiilka laga soo ururiyey gacanta u geliyey hubki qaranka lagu difaaci lahaa.
waxaan xisaab ugu fadhiyaa nimanki dalalka shisheeye hubka kasoo qaatey kuna gubay dalkeenni hoyo,kuna dumiyey qarannimadi iyo sharafti iyo jiritaanki umadda Somaliyeed. Waxaanan weydiin lahaa haddi dalalki ay hubkaas kasoo qaateen ka oggolyihiin in tuulo xataa dalalkooda ka mid ah ay ayagu taladeeda wax ka yiraahdaan.
Haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo waana lamaa huraanee hagarli'i wax ugu qabo waana lama huraanee hagar laai wax ugu qabo.

wacyigelin!
written by cabdulqaadir cali maxamuud (tabliiq) , February 17, 2010
written by cabdulqaadir cali maxamuud (tabliiq) , February 17, 2010
Asalamu calaykum, waxaan ahay wiil soomaliyeed degana magaalada muqdisho hase ahaatee xiligii hore oo wadanka saan ahaa waan da'yaraa oo ma arag quruxdaan ay xamar lahayd laakiin burburkaan ayaan arkay oo meel walbo madfac lala dhacay runtii hadaan soomaaliyeey wada shaqayno midka dibada jooga iyo kan gudaha waan soo celin karnaa quruxdaas iyo mid ka fiican inshaa alaah,.. 17/2/2010- Arbaco--wednesday(tabliiq47@hotmail.com)
Xamar qurux badnaydaa, oo hadda foolxumaa!
written by Soomaali tiiraanyaysan , February 17, 2010
written by Soomaali tiiraanyaysan , February 17, 2010
Muuqaalkii hore ee xammar iyo midka hadda ka muuqda, wexey ka turjumayaan hab u dhaqankii soomaalidii hore ee Xamar ku noolayd iyo kuwa hadda jira gaar ahaan dhalinyarada.
Soomaalidii hore wexey ahaayeen dad is jecel oo waddaniyad leh, Alle yaqaan oo iimaan leh, kuna han-weyn iney dadlkooda haray u mariyaan. wexey aaminsanaayeen in wadajirku keeni karo awood aan la loodin karin dhinac kastaba, laguna xaqiijin karo isku fillaansho xagga dhaqaalaha, waxbarashada, caafimaadka, suggidda ammaanka, difaaca dalka ...IWM. Soomaalidii hore wexey ahaayeen kuwa wax dhissa, is caffiya, issu dulqaata, wax issu hura', nabadda jecel. Isku soo duuboo wexey ahaayeen dad dabeecad qurxoon, markaaseey meesheey ku noolaayeen qurxiyeen.
Soomaalida hadda jirtaana wexey doorbideen iney isnacaan, kala tagaan, aaney isu nixin oo ay is dilaan oo wax ay burburiyaan maahaane aaney wax dhisin. Cadaawad aan macquul ahayn oo meel ay katimi aan la garanayn ayaa dadkii quluubtoodii issu gashay. Isku soo duuboo waxaa la oran karaa: dadka dabeecaddii baa ka xumaatay. Foolxumada dabeecaddooda ayaa waxaa ka abuurmay in degaankoodii foolxumaado.

baba siyaad
written by Nabad jecel , March 01, 2010
written by Nabad jecel , March 01, 2010
Ilaa iyo hada ma rumaysni in uu madax waynaheena in uu ka dan beeyay burburkaan iyo hooga maanta taagan ,xataa haduu wax ku leeyahay maxaa ilaa iyo hada wada colaada iyo aqli darida maad ka roonataan waa hadaad aamin san tihiin marxuunka ayaa sababay burburkaan,waxaan ku talin lahaa muu jiya in aad dad fiican tihiin hadaad eed tirsanaysaan wanaag ayaa qof looga roonadaa ee dagaal iyo boob aan dhamaanaynin loogama roonaado.
Naxiista eebe ayaan kuu baryayaa ilaahayna ha kuugu daro kuwa laga raali noqday Aamiin Aamiin.
Naxiista eebe ayaan kuu baryayaa ilaahayna ha kuugu daro kuwa laga raali noqday Aamiin Aamiin.
allaha u naxariisto abbe siyaad
written by Runt lama qarinkaro , March 14, 2010
written by Runt lama qarinkaro , March 14, 2010
waxaan ka mid ahay ilmihii uu wax baray arkay quruxdii soomaaliya . waana ka calool xumaadaa markaan arko dhibaatada dadkayga ka muuqato .waan iska ooyaa oo hadana habbaaraa cidii ka danbaysay dhibkaan dhacay. maxaa yeelay dawlad la'aan waxaa dhaanta mid xun . inkastoo aysan xumay hadii dhinacayga aan fiirsado .waxaan haysanay nabad oo hadda cirka isku shareertay, waxaan haysanay nal iyo biyo oo hadda aan la haysan ,waxaan qabnay dawlad adduunku aqoonsan yahay .haddan dadkeen midba meel ayay bahaladu ku cunaan oo cid u dooda ma jirto .marka maxay ku badaleen dadkii dumiyay nidaam jiray .waxaa la joogaa labaatan sano wax maamul iyo kala danbayn ah ma lakeenin oo hadayba ka dartay oo waji diineed isku baday .ilaahay baa u maqan ummadaan .Waxaan aan qirayaa in Siyaad bare uu ahaa geesi ,wadani iyo hogaamiye
waana loo darsaday .taariikhdana way xusi doontaa ileen wuxuu ahaa aabihi 1969 ilaa 1990kii cid qarin karta abbaalkiisa ma jirto .waxaana dhihi lahaa ha laga ducaysto ileen asgoo dalkiisa jecel baa laga cayriyay dhul kalena wuu ku dhintay iyo wixii uu u qabtay dalka way kala dheertahay .

ala maxaa malinba malinka ficnayd
written by aabe siyaad , March 23, 2010
written by aabe siyaad , March 23, 2010
waxan uso jogay anoo qalin watay wadankuna nabadyahay hadii aad banaankasexatana aadan ka walwalayn waxii aad dhididkaaga uso shaqaysatana aad si feecan u cunayso oon aalagaa xogayn waxan xasuustaa malin uu soo booqday ala u naxariisaygii school ka aan dhigan jiray in uu kor ii xan baaray ana wan yaraa waxaan ka jiiday gacmaha xaadii katiilay markaasbuu i yiri hadiilin aabe kala mahaysatin haduu dhinto wad agoontoobaysaan. markasta waxan so xasuustaa hadalkii uu i yiri malintaas,
waxana hada arkayaa qaran la aan qalin la aan somali la aan dawladla aan iyo is aaminidla aan xitaa an lugu wada tukanayn masajidkii ale
warkii alle unaxariisaygii ayaan so xasuustaa wale waxuu ahaa geesi maxamed siyad
aloow kawada dhig somali sidii siyaadookale muwadin

duliye
written by omar , May 27, 2010
written by omar , May 27, 2010
somajestaha iskufilnanta ayatinka dambe abihi ummada.bariga africa iftinka nuray abihi ummadow ,akhirada ku istiirix,waan hubaa inaad jannada ku jiryto mama jija ilah naxaris ha ku siyo.
DUQA WAA LAGU GARDAROODAY
written by Sharfane , June 21, 2010
written by Sharfane , June 21, 2010
1) BAABA SIYAAD WAA LAGA DOCEYSTAY OO ALOW NAGA QAAD BAA LA YIRI LAAKIIN MID KHEYR QABA LAGUMA DOCEYSAN.
2) BAABA SIYAAD WAA LAGU GARDAROODAY, BALSE MAXAA LAGA DHEEFAY.
3) DHAGEYSO KHUDBADIISII UGU DAMBEYSAY HADAAD WADANI TAHAY WAX BADAN BAAD KA FAA`IDI DOONTAAYE, HADALADIISII UGU QIIMAHA BADNAA WUXUU AHAA DADKA XAFIISYADA DAWLADDA BILIQADA KU WADA XAGEE BEY U SOCDAAN????? WAA SU`AAL MUHIIM AH RUNTI JAWAABTEEDANA IMINKA AYEYNU HEYNAA OO AH MEESHA AY DADKAASI U SOCDEEN HADEER AYAAN HEYNAA OO AH HOOG IYO BA` IYO BALAAYO AYEY NOO WADEEN ISHA AYAANA IDIN MACALIN AH OO WAAD WADA ARAGTAAN.
4) KUWII LA DAGAALAY BAABA SIYAAD WAXEY AHAAYEEN KUWO KU TALA GALAY INEY SOOMAALINIMADEENA IYO JIRITAANKEENABA UU TIRTIRMO.
5) HOOG IYO BAABA`A BEY INA BADEEN KUWII BAABA SIYAAD BURIYEY EE ILAAH AAN KA WADA BARIMO IN KUWAAS DHIBTAAN INA BADAY WELINA INA DABA SOCDA INUU ILAAHEY ADUUNKA INTEY JOOGAAN KU CIQAABO, CIQAAB AAN HOREY LOO ARAG OO KELIGOOD KU KOOBAN INUU ILAAH TUSIYO AAKHIRANA NAARTA AY KA CABAAN.
6) UGU DAMBEYN BAABA SIYAAD ILAAH HA U NAXARIISTO JANADII FIRDOWSA AHEYDNA ILAAH HAKA WARAABIYO. AAMIIN AAMIIN AAMIIN.MAHADSANIDIIN

Ardey soomaaliyeed
written by cabdiraxman bashiir jama , July 12, 2010
written by cabdiraxman bashiir jama , July 12, 2010
ilaahow adaa waaxid ahe noo soo celi dhulkeena oo nabada ah
aaaaaaaaaaaaamin ilaahow
aaaaaaaaaaaaamin ilaahow
gabdho somaliyed
written by ikraam iyo sacdiya , July 24, 2010
written by ikraam iyo sacdiya , July 24, 2010
waxan marka hore mahad leh allaah sub hana watacala marka xigta dadkii soo abaa bulay websitekan
waxan illahay ka baryayaa inuu wadankeda nabad nooga dhigo meelkasta oo aanjoognanan noo dambi dhaafo
Amiin Amiin amiin
waxan illahay ka baryayaa inuu wadankeda nabad nooga dhigo meelkasta oo aanjoognanan noo dambi dhaafo
Amiin Amiin amiin